Madaxweynaha Jabuuti oo Mucaaridka dalkaas ergo beeleed u dirsaday iyo ujeedadii uu ka lahaa oo fashilantay

    Jabuti April 04,2014(SDN)-Madaxweynaha Jabuuti ayaa ku fashilmay qorshe siyaasadeed uu dhawaan damcay in uu mucaaridka ku kala jebiyo nidaam Qabiil oo uu ka damacsanaa Qorshe dhaw iyo mid fogba. Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa dhawaan intii aanu u amba bixin dalka Belgium oo lagu qabanayay kulanka madaxda Qaaradaha Yurub iyo Africa ayaa odeyaal beeshiisa…

    Read More

      KALUUMAYSTIHII IYO KALUUNKII

      Nin kaluumayste ah ayaa kaluumaysi tegey, waxa shabakaddii u soo gashay , xabad kaluuna oo aad u qurux badan oo aanu weligii hore u arkin, waabay la hadashay oo waxay ku tidhi : haddii aad biyaha dib iigu celiso , abaal marin wayn ayaan ku siinayaa .. . waxaanan ka warhayaa inaad adiga iyo xaaskaaga…

      Read More

        Golaha Wasiirada Somalia oo ka shiray amniga, howlgalada iyo gargaar la gaarsiinayo gobolada

        03,Apr.2014(SDN)-ukuumadda Faderaalka Somalia ee uu Hogaamiyo Ra’iisal Wasaare Cabdi wali Sheekh,ayaa maanta Kulankii todobaadlaha ahaa ee ay yeesheen si weyn ugu faaqiday Arimaha amaanka dalka,gulufka ay ciidama is garabsanayaa ay kula jiraan Xogaga Al-shabaab iyo in dadkii hawlgaladaa ku barakacay la gaadhsiiyo gargaar bini’aadamnimo. Warsaxaafeed ka soo baxay Kulanka Golaha Wasiiradda oo nuqul ka mid…

        Read More

          Barnaamijka Xiisaha Todobaadka iyo Shabakada Qurbejoog {DHAGAYSO}

          Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Dhagaystayaasha ku Nool Daafaha dunnida ee Ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com amase Qurbejoog.com Waxa uu Barnaamijkani yahay Todobaadle aanu ugu Talo galnay inaad Maad,Madadaalo iyo Xikaayaadba aad ka Heshaan. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA XIISAHA TODOBAADKA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BarnaamijkaXiisaha03.mp3″] Hargaysa SDN. Qurbejoog@gmail.com

          Read More

            International recognition of Somaliland will boost its economy

            As African leaders gather in Brussels for the EU-Africa summit, the foreign minister of Somaliland writes that despite substantial help from the EU, the country still faces important economic hurdles on its path to development, which could be remedied partly by international recognition. Mohamed Yonis is the Minister of Foreign Affairs of Somaliland. The fourth…

            Read More

              Somaliland iyo Jabuuti oo Wasiiradooda Arrimaha Guduhu Isla Yimaadeen Magaalada Lawyacado iyo Wixii laga Wada hadlay Qurbejoog ka Daawo

              Lowyacado 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cali maxamed warancadde oo Maanta ku sugnaa Magaalada Lowyacaddo gaar ahaan xuduuda dhanka jamhuuriyadda jabuuti ayaa ka hadlay arimo ku saabsan socdaalkiisii dalka jabuuti iyo waxyaabaha uga qabsoomay. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Waxaa Socdaalkan Ku Wehelinayay Wasiirka Dhigiisa ah ee Arrimaha Gudaha ee…

              Read More

                Xukuumada Somaliland oo Sheegtay inay Diiwaangelinayso Kalluumaysatada {DHAGAYSO}

                Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Kaluumaysiga Md Cali jaamac faarax (Buureed) ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada hargaysa waxa uu ku dhawaaqay qorshaha diiwaangelinta kaluumaysatada. Wasiirka ayaa sheegay inay diiwaan galin iyo kaadhadh aqoonsi u samaynayaan dhammaan Kalluumaysatada reer Somaliland ee badda ka Kalluumaysta iyo doonyahooda isla markaana loo samaynayo…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dublamaasiyiin ka Socotay Wadamo Yurub ah {DHAGAYSO/SAWIRO}

                  Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda wadamada Norway, Denmark, Holland, iyo Australia waxaana ku wehelinaysay kulankan wadamadaasi hay’adda UNODC oo safarka qaban qaabadiisana lahayd waxaana weftigaasi hogaaminaayey Safiirka Dalka Australia Mr. Geoffrey Tooth. Ugu danbayntiina Waxa Kulankan oo saacado…

                  Read More

                    “In badan baynu Soo Marnay Dad Cadow ah oo Qof inaga Mid ah oo dhaawac gaadhay ku Farxay” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO+ SAWIRO}

                    Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday ka dib socdaal dhanka caafimaadka ah oo uu ku tegay wadamada jabbuuti iyo isutagga imaaraatka carabta. Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Hadal Kooban oo Mahadnaq ah Halkaasi ka Jeediyay ayaa Sidoo kale ka…

