Haldoor:Taageero iyo tixgelin shirka hormoodka beesha Daa,uud Ismacil(Ciidagale)

    Hargeysa Aug 25,2013(SDN)-Ururka Samafalka ee Dhalinyarada Somaliland ee magaciisa la yidhaahdo Haldoor ayaa Baaq Taageero ah isla berber taagay shir waxgaradka beelaha Daa’uud Garxajis(Ciidegale) dhawaan isgu yimaadeen,Qoraalkan ururku ka soo saaray shirka oo uu Guddoomiye Siciid Cabdi Dheen ku sexeexan yahay ayaa sidan u Qoraa: ” Bismillaahi Arramanirraxeem.Umadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa…

    Read More

      Maleeshiyooyin ka tirsan Labada Beelood ee Dirirtu ku dhex martay Deegaanka Oog oo Xalay Goob cidlla ah iska Helay iyo Ciidanka Ammaanka oo Tallaabo Adag ka qaaday

      Oog:25-Aug-2013-(SDN)-Laba maleeshiyo Beeleed oo ka  soo jeeda Beelihii dhawaan dirirtu ku dhex martay Deegaanka Oog ee Gobolka Sanaag, ayaa habeenkii xalay is rasaasayn toos ahi ku dhex martay Aaggaas. Israsaasayntaas oo in muddo ah socotay, ayaan la soo sheegin  cid wax ku noqotay, waxana isla markii arrintani dhacdayba weerarro xooggan qaaday ciidanka amaanka iyo kuwa…

      Read More

        Xaaladda waan-waaneed ee laga dhex wado Beelaha Deegaanka Oog Oo Gaabis ku Socota iyo Wararkii ugu dambeeyey

        Oog: 25-Aug-2013-(SDN)-Wali waxa sii qulqulaya wufuudda Nabadda ka dhex wadda labada Beelood ee dhawaan shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Oog ee Gobolka Sanaag, iyadoon wali la gaadhin wax heshiis ah oo rasmi ah. Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey ee  Shabakadda Qurjejoog  ka helayo xaaladda Deegaankaas, ma jiraan wax heshiis oo rasmi ah oo la…

        Read More

          Somaliland: Ready to Build a Nation- Prof Samatar

          This report was compiled from the lectures of Professor Ahmed I. Samatar in Somaliland universities during his visit to Somaliland from June 2 through July 2013. He received a rock star welcome and his ideas struck a chord with the public. Professor Ahmed Ismail Samatar toured various regions of Somaliland in June-July of 2013 to gather…

          Read More

            Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Sida Wargayska Hubaal Xayiraada looga qaaday,Tilmaamayna inaan laga Maarmayn Xeer Cusub oo Saxaafadeed {DHAGAYSO}

            Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADO, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Wasiirka wasaaradda warfaafinta oo hadal halkaa ka jeediyey ayaa bahda saxaafadda ku boorriyey in…

            Read More

              Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo ka hadlay casriyaynta dhismayaasha Wasaaradaha {DHAGAYSO}

              Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Kormeer ku soo maray Xarumaha Todoba iyo Toban ka mid ah Hay’adaha dawlada oo dhismayaal cusub loo bineeyay . Gudida Joogtada ah ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyay Waxqabadyada uu ka qabtay Laamaha dawlada iyagoo Xusay inay is barbar dhig ku samaynayaan sidii…

              Read More

                {DHAGAYSO} Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Ajandaha Kalfadhigooda

                Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha Golhasi Md cabdiraxman Maxamed Cabdilahi ( Cirro) ayaa mudanayaashu waxay ansixiyeen ajendaha kalfdhiga 22-ad ee Golaha. Dood Xildhibaanadu ay ka yeesheen kalfadhiga ayaa keentay in qodobda qaarkood laga saaro, kuwo kalena lagu daro, sida xeerka dib u habaynta shuruucda dalka…

                Read More

                  Nin Hubaysan oo Habeenkii xalay Nin kale oo shacab ah ku dilay Badhtamaha Hargeysa.

