Gudoomiyaha Sallaxley Oo Golaha Deegaanka Hargeysa Ku Eedeeyay Weerar Qaawan Oo Dhul boob ah Inay ku Soo qaadeen Deegaanka Toon Iyo khasaare ka dhashay Goobtaa {DHAGAYSO}.

    Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Degmada Sallaxley Ismaaciil yuusuf Xuseen (shiine) ayaa Si adag uga hadlay Fal iska Hor imaad Sababay oo Maanta ka dhacay Buurta Qalax ee Tuulada Toon. Gudoomiyaha Degmada Sallaxley Waxa uu ku eedeeyay Maayar ku Xigeenka Caasimada Hargaysa inuu Horseed ka ahaa Rabshad iyo Is rasaasayn ka Timid Markii Golaha Deegaanka…

    Read More

      Cisbitaalka Guud ee Hargaysa oo la Keenay Qalab Casri ah oo dalka dibadiisa loo tegi jiray,Daahfur loo sameeyay iyo Wasiir Xaglo toosiya oo furay Qurbejoog ka Daawo

      Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo  Toosiye ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray Daahfurka Adeegyo Wax ku ool ah oo lagu soo Kordhiyay Cisbitaalka Guud ee Caasimada Hargaysa. Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Dr. Axmed Cumar Askar oo Halkaasi ka Hadlay ayaa Iftiimiyay Horumarka kala duwan ee…

      Read More

        Kulan lagaga Hadlayay Baahiyaha Waxbarasho ee degmada Sallaxley oo Hargaysa lagu qabtay Ka Daawo Qurbejoog.com

        Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Kulan lagaga hadlayay  Baahiyaha Waxbarashada ee Degmada Sallaxley. Kulankan ayaa lagu falanqaynayay Sidii Meel la isula dhigi lahaa Baahiyaha Waxbarasho ee Degmada Sallaxley Waxaana Halkaasi ka hadashay Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Gudoomiyaha Gudida Dib u dhiska Wadada Cad ee Hargaysa Iyo…

        Read More

          “Ma Jiro Wax Is fahmi waa ah oo Wasaarada iyo Baanka soo kala dhex galay” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 25.March 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xafiiskiisa Waxa uu daboolka kaga qaaday Khilaafkii la sheegay inuu soo kala dhex galay Wasaarada Maaliyada iyo Baanka Somaliland . Mudane Samaale Waxaa kale oo uu ka hadlay Sicir bararka dalka ka jira iyo doorka…

          Read More

            Gudoomiyah La,dagaalnka Musuqmasaqa Siciid Xariir Diiriye oo Fariin Toosa oo Ku socota Madaxwaynaha somaliland u Diray.

            London 25March 14(SDN) Maraka hore waan ku salamay mudane madaxwayne,salaan ka bacdi madaxwayne waxaan ku rajaynayaa caafimaad qab iyo Cimridheerer, intaa ka bacdi madaxwayne ilamaa iyo malintii lagu dooratay ee 2010 ilamaa iyo manta oo sanadku yahay 2014. wax Xisaab celina oo aad samaysay ma jirto haba yaratee, Xisaab celin marka aan ku leeyahay waxaay…

            Read More

              “Anigu Laga Bilaabo Marka Uu Madaxweyne Siilaanyo Haakah ka Yidhaahdo Kursiga Madaxweynenimada Musharrax Baan Ahay, Muuse Biixina………” Wasiir Samaale”

              Hargeysa:25-March-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu Horraysay Si cad u sheegay inuu Yahay Musharrax u taagan Madaxtinimada Dalka, balse uu kaliya ka Hor taagan yahay Madaxtimida Siilaanyo ee Xilligan taagani. Wasiir Samaale oo Haatan shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaraddiisa, ayaa tilmaamay in Marka uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhergo kursiga Dalka…

              Read More

                Hawl-wadee​nadii xukuumadee​nu ma waxay noqdeen dha-dhan raac – dhuuni raac , isir-raac iyo sheerley – shirkadley danahooda gaarka ah door bidey?

                Waa qormooyinkeenii duurxulka iyo afmal-dhaha  ahaa ee udigaayey duulka digreetada aaminsan in ummadda lagu maamulo iyo kuwa sacabka u-garaaca ee intey abu-bidaarka diirtaan utafaxeytey sadbursiino,xaqiraad iyo nabarada duudsiga ah ee ay ku can baxeen, kuwaas oo aan laheyn sogordoh,asluub iyo anshax masuulnimo.Waa qormooyinkeenii qaawinaayey dhaqaraha aan bireysneyn ee xukuumada Siilaanyo biyo dhigay kuwaas oo galaafan doona nabad  kuwada…

                Read More

                  Somalia: Politicized Clan Addiction

                  Somalia has been in a state of civil war since the overthrow of the military regime in 1991 by warring factions and then factions turned on each other. About 16, 17, national reconciliation conferences were held since then and most of them miserably failed. Out of the last reconciliation conference held in neighboring Kenya in…

                  Read More

                    Dhaqanxumadii Ugu Yaabka Badnayd Oo ay ku Kacday Hay’adda IOM Iyo Xafiis ay Ku Dhiirrigelinaysay Sidii Haweenku Jidhkooda Uga Ganacsan Lahaayeen Oo La Xidhay

