Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Oo Wali Shacabka La Hortaagan Indho La’aantii Uu Ku Daawanayey Xildhibaanada ku Eedaysan Sharcijabinta
Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Ururrada iyo Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale ayaa wali sii wata inuu Aamusnaan ku daawado muranka sharci ee ku saabsan xildhibaannadii dhawaan sheegay inay ka Baxeen xisbiga Ucid kuna Biiray Xisbul-xaakimka kulmiye. Guddidan uu Horjoogaha u yahay Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale, ayaa illaa iyo Hadda ka cago jiidaysa inay jawaab Sharci ka…
