Mujj.Cali Gurey:Waxan ogaaday sababta keli ahayd ee Axmed Silanyo uu mucaaridka ugu noqday Siyaad Bare

    Hargeysa Sept 27,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Mujj.Cali Yusuf  Cali Gurey ayaa qoraal uu dhigay boga Facebook ayaa uu uga waramay sababha uu isleehay Madaxweyne Axmed Siilaanyo waa uu ugu biiray Jabhadii SNM. Md Cali Gurey oo ka mid ahaa sarakiishii sar sare ee Jabhadii SNM ayaa waxa uu qoraalkiisan diirada ku saaray habka…

    Read More

      Statement by H.E. Hassan Sheikh Mohamud President of the Federal Republic of Somalia 68th Session of the United Nations General Assembly 26 September 2013

      Statement by H.E. Hassan Sheikh Mohamud President of the Federal Republic of Somalia 68th Session of the United Nations General Assembly 26 September 2013 Mr. President, Secretary General of the United Nations, Heads of State and Government, Excellences, Ladies and Gentlemen, It is an honor for me to be here with you today. As it…

      Read More

        DAAWO:Barnaamijkii Dhacdo iyo Cibiro oo todobaadkan ku saabsan Talo wax ku oola oo ku Socota Walidiinta

        Ottawa Sept 27,2013(SDN)-Barnaamijka Dhacdo iyo Cibiro ee todobaadkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay talooyin wax ku ool ah oo ku wejahan Waalidiinta Qurbaha ku korsada Ubadka. Barnaamijka oo sida caadada ahba uu inoo soo diyaariyo isla markaana uu soo guddbiyo Sheekh Saciid Cali Axmed. Barnaamijkan Dhacdo iyo Cibiro oo la socod badan iyo muhiimad…

        Read More

          Somaliland: Council of Ministers Approves 2014 Budget

          Hargeisa, Sep 27, 2013 (SDN) -Somaliland’s Council of Ministers has approved the expanded budget for the year 2014 on Thursday during their weekly Council of Ministers’ meeting. The Minister of Finance Abdiaziz Mohamed Samale, presented the draft budget on Thursday in council’s weekly meeting chaired by President Ahmed Silanyo. The process for the 2014 budget…

          Read More

            Afhayeenka Madaxtooyada oo faahfaahin ka bixiyay Odoroska Miisaaniyada Somaliland ee Maanta la Ansixiyay {DHAGAYSO}

            Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa faahfaahin ka Bixiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2014ka ee ay maanta ansixiyeen Golaha Wasiiradu . Mr Dhuxul ayaa Tilmaamay in Maalinba uu qarankani Talaabo dhinaca wanaagsan u qaadayo isla markaana ay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ka Go’an tahay Kobcinta Dhaqaalaha dalka…

            Read More

              “Ucid iyo Waddani ma aha Xisbiyo bisil,Markaa waa Inay iyagu dib isugu Noqdaan” Xildhibaan Siciid Cilmi rooble {DHAGAYSO}

              Hargaysa 26.Sep 2013 (SDN)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbul Xaakiimka Kulmiye ayaa ku dooday in Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ee ay doraad ansixiyeen mid la xidhiidha xaga horumarka. Xildhibaanka ayaa isku xidhiidhiyay in Korodhka Mushaharka Ciidamada ee Derajada qaatay uu saamayn ku yeelanayo Habka dhaqaale Ururinta…

              Read More

                “Horta Sharcigu Ha Qabto Mas’uuliyiinta Habeen oo Dhan Waxa Mamnuuca Ah Cabba Ee Khamriga Mamnuuca ah …….” Eng. Faysal Cali Waraabe.

                Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u naqdiyey qaabkii ay  xildhibaannada Golaha Wakiilladu  ku  sii daayeen  maalintii  Dorraad xeerka Takaaliifta Waddooyinka ee ay Madaxtooyadu u soo gudbisay, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay dhaafsadeen dano gaar ah. Guddoomiyaha UCID waxa kale oo uu ayaan darro ku tilmaamay Hoggaanka…

                Read More

                  “Wallaahi Xoolo Kamaanu Dhaqan-ne Xanuunno aanaan Lahaan jirin Baanu ka Qaadnay” wasiirka Duulista Somaliland

