Milateriga dalka Turkiga oo soo riday diyaarad dagaal iyo Raysul-wasaare Erdogan oo hambalyeeyay, maxay tahay sababtu?

    Ankara 23, March 2014 (SDN/CNN)- Ciidamada dawladda Turkiga ayaa Axadda toogasho ku soo riday diyaarad dagaal oo Suuriya leedahay, kadib markii diyaaraddu ku xadgudubtay marin-haweedka Turkey, sida uu sheegay Raysul-wasaare Recept Tayyip Erdogan. “Diyaaraddahayaga F-16s (diyaaraddaha dagaalka), waxay kor ugu duuleen hawada, waxayna toogteen oo soo rideen diyaaraddaas. Waayo? Sababtoo ah haddaad qasto marin-hawadeedkayga, markaa…

    Read More

      Xoghayihii Xisbiga Kulmiye ee Canada oo is-casilay,maxey tahay sababtu?

      TO: XISBIGA KULMIYE. OG: MADAXDA IYO MASUULIYINTA XISBIGA KULMIYE EE TORANTO CANADA. Taariikhda: 23-3-2014’   Ujeedo: Is Casilaad aan iska Casilay Xilkii Xoghayntii Xisbiga Kulmiye MagaaladdaToranto Canada. Marka hore waxan salaam   xushmad iyo qadariin mudaan ku salaamaya dhamaan madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga kulmiye gaar ahaan gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee waqooyiga America  mudane mustafe carte iyo gudoomiyaha…

      Read More

        Islamic law is adopted by British legal chiefs

        Islamic law is to be effectively enshrined in the British legal system for the first time under guidelines for solicitors on drawing up “Sharia compliant” wills.   Under ground-breaking guidance, produced by The Law Society, High Street solicitors will be able to write Islamic wills that deny women an equal share of inheritances and exclude…

        Read More

          “Safarka Madaxweynaha Waxay ka Dhigeen Sidii Aroos la Gelbinayo,Labada Kelmadood ee ay Yidhaahdaanba Midbaa Caafimaadka Madaxweynaha ku saabsanayd” Dhagayso Xisbiga Waddani

          Hargaysa 23.March 2014 (SDN)-Xog-hayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Mustafe Qodax,ayaa Waraysi gaar ah uu maanta siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,kaga war-bixiyay Umuuro door ah oo  ay ka mid yihiin xaaladda Xisbiga Waddani,waxa uu daaranyahay Safarka Saraakiisha sar sare ee Xisbigu ku mushaaxayaay Dibadaha, Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo iyo aragtida Xisbigooda ee…

          Read More

            Hargaysa oo laga Hirgalinayo Maktabada Qaranka iyo Munaasibad Maanta loo qabtay Qurbejoog ka DAAWO

            Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay munaasabad balaadhan oo lagu bilaabayey dhismaha maktabadda Qaranka JSL. Wasiirada Waxbarashada Mudane Sam Sam Cabdi Aadan iyo Qorshaynta Qaranka Mudane Sacad Cali Shire oo Daahfurka Maktabada Qaranka ka hadlay ayaa Tilmaamay sida ay Muhiimka u tahay in Xooga…

            Read More

              Ayax Fara Madhan istaajiyay Bulshada Beeralayda ah ee Degmada Baki Warbixin Qurbejoog ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

              Baki 23.March 2014 (SDN)- Ayax aad u badan ayaa ku habsaday dhulka beeralayda ah ee Degmada Baki kaas oo idleeyay Beerihii deegaankaasi Isla markaana kaga Imanaya Dhinaca Degmada Lughaya. Dadka Deegaanka Baki oo Shabakaada Qurbejoog.com ugu Waramay Khadka Telefoonka ayaa Sheegay in Ayaxani uu baa’biyay Saricii uga Baxayay Beeraha Waxaanay Xukuumada Somaliland ka Dalbadeen inay…

              Read More

                “Baahida Dhulkaas Taala aad bay u Badan tahay,Waxqabadkuna Wuxuu ku Ururaa Caasimada iyo Inta u dhow” Wasiirka Kalluumaysiga {DHAGAYSO}

                Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax(Buureed),ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay wax-qabad muuqda ka fulinayso deegaannada Sanaag Bari isa markaana ay qaybtii ugu horraysay deegaannadaa a gaadhsiiyay taasoo ay ka mid tahay ceel biyoodkii magaaada Badhan. Kaasoo uu sheegay in la bixiyay lacagtii horumarinta ahayd ee ceelkaa agu qodayay. Wasiirka Kaluumasiga…

