Tvga Universal oo barnaamij gaara ka sameyey soo dhawayntii iyo kulankii Mayor ku xigeenka casimada Somaliland Cabdi Casiis Cagaweyne kula kulmay Madaxda Wadankan Uk Noqdayna Masuulkii u horeya oo la kulma Moyerka London

    London 22Dec13 Tvga Universal oo baraamij gaara ka sameyey soo dhawayntii iyo kulankii Moyer ku xigeenka casimada Somaliland kula kulmay Madaxda Wadankan Uk Noqdayna Masuulkii u horeya oo la kulma Moyerka London baraamijkan oo uu soo diyaariyey Wariye Cabdi Xafiid Maxmuud oo ka hawlgala Tvga Universal oo mahad gaara iska leh inuu qayb libaax ka…

    Read More

      UNSOM Steers Somalia into Political Abyss

      On December 2, the UN Secretary General (UNSG) submitted a second three-month report on Somalia to the UN Security Council (UNSC) since the establishment of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) on June 3rd in accordance with resolution 2102 (2013). On December 10, the Special Representative of the UNSG, head of UNSOM, Ambassador Nicholas…

      Read More

        “Ma aha in Shakhsiyaad yar oo dantoodii ka dhex waayay wakiilada la maqlo,Maxkamaduna ma aha mid soo kala dhex geli karta oo awood uma laha” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

        Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horaysay maanta ka hadlay Faro gelinta ay Maxkamada Sare ku hayso Golaha Wakiilada isagoo Xusay in arrintaasi ay tahay mid ku khaldan Shuruucda dalka , Gudoomiyaha Xisbiga Ucida waxaaa kale oo uu sheegay in dawladnimada looga wanaagsan yahay…

        Read More

          Wasiirka Duulista Hawada oo Dardaaran Siiyay arday ku Guulaysatay inay ka shaqeeyaan Madaarka {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN) Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland ayaa maanta ku qaabishay Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa  Toban arday oo ku Guulaystay  Imtixaan ay u Galeen Hay’ada ECOW Mashruuceeda Kakas . Imtixaankan oo ay Galeen in ka badan Kun arday galay isla markaana lagu baahiyay Warbaahinta ayaa waxaa ka hadlay…

          Read More

            “Goluhu isaga ayaa u madax banaan go’aanadiisa sifo sharciga waafaqsan ayaanu Maxkamada ugu Jawaabaynaa” Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

            Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Jawaab ka Bixiyay Go’aan ay Maxkamada Sare ee Qaranku ku Hakisay Go’aankii Golaha Wakiiladu ku ansixiyeen Gudi hoosaadyada uu Golahaasi ka kooban yahay waxaanu Gudoomiyuhu ku dooday inaan Maxkamada Sare ka garnaqi karin Khilaafka ka dhasha Xeer hoosaadka Golohodu ku dhaqmo…

            Read More

              Somaliland: Government Signs 1.8 Million Deal with Yemeni Owned ANSAN WIKFS (Hadramaut)

              Hargeisa, 22 Dec 2013 (SDN) -Somaliland government has signed a deal $1.8 Million with ANSAN WIKFS (Hadramaut) Limited (Ansan) a privately held company which provides oil and mineral resources. The Yemeni owned company is engaged in various activities which include exploration, acquisition, development and operation of petroleum and mineral properties in several countries around the…

              Read More

                Open letter to President Silanyo: Hubaal Newspaper and Media Freedom in Somaliland

                London, 22 Dec 2013 (SDN) -Somaliland Focus, a UK based group whose members are individuals with personal and/ or professional interests in Somaliland has written a letter to Somaliland government expressing concerns about ongoing harassment and intimidation of news media members in Somaliland. The letter is addressed to the president Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Silanyo’  …

                Read More

                  XUKUUMADU BULSHADA HAKA QANCISO DHOWR ARIMOOD

                  ANOO KU HADLAAYA AFKA BULSHADA SOMALILAND WAXAAN HALKAN KA CODSANAYAA XUKUUMADU INAAY NAGA QANCISO HESHIISYADAN AY LA GASHO SHIRKADAHA SHIDAALKA AMABA KUWA KALE EE KALA DUWAN. SU’AASHAYDA KOWAAD WAXA WEEYE HADAANU NAHAY BULASHADA DALKA MAXAA AY NOOGA MEEL DHIGTAY DAWLADU? SU’AASHAYDA LABAAD WAXA WEEYE SHIRKADAHA SHAQALAHA AY QAADANAYIIN MAAN LAGALA XAAJOON? SUAASHAYDA SADEXAAD WAXA WEEYE…

                  Read More

                    XUKUUMADANI INDHO ADAKAA!

