Halkan ka Daawo Hanaankii Madaxweyne Siilaanyo loogu soo Dhaweeyay Deegaamada Gobolka Gebilay {DAAWASHO WACAN

    Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta magaalada Gebilay kaga qayb galay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 1aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Timcade ee Magaalada Gebilay. Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxaaa si diiran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Gobolka Gebilay. Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

    Read More

      Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo si adag u Naqdiyay hadal ka soo Yeedhay Dhigiisa Somalia {DHAGAYSO}

      Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha Laa’anta Socodaalka ee Somaliland Gaashanle sarre Maxamed Yusuuf (Inacambaro) ayaa Maanta jawaab kulul ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland Mr.Gaafow kaasi oo sheegay in Somaliland lagu sameeyo Baasaboorada Foojariga ah ee E-pasporka Somaliya, iyaga oo soo bandhigay dad ay ku sheegen ay somaliland ka soo…

      Read More

        Madaxda Wargayska Hubaal oo ku dhaleeceeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland inuu Mas’uul ka Yahay Sii daynta Askarigii Xaruntooda ku soo Weeraray {DHAGAYSO}

        Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Maamulka Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha Madaxa Banaan ee ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa isla markaana dhibane u ah fal fool xun oo Xubno ka tirsan Ciidanka Boolisku kula kaceen,oo ahaa isku day dil ayaa Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay ku sheegeen…

        Read More

          Qormadii 49aad iyo 50-aad Aynu Doodno aynu Dagaalano ma-aha !! Waa DoodQaran!! Ma aha Qaliban !! Waa Dood Cilmiyeysan,Waana Xalaal !! Mana- aha inLa-shareysto.

          Somaliland waa qaran dimuqraadi ah oo ku dhisan nidaamka asxaabta badan, mabaa’diida garsoorka, golayaasha-sharci dejinta iyo xukuumada (fulinta) oo ku saleysan mabaa’diida caalamiga ah ee dhawrista xuquuqda aadanaha iyo maamul-wanaaga, horumarka iyo la dagaalanka musuq-maasuqa. Hadii arinku sidaa yahay sidee loo duudsiyayaa xuquuqda iyo xoriyatal-qolka muwaadiniinta S/land?  Sidee loo duudsiyayaa damiirka -dareenka iyo garashada xorta…

          Read More

            Jewigii Maanta ee Soo Dhawaynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Dareenka Gebilay Daawo

            Gebilay 30.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta soo dhawayn balaadhan kala kulmay Shacabka ku dhaqan Gobolka Gebilay, Isla markaana ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay Dufcadii 1aad ee ka Qallin jebisay Jaamacada Timcade ee Magaaalada Gebilay. Geesta kale Madaxweynaha Somaliland ayaa si rasmi ah Xadhiga uga jaray Dhisme Cusub…

            Read More

              “Maanta waxaa qalinjabinaya wixii awoodeyda ah waan la qabanayaa ,waa dadkii idooortey waajib badan ayaa iga saaran” Madaxweyne Axmed Siilaanyo Sawiro

              Gebilay 30.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha somailanad axmed maxamed maxamuud siilanyo iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saak ka qayb galey xaflada qalinjabinta dufcadii koowaad ee ka qalinjabisa jaamacada Tima-ade ee gobolka gabiley. Ardeydaka ka qalinjabisay jaamacada Tima-ade oo tiraadoodu dhaneyda 103 ardey ayaa halkaasi lagu gudoonsiiyey shahaadooyinkii loogu talogaley. Ugu horeyn waxaa halkasi ka…

              Read More

                Gudoomiyaha KMG Ah ee Bangiga Dhexe Bashiir Ciise , Waa Nin Caynkee Ah?

                30, November, 2013…waxaa shalay si KMG u ansixiyeen golaha wasiiradaee  xukuumada Soomaaliya magacaabista Gudoomiyaha Bangiga dhexe Bashiir Ciise oo ah khabiir ku aqoon durugsan u leh arimaha dhaqaalaha mudo aad u dheerna ka soo shaqaynayey bangiyadii Soomaaliya, isagoona soo qabtay xilal kala duwan. Bahsiir Ciise waxaa ku dhashay magaalada garoowe, wuxuuna waxbarashada hoose/dhexe ku soo…

                Read More

                  Flights between Mogadishu and Somaliland cancelled due to row

                  Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Local Air travel between Somalia’s capital Mogadishu and Berbera, was grounded for the second day, after air carriers canceled their flights due to passport row between Somalia government and Somaliland. Somali Immigration Department has allegedly arrested passengers traveling to Berbera on Thursday, accusing them of using the previous banned Somali…

