Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Faahfaahiyay Marxaladihii Dhismaha Madaarka Caasimada {DHAGAYSO}
Hargaysa 17.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawada ee JSL Md maxamuud Xaashi cabdi Ayaa ka xogwaramay marxaladihii ay soo martay hawsha dib u dhiska iyo casriyaynta gegida dayuuradaha ee caasimadda Somaliland. Wasiirka wasaaradda duulistu waxa uu caddeeyey in dib u balaadhinta RUN-WAY-ga ay maalgelintiisa lahayd dawladda Kuweit, xukuumadda Somaliland-na ay ku dartay qaybaha…