                    MAAMUL WALBOO DUNIDA KA JIRAA WAXUU ISKA DHOWRAA WAXII SUMAD KU NOQONAYA EE TAARIIKH XUN U REEBAYA. HADABA MARKA AAD EEGTO XUKUMADAN MADAXWEYNE SIILAANYO HOGAAMINAAYO, AYAA WAXAA DHACAY DHOWR ARIMOOD OO AAD U FOOL XUN OO HAB MAAMULKA XUKUMADAN NABAR KU AH. ARIMAHA DHACAY WAXAA KA KOOW AH WEERARKII WARGEYSKA HUBAAL OO DHAMAAN AAD UGA…

                    Read More

                      Madaxtooyada oo ka Hadashay Shirka dooda Qaran ee Sadexda Xisbi Isla qaateen

                      Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaaa sheegay inaaan Xisbiyada Qaranku Awood u lahayn inay qabtaan Shir Qaran. Hadalka Afhayeenka ayaa ka danbeeyay kadib markii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye uu MadMadow geliyay Heshiiskii uu labada Xisbi Mucaarid la gaadhay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DHUXUL.mp3″]

                      Read More

                        Guddoomiye Cirro Oo Labadiisa Ku-xigeen Cod Dheer Ugu Sheegay Inaanu Goluhu Ahayn Balloodh La Isku Haysto Oo Maxkamadda Lala Galo

                        Hargeysa:22-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Dareenka ay kala Fadhigii shalay ee Golahaas ka muujiyeen labadiisa ku xigeen. Guddoomiye Cirro waxa tilmaamay in wax kasta oo aqlabiyadda Golaha Baarlamaanku isku raacaan ay sharci tahay, isla-markaana hadallada meelahaas laga tuurayaa aanay waxba yeelayn go’aanada ay…

                        Read More

                          Xildhibaano aragtiyo iska soo Horjeeda ka bixiyay Go’aamadii uu maanta gaadhay Wakiiladu {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN) Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa dareeno kala duwan ka Bixiyay Habkii uu dhacay kuna Furmay Kalfadhigii Sadex iyo Labaatanada ee Golaha Wakiiladu . Xildhibaan Siciid Cilmi rooble ayaa ku dooday in Goluhu uu Saaka ahaa Golihii Wakiilada ee la Yaqaanay halka uu dhanka kalena Mudane Bukhaari Sheegay in la…

                          Read More

                            Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo sheegay in aanay jirin Wax laysla qaatay oo Saddexda Xisbi ku heshiiyen {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN) Guddomiyaha Xisbiga Tallada Dalka haya ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiskii Maalintii Khamiistii ay gaadheen Saddexda Xisbi  waxaanu sheegay in aanay Jirin wax laysla qaatay oo lagu heshiiyey, sidda Magac wax laga hadlayo iyo Ajandaha Shirkaasi. Sidaasi waxa uu ku sheegay Mar uu warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa,Hadaba Waraysigaasi…

                            Read More

                              “Ma aha Golihii Wakiilada ee Waa Gole uu Leeyahay Xisbiga Waddani” Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Wakiilada (DAAWO)

                              Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN)- Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Golaha wakiiladdaSomaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Maxamed Yuusuf ayaa Dacwad ka dhan ah GuddoomiyeCirro geeyey Maxkamadda sare ee Dalka, si ay Maxkamaddu Golaha ugu soo qorto in la hakiyo Kal-fadhiga Golaha. Guddoomiye Cirro oo saaka furay kal-fadhiga Golaha isla markaana meel mariyey qorshayashii ay isku hayeen labadiisa…

                              Read More

                                Fall Athletic Banquet Speech

                                By: Mohamed Hussein When Mr. Pratt asked me to give speech at this banquet, he emphasized that NMH has given me more than I have contributed. Of course, I am a beneficiary of a great education at NMH, but more importantly I have learned through NMH athletics that I can control what is under my…

                                Read More

                                  Jaaliyada West Somaliland Community ayaa sanadkan abaal marino kala duwan gudoon sisay Haldoorka Somaliland ee ku dhaqan Uk

                                  London 21Dec13 (SD)Ururka  jaaliyadeedka West London Somaliland Community wuxu sanad walba qabanqaabiyaa  munaasibad lagu xuso laguna dhiiri galiyo Haldoorka  reer Somaliland ee horumar fiican naftooda u gaadha  umadda reer Somaliland horumarkooda qayb libaaxna ka qaata.  Ururku wuxu si gaar ah u dhiiri galliya ardayda reer Somaliland ee xagga tacliinta, siiba GCSE-ka iyo A-Levels-ka, darajooyin sare…

                                  Read More