“Waxaanu dersaynaa Wixii Shaqaaqo ahaa ee Ceerigaabo ka dhacay” Wasiirka Xoolaha {DHAGAYSO}

    Ceerigaabo 04.October 2013 (SDN)- Waxaa Maanta Magaalada Ceerigaabo gaadhay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir . Ujeedada Socdaalka Weftigan ayaa salka ku haya sidii ay u dhamayn lahaayeen Khilaafaad Mudooyinkii u danbeeyay ka taagnaa Magaalada Ceerigaabo,Sidoo kale waxa uu Wasiirka Xanaanada Xooluhu sheegay inay u…

    Read More

      Dawlada Somaliland oo Madax dhaqameedka uga Digtay faro gelin ay ku sameeyaan Kiisaska Kufsiga iyo Jawaab Celinta Madax dhaqameedka {DHAGAYSO WARBIXINTAN”

      Hargaysa 04.October 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa uga digtay Madax dhaqameedka Somaliland inaanay faraha la soo Gelin Kiisaska Kufsiga ah ee Soo Gala Maxkamadaha si ay Uga Garsooraan. Ku simaha Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ahna ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawlada Somaliland Aadan Xero dhiig ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Hogaanka…

      Read More

        “waxanu Caalamka Dacwad ugu Gudbinnay Shan Shakhsi oo qaarkood aanay Masuuliyiin ahayn oo Boobay Lacagtii dadkan, Madaxweynahana waxanu ku Haysannaa………”Eng. Faysal Cali Waraabe.

        Hargeya:4-Oct-2013-(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa markale Xukuumadda Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne           Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) u jeediyey Eedo kulul oo dhinacyo badan taabanaya. Eng. Faysal Cali waraabe oo  u warramayey Telefishanka Somsat, ayaa xukuumadda ku dhaliilay  maamul-xumo iyo kala daadsanaan ka dhex jirta  dawladda, isagoo  xusay…

        Read More

          Warsaxaafadeedka Wufuudda Somaliland Iyo Gudiyada Uu Magacabo Madaxweynuhu Inaga Hubiya

          Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweyna JSL kana mid ahaayeen wasiirkaarimaha dibadda, wasiirka Ganacsiga iyo wasiirka Macdantu ee hadda ku sugandalka Turkugu waxaa sida ay warbaahintu qortay la sheegay inuu waftigu guulo kagaadhay safarka uu ku tegay dalka Turkiga halkaas oo ka dib markii kulan dhexmaray waftiga iyo Raiisal Wasarahe Reccep TayyibErdokan in Xafiisyo diblomaasiyadeed labada dal…

          Read More

            Somaliland: President Silanyo’s Delegation in Turkey Meets with Turkish Investment Council –(Video)

            Istanbul, Oct 04,2013 (SDN) -President Silanyo led delegation in Istanbul, Turkey have on Thursday met with Turkish investment council and discussed investment opportunities in Somaliland. During the meeting, the two sides agreed to create a new investment platform in order to improve the investment climate between the two countries and better address the needs of…

            Read More

              Somaliland: Vice-President Receives Foreign Investors –(Video)

              Hargeisa, Oct 04, 2013 (SDN) -Somaliland’s Vice-President, Abdirahman Ismail Saylici, on Thursday received at the Presidential Palace in Hargeisa, Mr. Anduru, Chairman of Alpha Tay Company and Hassan Nour, director of Hanfard-Africa Company.  During the meeting, the parties discussed trade, economic and investment opportunities in the country, in addition to a number of common issues…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Turkiga Kulan kula qaatay Gudida Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga ee Turkiga {DAAWO}

                Ankara 03.Oct 2013 (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ku Sugan Magaalada Ankara ee Wadanka Turkiga ayaa kulamo kala duwan la qaatay Gudida Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga ee Wadanka Turkiga iyagoo ka wada hadlay Meelaha ay Somaliland uga baahan tahay in laga maalgashado iyo fursadaha tirada badan ee…

                Read More

                  Xisbiga Kulmiye Oo Qaab Aan Carruurtu u Hadaaqin Uga Jawaabay Sharci-jabinta Loo Haysto Xildhibaannadii Doolka Ugu Tegay

