Dowladda oo August 27 u aqoonsatay Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka {DHAGAYSO}
Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in August 27 loo aqoonsaday Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka Soomaaliya. Raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon wuxuu sheegay in dowladda ay guud ahaan Soomaaliya ka dhaqan-gelin doonto dhawrista iyo horumarinta xuquuqda bini’aadamka. Wuxuu sheegay in dowladdiisa ay billowday hannaankan, aysanna dib u…
