DHEGEYSO:Wareysi aanu la yeelanay Guddoomiyaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga

    Cerigaabo Sept 01,2013(SDN)-Guddoomiyaha laamaha baanka somaliland ee laamaha barigu waxa uu tilmaamay inay ku hallan yihiin sidii ay dadka reer sanaag uga beddeli llahaayeen lacagta giimbaarta ah oo dhaqaale burbur badan ku haysa, waxana uu sheega inay haatan dardar gelinayaan qorshe hufan oo lacagtaas gobalka lagaga sifaynayo, isagoo tilmaamay inay jiraan caqabado badan oo ku…

    Read More

      Ucid:(Macnayn war-saxaafadeed Hore)

       JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة REF/UCID  /31/8/2013 War Saxaafadeed UjeedO/SiXiD Waxaanu Macneynaa War Saxaafadeed maanta ka soo baxay Xafiiska Xoghayaha G.Dhexe Ee Xisbiga Ucid kaas oo Warbaahinta Qaarkood  u Turjumeen Si khaldan War Saxaafadeedka ayaa macnahiisu ahaa in Shirkii is Xogo-gaalnimo Waraysiga Ahaa…

      Read More

        “Bariiskii uu madaxweyne-ku-xigeenka iyo wiilasha uu Adeerka u yahay Taleex u rareen ayaa……..” xildhibaan indho indho.

        Hargeysa:1-Sep-2013-(SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir indho-indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ee ka soo jeeda Deegaanada Bariga, ayaa sheegay in xaaladda qallafsan ee haatan ka taagan Deegaanada Taleex iyo daan-daansiga lagu hayo ciidanka qaranka Somaliland uu sabab u ahaa Bariiskii ay Somaliland deegaanadaas geysay. Xildhibaan Indho-indho oo maalintii shalay xarunta Golaha  Guurtida kula hadlayey qaar…

        Read More

          From brutal dictator to a mass slaughterer

          As limited information is reported about the depth of the Syrian crisis, I wish to enlist down few factual truths about dilemma, which may not be known to many. This report comments the sequences events occurred in the region since the beginning of the Iranian revolution in 1979.It covers also for the countries directly or…

          Read More

            Face the Music: Somaliland Met “Talibanized” Police Rounding Up Djibouti Sports Team on Visit

            Hargeisa, Sep.01, 2013 (SDN)-On August 25 of this year Djibouti basket players went to Hargaysa, Somaliland for friendly match. Less than an hour of their arrival, “ Talibanized” police officers were deployed to contain unusual threat as eye witnesses were assuming—many thought de-miners were defusing landmines in nearby or Somaliland terror returnee from Somalia is…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha dibada oo ka hadlay dhabaha uu u Jeexayo Siyaasada arrimaha dibada Somaliland {DHAGAYSO}

              Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)  Wasiirka wasaarada arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis aya maanta faahfaahin ka bixiyay dariiqa uu marayo hirgalinta iyo ka dhabaynta siyaasada arrimaha dibada ee loo igmaday. Wasiirka ayaa tilmaamay in Khibrada uu u leeyahay Shaqooyinka Qaramada Midoobay ay qayb ka noqon doonto siyaasadiisa cusub isagoo hadalkan ka…

              Read More

                “Waxaanu doonaynaa in Saxaafada Madaxa banaan iyo Ta dawlada aanu walaalayno labadana uu Sharcigu ka sareeyo” Wasiir Cukuse {DHAGAYSO}

                Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay inuu ka shaqaynayo sidii isfaham iyo wada shaqayn buuxda uu uga dhex samayn lahaa Xukuumada iyo bah’da Saxaafada . Wasiirka Warfaafintu waxaa kale oo uu ka waramay Ahmiyada ay Wasaarada Warfaafintu u leedahay dalka waxaanu  hadalkan ka jeediyay…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia oo Jawaab ka bixiyay Hadal uu Warbaahinta u Mariyay Madaxweynaha Punt land {DHAGAYSO}

                  Muqdisho 31.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka jawaabey hadallo deel qaaf ah oo maalmaha ka soo yeeray Hogaamiyaha waqtgiisu dhamaaday ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole  ayaa sheegay in Faroole uusan ahayn qof caadi ah isla markaasna hadaladiisu aysan ahayn kuwo fadhiya. Madaxweynaha oo su,aalo la waydinayey ka jawaabayey ayaa shaaciyey…