                  Hargeysa:3-0ct-2013(SDN)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Haatan ku soo Hambabaray inuu Badhtanka u fadhiyo Sharci-jabin iyo Darjiidhid uu ku sameeyey Xeerarka Dalka u  yaalla, waxana uu soo saaray Bayaan looga jeedo in lagu jaahwareeriyo ku soo biiriddii xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Ka Soo jeeda Xisbiga Ucid. Xisbiga Kulmiye oo Haatan haya Hoggaanka Dalka, islamarkaana…

                  Read More

                    Wasiir Samaale Oo Dhacdooyin Filanwaa Ku Noqday Kala Kulmay Wakiillada Oo Uu Su’aalo Ugu Tegay

                    Hargeysa:3-Oct-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale  oo  Maalintii shalay  Golaha wakiilladu su’aalo ka waydiinayeen  Odoraska Miisaaniyadda ayaa Halkaas kala kulmay Arrimo filanwaa ku noqday.   Wasiir samaale oo xilli horeba u soo dhiilo dhaansaday inuu Xildhibaanada ka jaahil saaro wixii ay su’aalo ka qabaan Miisaaniyadda qaranka ee uu Horkeenay, ayaa la kulmay Su’aalo Laddifan…

                    Read More

                      DAAWO Kulankii Dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal wasaaraha Turkiga

                      Ankara 02 Oct 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa waxaa maanta hab maamuus dhamaystiran oo dawladeed u sameeyay Ra’isal wasaaraha Wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordugan . Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay kala xaajoodeen Ra’isal wasaare Rajab Dayib arrimo badan oo taabanaya Xidhiidhka labada dal sidii loo sii…

                      Read More

                        Ururka Suxufiyiinta Solja oo Daboolka ka qaaday inaanay wax baqdin ahi ka hayn Xeerka Saxaafada ee Xukuumadu dabada ka Riixayso {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 02.Oct 2013 (SDN) Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed Cabdi Curad ayaa maanta Shaaciyay in Urur ahaan aanay waxba ka qabin Xeerka Anshaxa Saxaafada ee ay Xukuumadu u Gudbisay Golaha Wakiilada waxaanu Xusay in Urur ahaan aanay jirin wax baqdin ah oo ay ka qabaan Xeerkaas. Gudoomiye ku xigeenka Ururka Solja…

                        Read More

                          Somaliland: Alpha University College Celebrates the Graduation of the Second Batch–(Photos)

                          Hargeisa,Oct 02, 2013 (SDN) -Somaliland Vice President Abdirahman Abdilahi Ismail Saylici was the guest of honor at a graduation ceremony held for 368 students, the second batch to graduate from the various faculties of Alpha University College held today at Maansoor Hotel in Hargeisa. Vice President Saylici speaking during the Graduation ceremony congratulated the graduates…

                          Read More

                            Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Mar kale ku Celiyay Ahmiyada Xeerka anshaxa Saxaafada ee Xukuumadu diyaarisay {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 02.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta tababar u furay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan saxaafadda dalka, Tababarkan oo socon doon muddo sadex maalmood ah waxaa lagu baran doonaa anshaxa saxafadda waxana soo qabanqaabisay ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Wasiirku Waxa uu soo dhaweeyay in Ururada…

                            Read More

                              Idaacada ku hadasha Afsomaliga ah ee Inspire Radio oo imika isu bedeshay inay barnaamujyada u soo tabiso toos (Live) : Jaaliyada Somalida ee Luton iyo Milton keyns, UK.

                              waxanu dhamaan  la ogeysinaya dadka Somalida ah ee Ku nool magaaloyinka Luton iyo Milton  keynes.   Inanu ka furay magaalada Luton bishii June sanadka  2013 imikana bilawday inay (live) barnaamuyadu noqdaan, Idaacad FM ah  kaso hawada aad kala socon doonta hererkeeduna yahay FM 105.1 , maalinkasta  oo Axada saacadu markay tahay 5:00 galabnimo.  Waa siday marka …

                              Read More

                                Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo Hab Maamuus sare loogu qaabilay Magaalada Istaanbuul DAAWO

                                Istaanbuul 02.October 2013 SDN .Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo waftigii uu hogaaminaayo ayaa si rasmiya u cago dhigtay garoonka diyaaradaha ee magaalada qadiimiga ah ee istaanbuul. Halkaas oo uu Madaxweynaha iyo weftigiisu ay habeenkii xalay ka waxaana madaxweynaha ku qaabilay kuna soo dhaweeyey garoonka  masuuliyiinta wadanka turkiga, waxaana weftiga madaxweynaha la dejiyey hotel…

                                Read More