(DAAWO)Xisbiga UCID:Madaxweynuhu ma garanayo magacyada 46ka Wasiiradiisa waa laga saxeexay uun,Baarlamaanka waa in uu hortagaa

    Hargeysa Sept 22,2013(SDN)-Madaxda sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiilada Somaliland ayaa maanta shir jaraid oo ay qabteen waxa ay si adag uga hadleen xaalada dalka. UCID waxa ay bulshada u soo bandhigeen mooshin la horgeynayo gollaha Wakiilada Somaliland oo madaxweynaha suaalo lagu weydiinayo,DAAWO.  

    Read More

      “Anigu waxaan Odhan lahaa Reer Khaatumo aynu wada dhisano Somaliland,Soo Noqda,Wixii dib loo xalaalaynayo aynu u Xalaalayno,idinku Madaxweyne ka Noqda” Prof Axmed Ismaaciil Samatar Waraysi {DAAWO}

      Washington 22.Sep 2013 (SDN) Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu Baaqay Kooxda Khaatumo inay fikirkooda iyo Maskaxdoodaba isugu geeyaan sidii ay Qaybtooda uga qaadan lahaayeen dib u dhiska iyo horumarka Somaliland,Isagoo Xusay inay haboon tahay ka qayb qaadashada doorashooyinka Madax tinimo ee Somaliland. Prof Samatar ayaa Sheegay inay soo bislaanayso Siyaasada Somaliland isla markaana ay…

      Read More

        Doodii Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo la soo Gabo Gabeeyay Halkan ka {DHAGAYSO}

        Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Maanta soo Gabo gabeeyay Dooda Xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka dalka,kaas oo Maalmihii u danbeeyay ka socday Xarunta Golaha Wakiilada ee Caasimada Hargaysa . Fadhiga Golaha oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay in dooda Xeerkan oo ay ka qayb…

        Read More

          Wasiirul Dawlaha Maaliyada oo Qar iyo Buur Jiidhay,Kana Hadlay Hawl aan Shaqadiisa ahayn {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Wasiiru-dawlaha Wasaaarada Maaliyada Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Maanta si Faah Faahsan uga Waramay Safarkii dhawaan madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku tegay Gobolada dalka qaar ka mid ah, waxana uu sidoo kale jawaab kaga bixiye eedaymihii xubnaha mucaaradka ahi dusha ka saareen xukuumadda uu ka tirsan yahay. Mudane Cadaani…

          Read More

            Xukuumadda Somaliland Oo ka Hadashay Weerarkii ka Dhacay Magaalada Nairobi.

            Hargeysa:22-Sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka hadashay dhibaatadii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacday Magaalada Nairobi, gaar ahaan Meesha Loo Yaqaanno West Gate. Wasiirka wasaaradda Arrimaha  Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo  ku hadlaya  magaca Xukuumadda, ayaa xusay in  xukuumadda Somaliland Dareen Damqasho leh kaga jawaabayso dhibka ku dhacay dadkaas shacabka ah, “Haddaanu…

            Read More

              “mucaaradnimada lama diiddana’e waxa la diiddan yahay Hadallada edeb-darrada ah ee aan carruurta ……..”Wasiir Caddaani

              Hargeysa:22-Sep-2013(SDN)-Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (caddaani), ayaa jawaab ka bixiyey Eedihii  ay Mucaaradka Somaliland u  soo jeediyeen Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Hannaankiisa Maamul. Wasiir Caddaani oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale si qoto dheer uga warbixiyey Safarkii dheeraa ee dhawaan Madaxweynaha iyo Waftigiisu ku soo…

              Read More

                GUDDOOMIYE CIRRO: KHABIIR KU XEEL-DHEER XALINTA KHILAFAADKA

                Guddoomiye Cirro, waa  diploomaasi ku xeel dheer  xalinta khilaafaadka ( Crisis Management ) heer Qaran-   heer Gobol-  heer Gole iyo heer Shakhsi.  Mucjiso  wayn waxa noqotay inaanu khilaaf  ka dhex qarxin Golaha Wakeelada  muddo dhan 8 sandood .  Waxa mujciso kale noqotay xisbigga WADDANI  oo aan lahayn  isqab-qabsi iyo xag-xagasho , marka la barbardhigo   Kulmiye &…

                Read More

                  AL-shabaab Oo War Jiif iyo Joogba U Diiday Shacabka Reer Kenya u Dirtay

                    Baar-dheere:22-Sep-2013(SDN)- Xarakada ka dagaalanata Geeska Afirka Gaar ahaan soomaaliya ee Al-shaabaa, ayaa war ay dad farabadan oo Kenyaan ahi wadne gariir ka qaadeen.    Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) Baaq iyo Gooddin culus  ah ujeediyay dadka keenyaanka ah  isaga oo ka hadlayay Weerar ay shalay ka gaysteen magaalada Nairobi…

                  Read More

                    “Dib u Bilowga Duulimaadyadii Diyaarada Ethiopia Airways iyo Weedhihii Xubnaha Wasiirada {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 21,Sep 2013 (SDN)- Diyaarada Itoobiya Airways ayaa Galabta Mar kale dib u bilowday Safarkii ay ku Iman jirtay Caasimada Hargaysa Kadib markii ay in Mudo ah Hakisay. Dib u soo laabashada Diyaarada Ethiopia waxaa la socday  Weftigii ka koobna xubnaha golaha wasiirada ee Somaliland oo maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalka Itoobiya. Weftigan ayaa…