                    Hargeysa:26-Sep-2013(SDN)- Wasaaradda Duulista Hawada  iyo Gaadiidka cirka Somaliland, ayaa markii Ugu Horraysay  Soo Bandhigtay Mashruucii Ballaadhnaa ee dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa iyo marxaladihii uu Soo Maray.    Kulan oo u jeeddadiisu ahayd sidii Bulshada loogu iftiimin lahaa sida loo isticmaalay kharashkii loogu talogalay in dib loogu dhiso Garoonka, islamarkaana loo muujin lahaa inuu maanta yahay…

                  Read More

                    Shacabka Somaliland Dastuurka ayaa u-damaanad qaadey ee tumaatida ku maqan ha ka taabusheystaan

                    Bilow-geenu waa Bisinka-iyo-Saliga iyo Tabaariga-iyo Tiirarka adag ee Eebe!  Waa Qormooyinkeenii taxanaha ahaa ee tusamada ahaa ee tusaaleynta ahaa ee turxaan-bixinta ahaa ee dul-marka,iyo duur-xulka ahaa ee digniinta iyo durniinka ahaa ee qaawinaayey Xukuumadeena iyo hawl-wadeenadeeda qaarkood  gaar-ahaan kuwa  qiyaameeyey qaranka ee qorsheystey qandaraasyada qarsoon iyo qaleylkii ay ku qaadan lahaayeen ee ay ku qeybsan…

                    Read More

                      Debedjirka Hungoobay by Mahad Kooshin

                      “Soofkii hore ayaa agaasimay hungo iyo haan maran dabadeed na soofkii dambe u noqday waayo’arag oo gardaaddihiyey. Ka dib waxaa dhashay saluug ku daruuran dalka la yimid oo sooyaacii gunaanaday siiyaac.”  Burburkii dawladdii dhexe ka dib ayay Soomaalidu ay cagta la haleeshay dalalka Galbeedka oo la kowsatay nolol cusub. Dadka dalalkaan deggan Soomaaliya meel ay…

                      Read More

                        Su’aalo Daran doori ah oo Warbaahintu la Beegsatay Wasiirka Warfaafinta Somaliland {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Somaliland oo Maanta Xafiiskiisa ugu Waramayay Warbaahinta ayaa ka hadlay Sababta ay Xukuumada uu ka Tirsan Yahay ugu diiday Xisbiyada Mucaaridka ahi inay Sameeyaan Isu soo bax ay kaga soo horjeedeen Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ee Maalintii Shalay ay ansixiyeen Golaha Wakiilada ee Somaliland. C.laahi…

                        Read More

                          Before Kenya attack, rehearsals and planting of machine guns

                          NAIROBI: The plot was hatched weeks or months ago on Somali soil, by al-Shabab’s “external operations arm,” officials say. A team of English-speaking foreign fighters was carefully selected, along with a target: Nairobi’s gleaming Westgate mall. The building’s blueprints were studied, down to the ventilation ducts. The attack was rehearsed and the team dispatched, slipping…

                          Read More

                            Faallo: Maxay Muujinaysaa Sababta uu Madaxweyne Siilaanyo Waaga ula Sugi Waayey Xeerka Waddooyinka.?

                            Hargeysa:25-Sep-2013(SDN)-Sida aynu la soconno, madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) waxa uu Isla habeenkii xalayba Qalinka ku duugay Xeerka Horumarinta waddooyinka oo ahaa xeerkii ugu muranka iyo hadal-haynta badnaa tan iyo intii xukuumaddiisu jirtey. Xeerkan oo in muddo ah soo horyaallay Golaha wakiillada Somaliland, islamarkaana ansaxintiisa loo isticmaalay maaliyaddii shacabkani lahaa oo lagu laaluushay xildhibaanadii ka soo…

                            Read More

                              the Classification of Criticisms‏

                              Criticism is an act of passing judgment as to the merits of anything, the act of passing severe judgment; censure; faultfinding, the act of of analyzing and evaluating or judging a quality of work, performance, deeds etc. Criticism can be constructive or destructive.The aim of constructive criticism is to see a change for the better the…

                              Read More

                                Liiska Magacyada Xildhibaannadii Gawska Dhaafsaday Milgahoodii Saacidihii ugu dambeeyey ee Doodda

                                Hargeysa:25-Sep-2013(SDN)-Shalay waxa ay ahayd maalintii ugu badnayd ee tiradii ugu badnayd ee Xildhibaanno ahi soo xaadiraan Fadhiga ay yeeshaan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Lagu sheego midkii ugu fadhiidsanaa uguna sharafta darraa ee Soo Marra Somaliland. Sidoo kale Codayntii maalintii shalay ka dhacday Golaha wakiillada ayaa waxa ay Bulshada si toos ah u tustay sawirka dhabta…

                                Read More