Haayadda la dagaalanka musuqmasuqa ee fadhigeedu yahay London oo ku baqday Bulshada reer Somalilanad Gacan ka siiso la dagaalanka Musuqmaasuqa

    28March14(SDN) Ujeedo: Warsaxafadeed iyo codsi ku socda dhamaan shaqalaha haay’aadaha iyo wasaradah iyo Wakaaladaha Jamuuryada Somaliland gaarahaan Shaqaalaha waaxaha Maamulka lacagta iyo Mashariicda kala duwan ee ka hawlgala haayadaha Dawliga ah ee puplica ah/ kuwa gaarka loo leeyahay ee private ka ah iyo kuwa aan dawlihga ahaayn ee NGOs loo yaqaano, siiba kuwaa qaata koontragyada(contractorska)…

    Read More

      OGEYSIIS : Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa Dadka reer UK Habeenkii bandhig faneedka faarax murtiile hamoogaan oo haka maqnaan 29 march 2014 sabtida

      LondonWaxa dhamaan la ogeysiinayaa Bulsha waynta reer Uk in loo qaban doono Bandhig faneed aad uxiiso badan oo loogu  magacdarey ama loo bixiyey ( Habeenkii bandhig faneedka faarax murtiile hamoogaan oo haka maqnaan 29 march 2014 sabtida )  Hadab ha moogaan Bandhigan oo ah mid aad uqiimo badan oo aad ka heley Fan ,Suugaan ,Maad iyo…

      Read More

        Baydhabo oo lagu doortay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya

        Baydhabo Mar 28,2014(SDN)-Waxa magaalada Baydhabo lagu doortay madaxweynaha maamul Goboleeedka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Maxamed Xaaji Nuur oo ka koobnaan doonaan gobolada Bay Bakool Gedo, Shabeelaha Dhexe,Jubooyinka Hoose iyo Dhexe. Shirka madaxweynaha lagu doortay oo magaalada Baydhaba ka socda mudo ayaa wax aka qeybgalay in ka badan 700 oo xubnood. “Waxaan ka shaqeyn doonaa…

        Read More

          Sababta Dr Macow Loo Xidhay Oo Iskugu Biyo Shubatay Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Koox Dhakhaatiir ah oo Heshiis ku ah Dhiig-miirashada Danyarta

          Hargeysa:28-March-2014(SDN)-Waxa uu war ka soo Baxay Sababta Rasmiga ah Ee Dawladda Somaliland u xidhay Dr Macow oo Dhawaan Xarun Caafimaad ka Furtay Magaalada Hargeysa, kaas oo La Qabtay Xilii Uu Doonayey inuu  Bilaabo Shaqada Xaruntiisa Cusub. Ciidanka Booliska ayaa Taxaabay Diktoorkan xilli ay Dad Badan oo Dalka ku dhaqani sii Goosteen Tigidhada Loogu Gelayo ka…

          Read More

            Every time Kulmiye party has overcome from crisis, the party falls to another crisis deeper or worse than the earlier one

            The word crisis originated from Greek origin and it is an unstable and dangerous situation affecting an individual, group, community, or whole society. Crises are deemed to be negative changes in the politically, socially or economically. Crisis is the situation of a complex system (family, economy, society) when the system functions poorly, an immediate decision is…

            Read More

              Been ku hadli mayo haddii aan idin idhaahdo cid caawa garanaysa tiradii dadka iyo baabbuurtii wefdigaas, lama hayo

              “Mus dalleena baa jira, Bahal baa duddada tuban, Demmenaanta ubadkayga, Iyo Deylo lumisteeda, Iyo dacawadeer buuxda, Anigiyo dedaalkayga, Markaan dayo ammuurtayda, Daacadow laxdaydani, Dar Alley ku socotaa,” Maansada Dir-sooc, 1990kii ee Ibraahin-gadhle, Haa….Ma hadda ayaynu soo miiraabaynaa……Misehadda ayaynu sii goosnaynaa….. Safarkii Siigaale ayaynu hadda ka meydhannay. Weji-ku-macaashkii iyo hadhaagii sacabka iyo durbaannada ku mamay ayaa…

              Read More

                AL –ZIIZI oo iska casilay Hogaankii Ciidamadda iyo Wasiirka Difaaca

                Masar,27,march,2014(SDN)-Wasiirkii Gaashandiga ee Wadanka Masar Cabdifataax Al-Ziizi,ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo jagadaasi.si uu Qalaanqal ugu yeesho U cararida Jaggada Madaxtinimadda ee Dalkaasi. Ziisi oo ka hadlayay Tv-ga Qaran ee dalkaasi ayaa hadal uu shacabka ugu talogalay oo jeedyay waxa uu ku yidhi “Maanta waa maalintii ugu danbaysay ee aan hortiina taaganahay,aniga oo xidhan dharka…

                Read More

                  Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxame d cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk

                  London 27March14(SDN) Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxamed cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk in Banaanbaxa 18 may ay fursad  fiican tahay  marka ay ku jiraan doorashooyinka Wadankan Uk sida  golahooda dagaanka markan oo kale wax walba way ogol yihiin oo waad tusi karata qadiyadaada iyo xagey mareyso ta kale waad…

                  Read More

                    Human Rights Watch oo ku eedeysay dawlada Itoobiya in ay dhegeysato Mobilada qurbejoogta iyo shirkadaha ganta ka siiya oo la shaaciyay

                    Adis Ababa Mar 27,2014(SDN)-Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dhegeysato isgaarsiinta dadka ay u aragto in ay ka soo horjeedaan. HRW ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay gacan ka hesho shirkado isgaarsineed oo laga kala leeyahay dalalka China,UK,Itly iyo Germany. Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa…