                Read More

                  “Deegaanadii aanu Marnay intooda badan kamay Jirin Isgaadhsiin,Marka Madaxweynaha agtiisa laga Sheego anigaa Naxayay” Wasiirka Boosaha {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa maanta ka waramay Dhamaystirka dhisme Cusub oo Wasaaradiisa loo samayay iyo Qalabkii lagu Midayn lahaa Shirkadaha Isgaadhsiinta. Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiintu Waxa uu sheegay inay u diyaariyeen Hawlwadeenadii Wasaarada ee Qaban lahaa hawsha isku Xidhka Shirkadaha. Mudane Maxamed Jaamac Abgaal Waxaa kale…

                  Read More

                    Kulan casho sharaf ah oo lagu maamuusayo sawir qaadaha caalamiga ah ee Somaliland Yuusuf Daahir iyo Engineer Maxamad Balayax – Guddoomiyihii labadii bannaanbax ee ugu danbeeyey ee ka dhacay London ayaa xalay lagu qabtay galbeedka London

                    London 23March14(SDN Kulan casho sharaf ah oo lagu maamuusayo sawir qaadaha caalamiga ah ee Somaliland Yuusuf Daahir iyo Engineer Maxamad Balayax – Guddoomiyihii labadii bannaanbax ee ugu danbeeyey ee ka dhacay London ayaa xalay lagu qabtay galbeedka London. Kulanka waxa ka soo qayb galay safiirka somaliland u fadhiya Uk kulankan ayaa waxa  xidhiidhinayey Maxamad Cumar Maygaag…

                    Read More

                      Uganda Oo Cabsida ay Shabaab ka Qabtaa Gaadhay Inay Ikhtiraacdo Unug Boolis ah Oo Loogu Talo Galay Ilaalinta Dadka Dalxiisayaasha ah

                      Kambala:23-March-2014(SDN)-Saamaynta ay Kooxda Alshabaab ee Ka Dagaalanta Somalia ku Yeelatay  Hab-dhaqankii Dawladaha Jaarka la ah ayaa si weyn isu Beddelay. Dawladda Dalka Uganda oo ay ciidamo ka Joogaan Somalia ayaa markii ugu horraysay ku Dhawaaqday innay Samaysay Ciidamo Boolis ah oo si Gaar ah loogu Talo Galay inay Ilaaliyaan Dadka Dalxiiska ku imanaya Dalkaas si…

                      Read More

                        Laba Ka Mid ah Fannaaniinta Sida Weyn Looga Jecel Somaliland Oo Isku Gacan Saaray Dhuuni-raacnimo ay Madaxtooyada Dhexdeeda Kaga Ugaadhsadaan

                        Hargeysa:23-March-2014(SDN)-Labada Fanaan ee Somaliland Dhexdeeda Aadka Looga Jecel yahay ee Nuur Daalacay iyo Sir Maxamuud Cumar Yare, ayaa Gacan ka Hadal ku Dhex Maray Lacago faro guudkood ah oo ay Madaxtooyada ka qaateen si Barnaamijyo ii dheh ah loogu sameeyo. Labadan Fannaan oo ah kuwa qubejoog ah balse inta badan ku Milmay Dhadhamada  Madaxtooyadu  ku…

                        Read More

                          Universal Tv oo Hab ka Baxsan Anshaxa Saxaafada iyo Qiyamka Dadnimada Uga Hadlay Shilkii uu ku Dhaawacmay Wasiirka Warfaafinta Somaliland DAAWO

                          London 22.March 2014 (SDN)- Telefishanka Universal ayaa si ka baxsan Anshaxa Saxaafada Waxay uga Hadleen Shilkii Maalintii Khamiistii uu Galay Wasiirka Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Xili uu Weftiga Madaxweyne Siilaanyo hogaaminayay ay ku soo fool lahaayeen Magaalada Berbera isla markaana Sababay inuu dhaawac ka soo gaadho Wasiir Cukuse oo gaadhigii uu saarnaa uu…

                          Read More

                            MALAHA AFKA DHAGOOLKAA LAGU SHEEGI DOONAA?

                            Taariikhdu markay ahayd 20kii March 2014 oo ku beegnayd maalin Khamiis ah ayaan waxaan ka anba baxay magaalada Hargaysa oo aan safar shaqo u tegay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Borama. Waxa safarkayga igu wehelinayey nin aan wada shaqayno oo la yidhaah Abdirahman Maxamed. Markaan gaadhay magaalada Boorama waxaanu  bilaabanay shaqadii aan u tagnay. Markaan…

                            Read More