                    Read More

                      Puntland Administration Bans Universal TV

                      Garowe, Sep 21, 2013 (SDN)  -Somalia’s semi-autonomous state of Puntland has banned the operation of Somali satellite TV on Saturday alleging the TV did not broadcast the recent speech by President Abddurahman Farole at the Somalia New Deal Conference last week. A decree from the office of Puntland’s information minister said that the Puntland government suspended…

                      Read More

                        “Madaxweynuhu hadii uu Golaha Hor iman waayo waxaanu ku soo rogaynaa Maamuus ka Xayuubin” Xildhibaan Qabile {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka Mid ah Mudanayaash Mucaaridka ah ee Golaha Wakiilada ayaa mar kale ku celiyay Sida ay uga Go’an tahay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo la soo Gole Joojiyo isla markaana uu Cadeeyo hab maamulka dalka cida gacanta ku haysa . Xildhibaanka ayaa…

                        Read More

                          Xildhibaan Rayte Oo Bannaanka Soo Dhigay Tabaha Qarsoon Ee Xukuumadda Siilaanyo Shacabka Ku Wiiqayso.

                          Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (rayte) oo ka mid Golaha wakiillada Somaliland, kana tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa dhaliilo cul-culus oo dhinacyo badan taabanaya dusha ka saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu sidoo kale soo Faqay Saamiyada Heshiis-baadhista iyo cida dhabta ah ee iska leh. Xildhibaan Rayte oo ka Hadlayey madal  soo dhaweyn uu…

                          Read More

                            Wasaarada Deegaanka oo Qiratay inay Fasax u Siiyeen Ugaadha dalka Ganacsato Carbeed {DHAGAYSO WARBIXINTAN}

                            Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Qaar ka Mid ah Ganacsatada Carbeed ayaa siyaabo kala duwan uga faa’iidaysta Ugaadha Somaliland iyagoo inta badan Taageero ka hela Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka . Inkasta oo Sharciga u degsan Somaliland uu Xaaraantinimaynayo in Ugaadha dalka ku nool loo iibgeeyo dalalka dibada ayaa waxay arrintani noqotay Mid soo Jiidatay Indhaha…

                            Read More

                              Doonyo Shixnad Kootara baan ah ka qaaday Berbera si ay u Geeyaan dalka Yemen oo ku Sugan Magaalada Saylac Warbixin Xiiso leh {DHAGAYSO}

                              Saylac 21.Sep 2013 (SDN)- Laba Doonyood Sida agab Kotorobaan ah kuna sii Jeeday Wadanka Yemen oo ka baxay Magaalada Berbera una rarnaa Ganacsadaha Maxamed Aw Siciid ayaa dib ugu laabtay Magaalada Saylac oo ay hada ku sugan yihiin kadib markii ay ka baqeen Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Wadanka Yemen . Labadan Doonyood ayaa laga leeyahay…

                              Read More

                                “dawladda somaliland waxa ay ku dhisan tahay in ay iyadu shacbigeeda ka baqato, Ma aha xukuumaddani tii ay argagixiso, Baqe iyo Car ila Hadal ku wadi lahayd……” Marxuum Cigaal

                                Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)-Taariikhda Sideedaba waxa loo sameeyey inay ku xasuusiso waxyaabo hore oo la soo maray, islamarkaana lagaga Gudbo Hagardaamooyinka iyo Turraaturrooyinka Nolosha ku dhereran. Haddaba taariikhdu maanta waxa ay ina xasuusinaysaa erayo dhaxal-gal ah oo uu ka tegay Madaxweynihii Hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ahaa nin ilaahay Haybad u siiyey Helitaanka hadalka,…

                                Read More

                                  Somaliland: Madaxtooyada Oo Meel-marinta Xeerka Waddooyinka U Miciinsatay Shirar-Doceedyo Qaarkood Natiijo-xumaysteen

                                  Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa si aad ah ugu Mashquulsan sidii ay Golaha wakiillada u dhaafin lahayd xeerka muranka badan dhaliyey ee Horumarinta waddooyinka oo Haatan Horyaalla Golaha Wakiillada Somaliland.   Maalintii shalay ahayd ayaa waxa ay xukuumaddu hore u qaadday tallaabiyinkii ugu cuslaa ee ay xeerkan ku meel marinayso, waxana ay soo abaabushay Shirar doceedyo Beelaysan…

                                  Read More

                                    Mudaharaad Khasaare Sababay oo ka dhacay Magaalada Ceerigaabo,iyo Bando lagu soo rogay Magaaladaas {DAAWO}

                                    Ceerigaabo 20.Sep 2013 (SDN)- Habeenkii Xalay ayaa Qaar ka Mid ah Beelaha Bariga iyo Koonfurta ceerigaabo dagaa waxay magaalada Badhtankeeda ku gubeen Taagiro iyogoo dhagaxaana ku xidhay ,Waxaa kale oo ay Rabshad Xoog ka dhex sameeyeen Gudaha Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag. Qadiyadan ayaa Gaadhay is rasaasayn ka dhacday Magaalada Ceerigaabo,iyadoo Arrintani…

                                    Read More