                  Harveysa:-24-Aug-2013-(SDN)-Marxuum aan ilaa hadda la aqoonsan ayaa habeenkii xalay fiidkii hore lagu dilay Magaalada Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu dilkaas geystay nin hubaysan oo markiiba goobtaas ka  baxsaday. Dilkan ayaa ka dhacay  xaafadda Sinaay ee Konfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan agagaarka Garoonka Hargeysa Studium, iyadoo ay ciidanka Booliskuna ilaa xalay ku hawllanaayeen sidii ay gacanta…

                  Read More

                    Aqoon-yahan Jaamac Jiir oo Xabsi dheer oo Aanu Galabsan Lagu xukumay Si Hoosena Loo Geeyey Jeelka Mandheera

                    Hargeysa:24-Aug-2013-(SDN)-Aqoon Jaamac cilmi jiir oo ah qoraa reer Somaliland oo bulshada qalinkiisa wax ku tusa ayaa ay maxkamada Gobolka Hargeysa ku xukuntay xukun dheer oo Afar sano ah iyo Ganaax lacageed. Aqoonyahanka oo in ka badan bil xukun la’aan ugu xidhnaa Magaalada Hargeysa, ayaa ugu dambayntii la sheegay in xukunkaas  dheeri ku dhacay, iyadoo Goobta…

                    Read More

                      Qodobada muhiinka ee heshiiska: Dowlada Gobeeldka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya la filaayo in wada saxixi doonaan

                      Minneapolis Aug 24,2013(SDN)-Ilo ku dhowdhow Maamulka Jubbaland ayaa waxay xaqiijiyeen in Maamulka Gobaleedka jubbaland ee Soomaaliya iyo Dowlada Federaaliga ee Soomaaliya ay si buuxda iskugu afgardteen qodobadii ugu waawaynaa ee la isku hayay ka dib markii la aasaasay Maamul Gobaleedka Jubbaland ee Soomaaliya. Shirkaan oo si rasmi ah u bilowday magaalada Adis Ababa ee dalka…

                      Read More

                        Supporting the New Deal for Somalia

                         In my recent contribution on Somalia, published in the Malta Independent on  Monday 12 August 2013,  I may have sounded to many readers too optimistic about the new prospects for Somalia.  After tracing Somalia’s misfortunes over the past four or five decades, I argued that the huge investment and political engagement by the international community,…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo Wararkii ugu Danbeeyay ee Deegaankii Shaqaaqadu ka Dhacday ee God Heeli iyo Weftigii Xukuumada oo ka hadlay

                          Caynabo 23.Aug 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Guda Jira Xalinta Shaqaaqo laba beelood oo walaalo ah ku dhex martay Deegaanka God Heeli ee Gobolka Sanaag ayaa maanta Kulamo la yeeshay bulshada ku dhaqan deegaankaasi. Weftigan uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guduhu waxay Maanta Kulamo la…

                          Read More

                            Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid Md abdi rashid xasan mataan iyo hogaanka laanta xisbiga ucid dalka ugandha waxay Tacsi Tiiraanyo uu dirayaan suldaan bare shire warsame

                            Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid Md abdi rashid xasan mataan iyo hogaanka laanta xisbiga ucid dalka ugandha waxay Tacsi Tiiraanyo uu dirayaan suldaan bare shire warsame Waxanu tacsidan uu dirayaana Guud ahaan SHACABKA REER S/LAND Gaar ahaana Bahda Madaxdhaqameedka ee uu ka tirsanaa Geeridii Naxdinta laheyd ee Ku timid SULDAAN BARE SHIRE WARSAME oo…

                            Read More

                              Khilaafka waayadan ku soo noqnoqonaya Beelaha Somaliland oo lagu macneeyey Guurtidii oo macno Beeshay una janjeedhsaday Arrimo siyaasadeed oo aan loo igman

                              Hargeysa:23-Aug-2013-(SDN)-Golaha Guurtida Somaliland oo ahaa golihii ugu magaca iyo maamuuska wanaagsanaa Somaliland, ayaa haatan noqday kuwo fadhiid ah oo Magac ahaan uun u jira, islamrkaana aan dalka wax la taaban karo u tarin.  Golahan ayaa u xuub-siibtay Gole siyaasadeed, kana tegay arrimihii dhaqanka ee ay u xilsaarnaayeen, waxana ay wakhtigooda inta badan siiyaan arrimo siyaasadee,iyagoo…

                              Read More

                                Xeer Iyo Xakamme Miyaan Loo Helayn?

                                “Laba oorya Walaaliyo Ilmaadeer is maquunsha lama sheegin adduunkee -marka aan ugu liito mar aan eeda sokeeyiyo ilmahayga ku waayo -mar aan aayo la’aanta seedigay ugu aarro oo walaashay asay qaado -mar hadday aqalkayga Haddii layga adkaadiyo Hadaan raystey idhaahdaba -mar lay oohin u tahay bal maxaan istafiiday” Maansadii ERGO ALLE ha u naxariistee Marxuum-…

                                Read More