Sideebay dawladu dhaqaalaha dalka u kordhisaa kharashaadka aan loo baahnayna u yaraysa

    Waan idin salaamay dhammantiinba dadka maqaalkan akhrisanayaw. Horta anigu dalkii Somaliland ma degeni laakin sida ay dawladu wax u maamusho war iguma seegana oo wax walba warbaahintaan kala socda. La iskuma hayo Xukuumadan waxbadan way qabatay. Waxana amaan mudan waxqabadkii ugu danbeeyay ee ay imika talaabsatay sida darajada Ciidamada oo dhamaan la dhamaystiray, Airporkii Hargeysa…

    Read More

      Dowladdaay Dukaameysiga daa

      Ilaahow adaan waxba kaa qarsooneyn. Anigu waxaan arkayaa, Dowladda maanta dalka ka arrimineysa, siiba hoggaankeeda sare in aanay diyaar u ahayn hanashada howlaha loo doortay ama loo igmaday. Waa mas’uuliyeen xilal culus lagu aaminey loona dhaariyey. Balse hab dhaqankooda, hadaladooda, gudashada waajibkooda, fikradahooda, ficilladooda iyo go’aamadooduba waxay istaweynayaan niman hayya xilal dhalanteeda oon dhab ahayn….

      Read More

        “Doorashadii u Danbaysay ee dhacday Waa Doorashadii Doorashooyinka Dishay” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

        Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal ayaa Sheegay in dalku ku Jiro Xaalad aan la isu Joojin Isla Markaana awoodii Hogaamineed ee Qaranku ay Gacanta u gashay Cid gaar ah oo Sidii ay doonaan ugu tagri falay. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu dhaliil Xoogan u soo Jeediyay Xukuumada…

        Read More

          “Ujeedada Socdaalka Uganda waxa Weeyi Mataanaynta labada baarlamaan” Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia {DHAGAYSO}

          Muqdisho 19.Aug 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo muddo ku dhow todobaad booqasho ku joogay dalka Uganda ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha oo magaalada Kambala heshiis kula soo saxiixday barlamanka wadanka Uganda kulamana la soo qaatay madaxweynaha dalakasi ayaa markii uu soo degay waxaa…

          Read More

            “Kiiskii Nalagu soo Weeraray ee dhaawaca Na loogu Gaystay Waa Sidiisii,eedana waxaa iska Leh Taliyaha Ciidanka” Maareeyaha Wargayska Hubaal {DHAGAYSO}

            Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN)- Masuuliyiinta Wargeyska Madaxa bannaan ee Hubaal ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo digreetada uu soo saaray uu Caafiska ugu fidiyay ayaa  sheegay innuu Kiiskii  lagu soo weeraray ee dhaawaca loogu geystay maareeyuhu uu wali halkiisii yaallo  oo aanay ka wada hadlin madaxweynaha, iyagooo taliyaha ciidankana ku eedeeyey inuu kiiskaas ku taagan yahay oo…

            Read More

              Somaliland Talents For Sale

              Born and raised in Wadada Godka near Wajaale Mohamed Farah of Britain and born and raised in Borama Somaliland Ayaanle Suleymaan of Djibouti both made another history in the Track and Field Championships in Russia. As a former track and field and middle distance runner, I’m so proud of to witness the two young talented…

              Read More

                Fanaanada Nimco Jaamac oo markale ku tuftay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle:Ha Iska Sii Fadhiyinee Iska Sii Soco Sidaadaba

                Ottawa Aug 19,2013(SDN)-Fanaanada Nima Jaamac ee reer Jabuuti sanadihii u danbeeyay mucaaridad a xoogan kula jirtay xukuumada Jabuuti ayaa haatan soo saartay Hees ay ku fareyso madaxweyne Geelle in iska Socdo. Heestan ayaa ku soo beegmeysa xili haatan ay wadahadalo u socdaan Mucaaridkii ay mudada Rafiiqa ahaayeen Fanaanada iyo Xukuumada Jabuuti. “Shicib kii ku siday…

                Read More

                  Shebekedaha tahriibta ee daadsan Caasimada Hargeysa Ilaa iyo Yurubta Bari oo xukuumadii kufashilantey

