DAAWO:Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga iyo Falaqeynta shirka Qaran ee mucaaridka

    London Nov 13,2013(SDN)-Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiyaga ee ka baxa TV-ga Horn Cable ayaa lagu falanqeeyay shirka Qaran ee ay wada jirka ugu dhawaaqeen labada xisbi Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland. Dooda oo nin waliba dhankiisa u jiidayay fasiraada shirka qaran ee Mucaaridku ku baaqeen ayaa waxa ka muuqday saska ay qabaan xukuumada iyo taageereyaasheeda.  

    Read More

      Gollaha degaanka lieksa Finland oo dalbaday in kulamadooda ay ku qabsadaan goob Soomaalida ka caagan

      Lieksa Nov 13 2013(SDN)-Qaar ka mida xildhibaanada gollaha degaanka ee magaalada Lieksa ee dalka Findland ayaa sheegay in ay doonayaan in ay kulamada gollahooda degaanka ay ku qabsadaan hall Soomaalida ka caagan. Xisbiga Finns Party ayaa xildhibaanadooda gollaha degaanla ee magaalada Lieksa ayaa dalbaday goob cusub oo ay ku kulmaan oo aan aheyn mid haatan…

      Read More

        Ruling Party Chairman Criticizes Opposition Parties for Planning to Hold National Dialogue conference- (Listen)

        Hargeisa, 13 Nov, 2013 (SDN) -The chairman of ruling party Kulmiye Mr. Muse Bihi Abdi has criticized the opposition parties for planning to hold National Dialogue conference saying that the national dialogue conference is against Somaliland constitution. Bihi also criticized the political leadership of Abdirahman Irro, the chairman of Somaliland’s House of Representatives and WADANI…

        Read More

          Madaxweyne Faroole oo Dalbaday in Beesha Caalamku ay Gurmad la soo Gaadhan Shacabka Punt land ee Masiibooyinku Haleeleen {DHAGAYSO}

          Garowe 12.Nov 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiraxaman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  socdaal gaaban ku tagay halka ay wadadu ka go’day oo magalada Garowe u jirta 60-km dhanka Bari. Hakad ayaa waxa galay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha Puntland,Inta uu madaxwaynaha socdaalka ku jiray waxa uu mararka qaar u dagayay eegista xawaaraha ay biyaha kusoo…

          Read More

            Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle oo Iftiimiyay Sababaha ay ugu Digo rogteen Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

            Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee Ku abtirsan Jiray Xisbigii Dhacay ee Udub kana soo baxay Gobolka Awdal ayaa Faah faahin ka Bixiyay Sababaha ku kalifay Inuu ku biiro Xisbul Xaakimka Kulmiye,Waxaanu Cadeeyay in Xisbiga Kulmiye uu ka Turjumayo rabitaanka Shacabkii soo doortay…

            Read More

              Xukuumada Somaliland oo daboolka ka qaaday inay ka qayb qaadanayso Gurmad loo fidiyo dadka ku tabaaloobay roobabka ka da’aya deegaamada Punt land {DAAWO}

              Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)-Dawladda somaliland ayaa heerkii ugu sareeyey kaga hadashay dabaylaha qoyan iyo roobabka maalmahan ka da’ayey Gobolka Geeska Afrika, kuna dhawaaqday inay ka qayb qaadanayso gargaarka loo fidinayo dadkii ay dhibaatada culus ka soo gaadhay duufaanadii ku dhuftay deegaanada bari ee maamul goboleedka Puntland, Somalia. Labadan Wasiir oo Si Wada Jir ah Galabta…

              Read More

                Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Dhaliilay Gudoomiye C.raxmaan Cirro,Shirka ay Wadaan labada Xisbi Mucaarid {DHAGAYSO

                Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Tilmaamay in Shirka Qaran ee ay labada Xisbi Mucaarid ku baaqeen ay u arkaan mid ka hor imanaya danta iyo Maslaxada Qaranka . Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu ku dhaliilay Siyaasada Hogaamineed ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Maadama uu ku…

                Read More

                  “Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Abti Inta Hadhaaga ah Ee Xisbiga Isku Soo Jiid Aniga Iyo Maxamed Xaashina Waanu Noolnahay” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waraafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir  Cukuse ayaa Tilmaamay in Xisbiga Kulmiye aanu ku kala Tagayn fikirka,Waxaanu ka dalbaday Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi inuu isu soo Jiido Garabyada kala duwan ee Xisbiga Kulmiye u qaybsamay. Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay 11 Xildhibaan…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka kaga Qayb galay Turkiga Shir Balaadhan oo Wadamo badani ka qayb galeen {DAAWO}

                    Ankara 12.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka qayb galay Shirka Wadamada dhinaca dimuqradiyada iyo axsaabta badan ka horumaray Ee loo yaqaano SOCIALIST DEMOCRETS oo ka kala yimi wadama ku kala yaala qaaradaha Yurub, Africa ayaa ka Bilaabmay Wadanka Turkiga . http://www.youtube.com/watch?v=q3ABXRUdFCQ&feature=youtu.be

                    Read More

                      Cali Khaliif Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisal wasaarihiisa

                      Muqdisho:12-Nov-2013(SDN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee Dawladdii ku-meel gaadhka ahayd ee soomaaliya Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay iscasilaadda la sheegay inuu madaxweyne Xasan Sheekh ka codsaday Ra’iisal wasaarihiisa. Cali khaliif galayd oo u warramayey mid ka mid ah idaacadda muqdisho laga leeyahay, ayaa tilmaamay inuu ka xun yahay arrintan ku soo korodhay umadda soomaaliyeed oo uu…

                      Read More

                        Qudhaanjadii,Balanbaalistii iyo Shinidii

                        Markaan fahmi waayey siyaasadda Somaliland ee ay dalkooda ku maamulayaan,ayaa waxaan yara fadhiistay  BEER gurigeyga u dhaw , oo aan is idhi ku yara naso . Waxa halkaa isugu yimi cayayaan badan oo DUULAAYEY , waxaan iswaydiiyey,bal haddii aynaan dalalkan horuumarey waxba ka baran wayney , BAL  xagga cayayaanka aan u kacno , bal inaynu…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelaka UCID Md. FaysalCali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Saraakiil Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga UCID AyaaDalka Turkiga Kaga Qaybgalay Shir Caalami Ah.{Daawo sawirada.}

                            London 11Nov13(SDN) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelaka UCID Md. Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Xisbiga UCID Siciid Cumar Siciid Ucid  ayaa dalka Turkiga kaga qaybgalay Shir Caalami ah.  waftiga Somaliland Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraabe iyo SIciid Cumar  ayaa saaka ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay  subaxnimadii maanta…

                          Read More