QAS-WADAYAASHA QASRIGA MADAXTOOYADA “ QQM” : DOOD QARAN MA JIRTO
Madaxwayne Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiye Ciro waxay dhawr cisho ka hor ku heshiiyeen in “DOODA QARAN “ lagu qabto madal dhex-dhexaad ah “ National Academy”. Waxa kale oo go’aan wada jir ah soo saaray saddexda Xisbi Qaran. Heshiiskaasi wuxuu soo af-jaray muran muddo dheer jiitamaayay, bulshada Somalilandna way ku faraxday. Nasiib daro, heshiiskaasi wuxuu u…