                    Read More

                      Xildhibaano iyo Wasiirro Safaf Dhaadheer u Galay Hambalyeyntii Siilaanyo ee Booqashada Gobollada Bari Oo Haatan Laga La Yahay Jawaab ay Ka Bixiyaan Gardarrada Puntland

                      Hargeysa:27-March-2014(SDN)-Inta Badan Xildhibaanada iyo Wasiirrada Somaliland kaga Jira Gobollada Bariga ee Sool iyo Sanaag, ayaa u muuqda kuwa Daawanaya Garddarada iyo Hadallada Deelqaafka ah ee Ka Soo Yeedhay Maamulka Puntland. Wasiirrada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Warshadaha ayaa laga Sugayey inay bixiyaan Jawaabta ugu Horraysa, maadaama Cidda  Somaliland Argagixisada ku sheegaysaa ay Yihiin Xubno ay isku Deegaan…

                      Read More

                        Wiil La Xidid ah Qoyska Madaxda ka Ah Somaliland Oo Burco la Soo Galay Raxan ka mid ah Gaadiidkii, Ilaaladii iyo Dirawaliintii Madaxweyne Siilaanyo

                          Burco:27-March-2014(SDN-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Soo Gaadhay Wafti Wasiirro ah oo Wato Wiilka uu Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u yahay ee  Baashe Cumar Cawil (Moorgan) Loo Yaqaano, iyadoo  Halkaas Marayaan Raxan ka mid ah Gaadiidki Madaxtooyada iyo waliba Ilaalada Gaarka u ah Madaxweynah Qaranku. Xubnaha Wasiirrada ee Waftigan qaybta ka ah…

                        Read More

                          Qashin Doortay Qashin

                          halku dhega maqaaladan waxaa ku tiraabay ruux muwaadin ah oo aan kula kulmay mid ka mid ah xaafadaha Hargeysa kaas oo ka xanaaqsanaa qashinka buux dhaafiyay dariiqyada magaalada, waxana uu intaa ku daray dadka sidan doortay iyo golaha ay doorteenba waa qashin. masuuliyiinta dowlada hoose waxaad moodaa in aanay fahamsaneyn shaqadii loo doortay ee aasaasiga…

                          Read More

                            DOOD DHEXMARTEY WAX GARADKA BEESHA ARAB

                            WADAN IYO WAX QABADKIISII INTAAN DIB ISKU WAYDIINO WAXOOGAA INTAAN FIIRINO IYO SUU WAKHTIGU YEELEY WIXII LEYSKU WADA WAAFAQO IYO WIXII ISWEYDAARSAN WAAN IN LEYS WAREYSTAA SIDUU WAAJIBKU YAHEY (Murtidii Dhoodaan) Anagoo isugu jirna waxgarad iyo xubno kale oo ka soo jeeda beelwaynta Arab waxaanu in mudo ah wax iska waydiiney wacyiga siyaasadeed ee ku…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Degmada Maxamud Haybe oo Dhinac isaga Leexiyay eedayn uu u soo Jeediyay Maayarka Sallaxley,Sheegayna inuu Bulshada kala faquuqayo {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Degmadda Maxamud Haybe ee magaaladda Hargaysa,ayaa maanta Shir jaraa’id oo ku qabtay Xafiiskiisa iska Fogeeyay Eedaha loogu jeedinayo in isaga iyo raxan ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargaysi  ay Weerar ku Qaadeen Golaha Deegaanka ee Degamadda Sallaxley,ka dib markii laysku af-dhaafay Qorshaynta Beer daaqsimeed ku taala Agagaarka Tuuladda Toon oo…

                              Read More

                                Gudiga Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo fadhigoodu yahay Uk London oo dalbatay in Wasiirka Maaliyada Cabdi casiis samaale Cadalada la Horkeeno

                                London 26March14(SDN) Gudiga Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo fadhigoodu yahay Uk London oo dalbatay in Wasiirka Maaliyada Cabdi casiis samaale Cadalada la Horkeeno gudoomiyaha ururkan siciid xariir diriiye oo fadhigiisu yahay london ayaa warsaxafadeedkan soo gaadhsiyey warbahinta waxana uu  qornaa sida tan Ku :socota Maxakamada Sare ee Somaliland: Ku: Labada Gole ee Parliemanka somaliland Ku:Madaxwaynaha Somaliland A.M.M.Siilanyo…

                                Read More

                                  Ehelada rakaabkii saarnaa diyaaradda Malaysia ee la waayay oo Dibad-bax ka dhigay dalka Shiinaha, maxay tahay sababtu?

                                  Beijing March 25, 2014 (SDN)- Ehelada qaar ka mida dadkii saarnaa diyaaradda dunida dhakafaarka ku riday ee laga leeyahay Malaysia, tirsigeeduna ahaa 370 oo muddo laba todobaad badan la la’yahay, ayaa dibad-bax ka sameeyay jidadka caasimadda Beijing ee dalka Shiinaha. Dibad-baxeyaasha oo ku qaylinayay ama ku dhawaaqayay ‘beenalayaal’, waxay ka cadhoodeen dhawaaqa dawladda Malaysia oo…

                                  Read More

                                    “Somaliland iyo Alshabaab Waa Mataano” Wasiirka Amniga Punt land Xasan Aloore {DHAGAYSO}

                                    Garowe 25.March 2014 (SDN)- Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka feejigan yihiin weeraro kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab ka dib socdaal uu madaxwaynaha Puntland maanta ku tagay goobaha ciidanka daraawiisha kaga sugan yihiin Galgala. Wasiirka Amniga Xasan Cismaan Aloore oo maanta la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay ammaanka Puntland inuu yahay mid wanaagsan balse kooxda…

                                    Read More