War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Mugleh Isku Shaandhayn Ugu Sameeyey Golahiisa Wasiiradda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda U Magacaabay Diblomaasi Ruug Cadaa Ah Maxamed Biixi Yoonis, Eryayna Wasiiro Kale Akhriso Liiska
Hargeysa25/Jun/2013(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa wareegto xil magacaabis, eryis,iyo isku bedelid uu ku sameeyey golahiisa wasiiradda waxay u dhignayd sidani: Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo…
