Tacsi Jaaliyada Gobolka Cayn ee Uk

    Anagoo kala Ah Eng:Garaad Cabdi Nasri Garaad Abshir Dhamaan Reer Garaad,Cabdulaahi Xaaji (BBC),Cabdiqadir Nuux Aflahaar,Cabdilaahi Mukhtaar Waraaq,Siciid Xuseen Cawaale,Keef Cali Qambi,Faysal Cusmaan Qambi,Maxmuud Hadhi,Maxmuud Salaax Maxamed ,Diiraya Maxamed Bulaay,CaaqilAxmed Saalix Maxamed ,Cabdi rashiid Baruud  waxaannu halkan uga soo wada direynaa (Tacsi-Tiiraanya) leh dhammaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Danjire Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), oo…

    Read More

      XULASHADA TODOBAADKA Somaliland iyo Dooda Qaran oo dhaxmartay Wasiir ku xigeenkii hore Arimaha Dibada iyo Wasiirkii hore ee Kalumaysiga iyo Khayradka Bada waa dood aad u xiso badan dawasho wacan

      London 29Nov13 (SDN)XULASHADA TODOBAADKA Somaliland iyo Dooda Qaran oo dhaxmartay Wasiir ku xigeenkii hore Arimaha Dibada iyo Wasiirkii Kalumaysiga iyo Khayradka Bada waa dood aad u xiso badan dawasho wacan XULASHADA TODOBAADKA Somaliland iyo Dooda Qaran

      Read More

        The history of Hargeisa as per documentary from U- Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

        A city is a relatively large and permanent settlement and although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town. Cities…

        Read More

          Dhalinyarada Maantu Waa Kuwee? Q1aad.

          Tan iyo intii ay somaliland xornimadeeda lasoo noqotay,dhalinyaradeedu waxay soo mareen waayo kala duwan, oo jiilba jiilkuu ka horeeyey uu ka dhibaato badnaa haday noqon lahayd dhanka waxbarashada,caafimaadka iyo hiigsiga mustaqbal ee niyadooda ku jira,hadaba iyadoo taasu jirto ayaa waxaa la odhan karaa dhalinyarada maantu way ka fursad badan yihiin kuwii ka horeeyey,haday noqon lahayd…

          Read More

            Midowga Yurub iyo Somaliland oo Heshiis Horumarineed kala Saxeexday {DHAGAYSO}

            Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa heshiis horumarin ah la saxeexday wufuud ka socday dalalka Ingiriiska Iyo Dermark, waxaana heshiiska joogay safiirrada labadaa dal u jooga Nairobi. Heshiiskan oo khuseeya mashruuca sanduuqa horumarinta Somaliland oo a iska kaashanayaan labadaasi dal, ayaa heshiiska ka dib waxa ka hadlay Wasiirka Wasaaradda…

            Read More

              Faallo: Xukuumaddu Miyey Ka Shakiday Cududda Mucaaridka Mise iyadaa Xoojinaysa?

              Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)-Xukuumaddan Haatan Caynkaanka u haysa Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo, waxa Toddobaadyadii ugu dambeeyey ay la soo Baxday  Arrimo aan wali lagu arag oo aany ku dhaqmin Maamuladdi Somaliland iskaga dambeeyey. Waxa ay Xukuumaddu ugu horrayn  Maalinamadii Isntiintii Toddobaadkan Camaajulayn iyo  Jiid-jadasho badan kula kacday Hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka…

              Read More

                Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waa in ay iska dhaafan Laluushka Qaadashada iyo Qabyaalada

                Dowlad walba oo loo dhiso Soomaaliya waxay noqotey mid lugu tilmaamo in ay tahay Dowlad musuq maasuq ah, waxaad maqleeysa lacag badan ayaa la dhacay ama lacag laaluush ah ayaa la siinaya Xildhibaanada Baarlamaanka.   Maalmaahan waxaa Xukunka isku heysta Madaxweyne Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Mudane Cabdi Faarax ( Saaciid) tan…

                Read More

                Real Madrid oo 4-1 Ku Duugtey Galatasary (Uefa Champion League)DAAWO(BY Jaahuur)

                Spain-Bernabeu Stadium-Nov-28-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta kula tukhatukhaynaa ciyaar ka tirsaneyd Uefa Champion League dhexmarteyna Real Madrid iyo Galatasary. Ciyaartan oo runtii aad u xiiso badneyd ayaa waxa ka soo qeybgaley dadweyne aan la soo koobin Karin oo la ciir-ciiraya in ka badan 75,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Labadan naadi oo kuwada jira (Group…