                  Tahriibata oo ah aafo qaran oo cusub oo dhalinyaro badan oo loo hanweynaa iyo wayeelba ay naftoodii ku waayeen S/land labadii sanadood ee ugu danbeysey ayaa hada isu bedeshey mashruucyo dadban iyo ganacsi xoogan oo xidhan oo dad badani ay nolol maal-moodkooda ku dabaraan. Markii loo kuur-galey Caasimada Hargeysa waxaa tahriibtu si toos ah u-saameysey…

                  Read More

                    President Silanyo Lifts Suspensions on Hubaal Newspaper

                    Hargeisa, Aug 18, 2013 (SDN) —Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” has lifted the suspension of Hubaal newspaper and its weekly English sister publication of the Independent. The newspaper was suspended after it ran a front page article on 11 June 2013 quoting a US based strategic analyst report saying President Silanyo ”President Silanyo, Beset…

                    Read More

                      Livestock Carrier Burns at Berbera Port-(Video)

                      Berbera, Aug 18, 2013 (SDN) —Fire gutted a Syrian-flagged livestock carrier today, while approaches to Berbera port.  Berbera port officials said that the fire broke out in the lower deck of the livestock carrier, which was carrying grass for feeding the livestock.  Berbera port officials also said that there are no casualties except one crew…

                      Read More

                        Halgankii Ummada & Hankii Maxamed Cali (IHUN) by: Fu,aad Sheekh abubakar

                          Nimankii intay dhiidhiyeen wada dhalaalayey Nimankii naftoodii dhigayee dhiigu qubanayey Nimankii dhirta intay cunaan quud ka dhiganaayey Nimankii dalkiinuun dhacsada u dhalandhoolaayey Waar Allah ha u gargaaree guda abaalkooda Maatida ragii soo cesheen ciil ku dhimanaynin Calankeena nimankii mar kale cadaw ka soo qaadey Ciideena nimankii xasladayee ina xoreynayey Nimankii dalkiinuun dhacsada u dhalnadhoolaayey…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Hogaamiye aan u adkaysan dhaliisha balse ku Wanaagsanaa Mucaaridnimada {DAAWO}

                          London 18.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa lagu Tilmaami karaa Hogaamiye aan Xejisan Dhaliisha ay Maamulkiisa u Soo Jeediyaan raga Siyaasadiisa ka soo hor Jeeda Taas oo Mararka qaar sababta inuu Saqda Dhexe ee Habeenkii la sare kaco ka fal celinta hadalada uga Yimaada Siyaasiyiinta aan la dhacsanayn Xukuumadiisa….

                          Read More

                            Labadan war maxaa isku mid ka dhigey:Michael Shanka iyo Safarkiisii Muqdisho

                            Go’aankii ay dhowaan hay’adda MSF ku goosatay inay joojiso hawlgalladeeda Soomaaliya ayaa dharbaaxo weyn ku noqday dadaaladii dawladda Soomalaiya iyo beesha caalamka ku doonayeen in lagu beddelo sawirka laga haysto Soomaaliya. http://www.voasomali.com/content/article/1731578.html __________________________________________________________   SIR CULUS: AFGAMBI KA DHAN AH MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD http://www.qurbejoog.com/2013/08/15/sir-culus-afgambi-ka-dhan-ah-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud/

                            Read More

                              Guddida Aqoonyahanka Beesha Da’auud Garxajis oo Saxaafada Somaliland uaga been abuurteen in ay Dhaliileen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

                              Hargeysa Aug 18,2013(SDN)-Gudida Aqoonyahanka Beesha Da’uud Garxajis ayaa si weyn u canbaareeyay been abuur laga sameeyay oo saxaafada Somaliland qaarkeed soo bandhigeen. Saxaafada Somaliland ayaa shaacisay baaq ay sheegeen in ay soo saareen aqoonyahanka Beesha Ciidegale ku ayideen dawlada Somaliland isla markaana ay ku canbaareeyeen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qaar ka mida Aqoonyahanka…

                              Read More

                                Somaliland: President Silanyo Opens Refurbished Egal International Airport

                                Hargeisa, Aug 17, 2013 (SDN) —President Ahmed Silanyo officially opened the newly refurbished Hargeisa’s  Egal International Airport and reassured of the Government developing various modes of transport so as to spur economic activities in the country. The president also expressed his delight at the beauty of the newly rehabilitated airport. President Silanyo particularly singled out…

                                Read More