Ogaysiis Muhiim u ah Akhyaarta Ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com Dhagayso
(Shabakada Qurbejoog.com)- Waxaanu la socodsiinaynaa dhamaan dadka ku taxan Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,dal iyo dibad meel kasta oo ay ku suganyhiin in Marka la gaadho 0 1-04-2014,aanu idiin bilaabi doono Barnaamijyo taxane ah oo aanu kaga hadli doono arimaha Bulshadda sida: Waxabarashadda,Caafimaadka,Deegaanka,Suugaanta iyo Ganacsiga.waxa kale oo intaas dheer Barnaamijyo Madadaalo ah oo xog iyo…
