Labada Beelood Ee Galbeedka Somaliland
Afeef ” waan afeefanayaa eedi ha iga hadhee” Kasmo baadhistani waa mid daba-socota, mid hore oo aan qoray, halku dhigeeduna uu ahaa BEESHA DHEXE IYO INTA KALE, waa mid tan iyo habeenkii ay maankayga ku soo dhacday, waxa iga guuxayay halkeed ka bilawdaa, iyo sidee u sigib-tirtaa, aniga oo maanka ku haya, xanafta iyo…