                    Hargeysa:25-March-2014(SDN)-Iyadoo ay Hadal Haynta Bulshada Somaliland ee Dhinaca Hay’adaha Dalka ku Sugani, ayaa waxa ay Xukuumaddu qaadday Tallaabadii ugu Horraysay oo Albaabada ugu xidhayso  Xafiis Fawaaxish lagu eedeeyey.   Waxa ay ciidanka Booliska Somaliland Maalintii shalay Albaabada u xidheen Xafiis ay Hay’adda IOM ku lahayd Magaalada Hargeysa oo ay  ku sheegtay inay Haweenka HIV Aids-ka…

                    Read More

                      War Deg Deg ah:-Madaxweynaha Punt land oo ku dhawaaqay Maanta in Somaliland ay Maalgeliso Kooxda Alshabaab ee Galgala ka dagaalanta

                      Garowe 24.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  sheegay in kooxda Alshabab ee ka dagaalanta buuraha Galgala ay maalgalin iyo taagero ka hesho Sida uu Yidhi mamulka la magac baxay Somaliland. Hadalkaan ayuu Dr.Gaas ka sheegay kulan uu madaxtooyadda Bosaso kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka iyo qaybaha kala…

                      Read More

                        “Ciidamada Qaranku 40Km ayay Garowe u Jiraan Isagoo Maxbuusa “Madaxweyne Gaas” ayaan Garowe ka soo Qaban doonaa” Xildhibaan Indho Indho {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida deegaan ahaana ka soo Jeeda Gobolka Sool ayaa ku Hanjabay in Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land Mudane C.weli Gaas inay ka soo Dhex qaban doonaan Magaalada Garowe,Waa Hadii aanu Joojin sida uu Yidhi damaciisa ku aadan Deegaano ka Tirsan Somaliland oo…

                        Read More

                          Maamulka Golaha Deegaanka ee Hargaysa iyo Madax kale oo Furay Buundo Cusub oo laga Hirgaliyay Degmada Maxamud Haybe {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Maayar ku-xigeenka Magaaladda Hargaysa oo ay Wehelinayaan  raxan Xildhibaano oo  ka kala tirsan Golayaasha Wakiiladda,Guurtida iyo Deegaanka, ayaa maanta ka qeyb galay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay Buundo Cusub oo laga hirgaliyay Degmadda Maxamuud Haybe ee magaaladda Hargaysa. Waxaana isla maanta uu Maayar ku-xigeenku…

                          Read More

                            Gudomiiyha Jaaliyada Somaliland u Fadhiya Uk Cabdala Salim iyo Gudoomiyha ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer maxamed Cadilahi oo Edemo u soo jediyay Safiirka Cali Adaan Cawaale oo Joojiyey Banaanbixi ka dhici lahaa London

                            London 24March14 (SDN) Gudomiyaha Jaaliyada  Somaliland u Fadhiya Uk Cabdala Salim iyo Gudoomiyha ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxamed Cadilahi waxay ka soo horjeesadeen qoraal uu warbahinta siyey Wakiilka Cali Adaan Cawaale oo Joojiyey Banaanbixi ka dhici lahaa London  taas oo ay ku sheegay waa arin ka soo horjeeda qaranimada somaliland waxanay ugu baqeen shacabaka…

                            Read More

                              SIR : Daawo Xog Qarsoon oo ku Saabsan Masuuliiyiin Somaliland ah oo La kulmay Hogaamiyayaasha Kooxda Awdal State iyo Sabtii keentay Iscasilaada Wariye C/laahi Xogta

                              London Mar 24,2014(SDN)-Dhawaan waxa iska casiley xilkii uu uhayey Tvga SLNTV qaybta london oo ahaa madaxii Barnaamijyada C/laahi Maxamed Cali (Xogta) kadib Markii Barnaamij sir ah oo wareysiya uu duubay kaasi oo lug kuyeelaney rag kulan la sameeya oo ay hoos isugu xidhanyiin kooxda la baxdey AWDAL STATE ku waas oo kulamo qarsoodiya ku sameeyey…

                              Read More

                                Fadeexadihii Ugu Cuslaa Oo Dulhoganaya Ciidanka Booliska Somaliland, Taliyihii Saldhiga Dhexe EE Hargeysa Oo Xabsi Guri Loo Diray Iyo Dhacdada Lago Haysto

                                Hargeysa:24-March-2014(SDN)-Taliyihii Saldhigga  Dhexe Hargeysa Maxamed Case, ayaa Xabsi Guri loo Diray kadib markii uu Dhawaan Saldhigaas Masuul Sare oo Dambi Culus Loo Haystay.   Saldhiga Dhexe ee Hargeysa ayaa uu dhawaan Ka Baxsaday  Maayarkii Magaalada Xarshin ee Ethiopia oo la soo qabtay xilli uu Hub ku Aasay Deegaanadaas uu xukumo, waxana ay Taasi Keentay shaki…

                                Read More

                                Barcelona Ayaa 4-3 Ku Qarqisey Real Madrid (La Llga) (Goolasha Daawo) By Jaahuur.

                                Real Madrid-23-Mar-2014-(SDN)Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu kaga baaraandageyna horyaalka ka hilaacaya Spain (La Liga) oo aay isku rifayaan Real Atletico,Real Madrid iyo Barcelona iyo ciyaar aan la isku aabayeelin oo dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid. Saaxiibayaal ciyaartan dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid oo runtii aad u xiiso badneyd oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo…

                                Read More