                    Read More

                    DAREENKA ARDEYDA REER SOMALILAND EE MALAYSIA IYO ICTIRAAFKA SHEFFIELD

                    Shacbi waynaha reer Somaliland meel wal oo ay joogaan Shalay 02-04-2014 waxay u ahayd maalin u ah Hididiilo, farxad iyo maamuus. Taas oo uu qof walba dareemayey in ay riyo lagu riyoonayey afkii furatey, haddana biqilkeedu bilaabmey. Shacbi waynahaas dareenka waddaninimo qaba waxaa ka mid ah Jahliyadda iyo Ardeyda reer Somaliland ee ku dhaqan wadankaasi…

                    Read More

                      Xukuumadda oo baahisay Qandaraaska Diiwaangalinta Madaniga ah

                      Hargeysa,03,Apr.2014(SDN)-Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa shalay kala Wareegtay Bixinta Qandaaraska Diiwaan Galinta Muwadiniinta Somaliland (Somaliland Smart Card ID), Gudidii Farsamo ee uu bil ka hor madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay isku dubaridka hanaanka ay Diiwaangalintu u qabsoomayso, waxaanay Guddida qandaraasyadu sheegeen in ay si rasmi ah ugu furan tahay tartanka loo galayo cidii hawshaasi fulin…

                      Read More

                        Beesha BAHA DUQSI ( Ciidagale) oo Bayaan iyo Baaq wada jira u diray Madaxweynaha iyo Shacabka Somaliland.

                        Bayaan: Shirka Aqoonyahanka Beesha BAHA DUQSI ( Ciidagale) oo Bayaan iyo Baaq wada jira u diray Madaxweynaha JSL, Shacabka Somaliland oo isku Duuban ayaa Go’aansadey in ay dhistaan qaran madax banaan oo ku qotoma cadaalad iyo sinaan bulshadu ka simantahay, Haddaba sida dhaqanka iyo caadadu tahay, waa hab dhaqan siyaasadeed in xukuumad kasta oo Somaliland…

                        Read More

                          Masar:Qaraxyo xoogan oo gilgilay iyo Ikhwaanka oo canbaareeyay

                          03,Apr.2014(SDN)-Qaraxyo lagu hoobtay ayaa ka dhacay meelo kala gadisan oo dalka masar ah.mid ka mid ah Qaraxyadaa ayaa waxa lagu bartilmaameed saday sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamadda Masaarirda.Xukuumadda ku meel gaadhka ah ee ay badhi taageeryaan Milatarigu,ayaa waxay dalbatay Taageero caalami ah,si ay xidida ugu siibto waxay igu yeedhay ilaha ay ka soo borqanayaan…

                          Read More

                            Qurbojoogta: Maxaa Ka Jira Dhaqan Xumada Lagu Sheego?

                            Marka hore iga gadooma afeeftaan: waxaan aaminsahaya in ALLAH uu na siiyey diin macaan, oo ay ku cadahay wixi xun iyo wixi fiican. Sidoo kalena, aan leenahay dhaqan ku saleesan diinteena, soo jireen ah, dhaqan la mida ahna uusan jirin. Hadii aan u soo noqdo warka muhimadiisa, sida ay aniga ila tahay, dhaqan gadoonka Soomaalida…

                            Read More

                              DHEGEYSO:Barnaajimka Dhaqaalaha iyo shirkada Xirfedleyaasha SAT ee Somaliland

                              Hargeysa April 03,2014(SDN)-Barnaamijka Dhaqaalaha ee somalidiasporanews.com ayaanu todobaadkan ku soo qaadaneynaa Shirkad ay ku bahoobeen xirfadleyaasha xisaabaadka ee SAT oo ka jirta dalka Somaliland oo faahfaahin inaga siin doonta hawlaha ama adeegyada ay bulshadu u qabto ee lagu diirsaday. Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya iskuna soo duba riday weriyahayaga magaalada Hargeysa ee Maxamed Xasan Daacad…

                              Read More

                                DAAWO:Mucaaradka Jabuuti oo mudaharaad cajiib ah ku soo bandhigay Bruxelles Xadrana Jaanta isla helay

                                Bruxelles April 03,2014(SDN)-Taageereyaasha Dalada Mucaaridka ah ee USN ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo isaga kala yimi qaarada Yurub ayaa isu soo bax aan noociisa lagu arag ku qabtay magaalada Bruxelles ee dalka Belgium. Mucaaridka Jabuuti ayaa isu soo baxoodo ku dhaleeceeyay France oo ay sheegeen in ay isha ka daawnayaan waxa Jabuuti ka socda isla markaana…

                                Read More

                                  Warqadii wasarada Arimaha Gudaha ee Britain ay ku mamnuucayey Jaadka oo soo baxdey iyo Mafrasho ku Yala wadkan oo xidhmay.

                                  London 03April13 (SDN) Wasaarada arimaha gudaha ee dalkan inagriiska ayaa manta soo saartey warqad ay ku tilmaamayso Go,aankii ka soo baxay baarlamaanka ingariiska ee lagu mamnuucay Jaadka inuu soo galo,lagana ganacsado,laguna cuno dalka ingariiska. Go,aankan kasoo baxay wasaarada arimaha gudaha waxaa lagu cadeeyey in maalinta ugu dambeysa ee qaadka laga ganacsan karo ama lagu cuni karo…

                                  Read More