                Read More

                  Somalia and EU Fight over ‘Lack of Aid’ Claims

                  Brussels, 27 Nov 2013 (SDN) -A diplomatic spat has erupted in Brussels between a high Somali official and the EU commissioner for development over the level of foreign aid given to the wartorn African country. Fawzia Yusuf Adam, Somalia’s minister of foreign affairs and deputy PM, said that her country had received “nothing from the…

                  Read More

                    Maleeshiyaad kala Taageersan Indho Sheel iyo Axmed Karash oo Dagaal ka Dhex Qarxay {DHAGAYSO}

                    Laas Caanood 27.Nov 2013 (SDN)- Gelinkii hore ee maanta ayaa waxa dagaallo ka bilawdeen Tukaraq Iyo Godqaboobe oo katirsan gobolka Sool,Dagaalkan oo sida la sheegay u dhexeeya malleeshiyooyin kazoo wada jeeda gobolka Sool haseyeeshee kala taageersan siyaasadaha Khaatumo iyo Puntland ayaa wuxu ka dhashay ismaan-dhaaf ku salaysan shir siyaasiyiinta degaankan ee kala taageersan siyaasadaha kala…

                    Read More

                      Doorka Wahaabiyiintu ku leeyihiin siyaasadda Geeska Afrika; Qalinka: Guuleed Axmed Dafac

                      Hordhac Ereyga Wahaabi laftiisa ayaa iiga baahan faah-faahin intaanan gelin dulucda qoraalkayga. Waayo, cidda aan doorkeeda ka hadlayo waa inaan sheegaa waxay tahay. Dadka badankiisu waxay isticmaalaan xagjir, Islaamiyiin iyo asal raac. Anigu se waxan aalaa door bidaa Wahaabiyiin. Waa koox diimeedyo laga soo afuufo Sucuudi Careebiya oo inta badan dunida Islaamka khalkhal iyo fadqalalo…

                      Read More

                        Aas Qaran oo loo sameeyay Guule ha u Naxariistee Marxuun Axmed Maxamed Aadan Qaybe {DAAWO MUUQAALO}

                        Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Waxaa maanta magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland aas Qaran loogu sameeyay Rabi naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Axmed Maxamed Aadan Qaybe oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Shalay Subax ku Geeriyooday Hargaysa . Aaska Marxuunka Waxa ka Qayb galay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo,Hogaanada Golayaasha…

                        Read More

                          Dhoole Tuska Soo dhawaynta Gudoomiye C.raxmaan Cirro,Jaangooynta Mucaaridnimo,Iyo Astaamaha uu Muuse Biixi ka Bixiyay {DHAGAYSO oo DAAWO}

                          Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa si aan hore loo arag maanta loogu soo dhaweeyay dib ugu soo laabashada dalka oo uu in Mudo ah ka Maqnaa. Arrimaha soo Jiidashada leh ee soo dhawaynta Gudoomiye Ciro laga arkayay waxa uu ahaa…

                          Read More

                            Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Xukuumada ku eedeeyay inay Taageerayaashooda u diiday soo dhawaynta Gudoomiyahooda {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN) Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Axmed Muumin Seed ayaa daboolka ka qaaday in dawlada madaxweyne Siilaanyo ay awood u adeegsatay Taageerayaasha Xisbigooda ee u heelanaa inay soo dhaweeyaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C.raxmaan Cirro isla markaana sheegay in Ciidamada amaanku ay Taageerayaashooda ka dejiyeen una diideen…

                            Read More

                              “Maanta Haddii waddanku wax Noqdo cidda aanu u haysanaa waa Kulmiye, cidda xukunka haysata iyo Tujaartooda ayaanu u haysanaa, ninka Talo Diidaana waa Gar Diid. Wada tashi iyo in wax la wada ilaaliyo ayaa loo Baahan yahay.”Suldaan Maxamed C.laahi Galaal {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- SULDAAN  MAXAMED CABILAAHI Xuseen Galaal, ayaa  jawaab ka bixiyey hadalkii dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade  ee uu ku Sheegay in  rag Somaliland u dhashay oo dalka ku sugani ay laaluush ku soo qaateen burburinta somaliland. sidoo kale waxa uu dibadda soo dhigay mashaariic qarsoor iyo…

                              Read More