                  Read More

                  Xulka Ghana Ayaa Hantiyey Koobka (GO TV WAFU CUP) Markii Aay 3-1 Ugu Itaal Sheegteen Xulka Senegal DAAWO(By Jaahuur)

                  Ghana-29-Nov-2013-SDN-Akhyaartay faaqidaaddeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa xulka Ghana oo hantiday Wafu Cup,markii aay khaarijisey xulka Senegal. Ghana ayaa u dhameysey Senegal final-na tagtey iyada oo aan laga badin(GO TV Wafu Cup) korna u qaadey TROPHY,markii 3-1 ku dhirbaaxdey. Ciyaartan oo aad u xiiso badneyd ayaa xulka Ghana daqiiqaddii 2-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta goolkii…

                  Read More

                    “Anigu Haatan waxa Joogaa Meel Taleex ku Dhaw Magaaladana waxa Haysta Ciidamo Dadkii Guryaha kala Baxaya oo……..” Madaxweyne Indha-sheel

                    Taleex:30-Nov-2013(SDN)-Maxamed jaamac indha-sheel ayaa markii ugu horraysay si toos ah uga hadlay dagaalkii ayaamahanba ka socday magaalada Qadiimiga ah ee Taleex. Madaxweyne Indho-sheel oo habeenkii xalay u warramayey Telefishanka Somsat, ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha uu keenay dagaalkii dhawaan deegaanka ka dhacay ee u dhexeeyey Puntland  iyo ciidamo khaatumo ka soo jeeda. Madaxweynaha ayaa  ugu…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dawakhsan Go’aankii Uu ka Qaadan lahaa Burburka Xisbigiisa, Muddadii Shirweynaha oo Saddex Toddobaad ka Hadheen iyo Muranka Labada Dhinac Oo Madaxweynaha Hunguri Geliyey

                      Hargeysa:30-Nov-2013(SDN)-Muddo aan Ka Badnayn Saddex Toddobaad, ayaa Haatan ka Hadhsan Xilligii Loo Ballansanaa in La qabto Shirweynaha Loogu Hadal haynta Badan yahay Somaliland ee uu Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye yeelan doono.  Illaa iyo Hadda waxa Xisbiga Dhexdiisa ka taagan Muran iyo Is qabqabsi Ba’an, kaas oo la xidhiidha Hab-sami-u-socodka Abaabulka shirweynaha haatan kaabiga…

                      Read More

                      Itaquerao Stadium ee Loogu Talagaley Furitaanka Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka oo Afweynta Darsadey (Codsi Dadweyne Awgii)DAAWO) By Jaahhuur

                      Sao Paulo-Brazil-Nov-29-2013-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa garoonkii weynaa ee loogu talagaley in lagu furow koobka kubadda cagta ee aduunka Brazil 2014-ka oo dumey kuna dhinteen 2-ba shaqaalihii ka mid ahaa. Laba wiig ayaa ka hadhsaneysd in qorituurka loo sameeyo 32-dii dawladood ka qeybgali lahaa tartankan. Haddaba garoonkan oo lagu magacaabo  Itaquerao Stadium ayaa…

                      Read More

                        Somaliland: Vice-President Inaugurates Modern Slaughterhouse in Buroa-(Video)

                        Buroa, 29 Nov 2013 (SDN) -Somaliland’s Vice-President Abdirahman Abdilahi Ismail “Zaylici” has on yesterday inaugurated a modern slaughter house completed at a cost of $1.7 million Dollar in Buroa. Togdher region officials, Ministers of agriculture and livestock and a large number of citizens participated the inaugural function of the slaughter house which was completed in…

                        Read More

                          Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Togdheer,Maxay ka Yidhaahdeen Qabsoomida Shirka Dooda Qaran {DAAWO}

                          Burco 29.Nov 2013 (SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland  Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Maalmihii u danbeeyayba ku Sugnaa Magaalada  Burco waxa uu kulan kula yeeshay Qaybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne Ku Xigeenka Waxaa Kulankaasi ku Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali, Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje Burco…

                          Read More

                            Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maamulka Gobolka Awdal ee Komishanka Qaranka Oo Meel xun maraya

                            Borama:29-Nov-2013(SDN)- Khilaaf Ba’an ayaa soo Kala Dhex galay Maamulka Gobol Awdal iyo Komishanka Qaranka U Qaabilsan Gobolkaas. Khilaafkan oo ka Dhashay Xafiiskii Komishanku qaranku ku lahaa Gobolkaas oo sida uu Guddoomiyaha Komishanku sheegtay lagu Wareejiyey Hay’ad kale iyadoo  oo aan wax talo ah la weydiinin, maadaama uu ahaa masuulkii Hay’addaas u qaabilsanaa Gobolkaas. Gudoomiyaha komishanka…

                            Read More