“Waxaan Ogayn inuu Faysal Basaas ahaa iminkana ka Mid yahay Madasha Ma Gudbayaasha” Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.October 2013 (SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Cabdi Daahir Camuud ayaa Shir Jaraa’id oo uu galabta ku qabtay Xafiiskiisa waxa uu Jawaab kaga bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dhaleecayn u soo jeediyay Madaxweynaha iyo Xukuumada uu hogaamiyo,lagana baahiyay Telefishanka Universal. Wasiir ku xigeenka…