                  Read More

                    Golaha Wakiilada Somaliland oo Dur duro ku Ansixiyay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada

                    Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Ciro ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay ansixinta wasiirada wasaaradaha Arrimaha Dibada, Warfaafinta,Xidhiidhka Golayaasha,Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Dib u dejinta,Wasiir ku xigeenada Ganacsiga,Qorshaynta, Gaashaandhiga iyo Wasiirul dawlaha Maaliyada. Fadhigan oo ay ka soo Xaadireen 51 Mudane…

                    Read More

                      Maamulaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga Oo shabakadda Qurbejoog Uga Warramay Lacago shilling Somaliland ah ay Geeyeen Ceerigaabo iyo Shacabka Oo Gacmo Furan Ku soo dhaweeyey

                      Hargeysa:31-Aug-2013-(SDN)-Saraakiisha Baanka Somaliland ayaa haatan ku foogan sidii Gobolka Sanaag looga beddeli lahaa Lacagta Giimbaarta ah, waxana la gaadhsiiyey lacag shilling Somaliland ah oo aad u tiro badan si shacabka doolarka haystaa ugu helaan qiime jaban. Saraakiil ka tirsan Baanka Somaliland oo uu Hoggaaminayo Maalulaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga Cumar Cabdi Axmed (cumar xogogaal),…

                      Read More

                        Fanka Somalidu wuxu ku dhashay, kuna koray magalada Hargeysa , una sii gudbay magalada Muqdisho waxanu ku dhintay Qurbaha

                        Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristyasha maqaaladayda aan ku qoro dhamaan warbaahinta Geeska Afrika.  Inta kadib aan idin xasuusiyee maqaalkani wuxu daba socda mid hore oo aan hore u qoray kaasoo haldhiguusu ahaa “ Hooyadii fankaay Hargeysaay ma sidaasa kuu danbaysay”.    Maqaalkaasoo oo aad uga hadlaay dibu dhaca ku dhacay Fankii Hargeysa…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Faahfaahiyey Hannaan cusub oo Giimbaarta lagaga Beddelayo Gobolka Sanaag

                          Hargeysa:31-Aug-2013(SDN)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa in muddo ahba  ku hawllanaa qorshe lacagta giimbaarta ah ee khal-khalka ku haysa Dadweynaha Gobolka Sanaag lagaga beddeli lahaa, waxana Haatan gobolkaas ku sugan khubaro diyaarinaysa hannaankii meesha looga saari lahaa.  Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir  Cabdi oo Habeenkii xalay si gaar ah ugu warramayey shabakadda wararka ee…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Markii u horaysay ka hadlay Khilaaf ku saabsan Sahaminta Shiidaalka ee Deegaanka Togdheer {DAAWO}

                            Burco 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde oo ku Sugan Magaalada Burco ayaa ka hadlay Khilaaf la Maalmihii u danbeeyay ka taagnaa deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer oo ay ka Socoto Hawl Sahaminta Shiidaalka ah. Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland waxa uu Sheegay in Xukuumadu ka Mas’uul tahay…

                            Read More

                              “Golahan Wakiilada Xukuumada ayaa Fadhiid ka dhigtay iyadaana la Weydiinayaa inay awoodii ka qaaday” Waraysi gaar ah Xildhibaan Bulqaas {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland , ayaa ka hadlay  kulamadii qarsoodiga ahaa ee ay maalmahanaba xildhibaanadu albaabada iskusoo xidheen, waxa kale oo uu ka hadlay aragtidiisa ku wajahan sababta keentay fadhiidnimada Golahooda  oo uu nisbeeyey dhinaca xukuumadda. waxa kale oo uu xildhibaanku ka…

                              Read More

                                “Dawladdu dhul aanay Maamulkeedaba Gaadhsiin oo ay Dadka Jooga Didisay, Maaha inay Maanta Tidhaahdo Nin baa Soo Galay, Xikmadduna maaha………..”xildh. Bulqaas.

                                Hargeysa:30-AUG-2013-(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Deegaanka Bariga Sanaag, lagana soo doortay xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inaanay xukuumaddu xaq u lahayn  inay ka hadasho imaatinka Madaxweyen-ku-xigeenka Puntland ee Deegaanka Taleex. Xildhibaan Bulqaas oo maalintii shalay  si gaar ah ugu warramayey Shabakadda wararka…

                                Read More