Tribalism Works When Used In Good Faith

    Somaliland is inhabited by the same people with same ethnicity, culture, tradition, religion, and language. Unfortunately tribalism has overtaken all those rich characteristics and has taken its roots in the peoples’ hearts. It is part of their blood. It has an influence in their daily actions and activities. It has disadvantages to some Somali Scholars…

    Read More

      Dhallaan La Carbiyey oo Maalintii Xuskooda Ka Qiireysiiyey Marti-sharaftii|(SAWIRO)

      Hatgeysa June 17,2013(SDN )-  Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Maxamed Muxumed (Dr Xoog) Madaxa Maxadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqore, Madaxa WHO Aasiya Cismaan, masuuliyiin ka socday shirkadaha wadaniga ah ee Telesom iyo Dahabshiil grup,gudoomiyaha degmada Maxamed Mooge iyo marti sharaf kale ayaa ka qayb galay munaasibad lagu qabtay xarunta daryeelka caruurta ee…

      Read More

        DAAWO:Reer Berbera oo si Toos ah ugu sheegay Waxa Looga Fadhiyo Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo is-difaaciisii

        Berbera June 17,2013(SDN)-Waxa magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ee Somaliland booqday Prof Axmed Ismaciil Samatar oo mudaba dalka booqanayay. Prof Axmed Ismaciil Samatar oo Bulshada reer Berbera kula hadlay Jaamacada Golis ayaa iska difaacay dhaliilo loo jeediyay oo ku wejehnaa in aanu ilaa iyo haatan ka hadal horumarka Somaliland. Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ka…

        Read More

          DAAWO:DHIBAATADA LAGA QAADO SIGAARKA

          London June 17,2013(SDN)-Waxa barnaamijka Late Night Show la Yiraahdo ee ka baxa TVga Universal todobaadkan lagu soo qaatay dhigay dhibaatooyinka baaxada leh ee Cabida Sigaarku ku keeno dadka caba. Barnaamijka iyo khubarada ka qeybgalay ayaa soo bandhigaya sawiro iyo muuqaalo kale oo muujinaya baaxada dhibaatada cabida Sigaarka ka dhalata,DAAWO

          Read More

            Marwada Madaxweynaha oo Tilmaantay baahiyaha Caruurta Somaliland & Sidii Mustaqbalkooda loo Hagaajin lahaa {DHAGAYSO}

            Hargaysa 16.June (SDN Marwada Madaxweynaha Marwo Aamina-weris sh.maxamed Jirde ayaa Maanta ka Hadashay Xuska Maalinta Dhalaanka Afrika oo Sannad kastaba laga Xuso Qaarada Afrika 16 bisha June isla markaana la isku xasuusiyo dhibaataada haysata Caruurta iyo Siyaabaha ugu haboon ee wax looga qaban karo, Marwo Aamina Weris waxay sheegtay in  ay waajib tahay in dawlad…

            Read More

              Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Si adag u Naqdiyay Talaabada ay Xukuumadu ku Xayirtay Wargayska Hubaal {DHAGAYSO}

              Hargaysa 16.June (SDN) Ururka Suxufiyiinta ee Solja ayaa maanta Si adag u Canbaareeyay Falkii lagu Xayiray Wargayska Hubaal oo ka mid ahaa Warsidayaasha Madaxa Banaan ee ka Soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa . Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Xasan Maxamed Yuusuf oo Shir jaraa’id ku qabtay Caasimada Hargaysa ayaa Sheegay in talaabada lagu…

              Read More

                Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Yidhi Shirkii uu kaga Qayb galay Nayroobi,Qaadacadii Xafiiskii UNSOM {DHAGAYSO}

                Hargaysa 16.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa uu Warbixin ka siiyay Siyaasada Arrimaha Dibada . Wasiirku warbixintaas waxa uu ku xusay go’aankii xukuumada somaliland hore uga qaadatay duulimaadyada dayuuradaha Qaramada midoobay kaas oouu sheegay in uu weli taaganyahay, waxaana uu tilmaamay in…

                Read More

                  Tacsi

                  Anagoo kala ah Mukhtaar Cabdi Yusuf .Nasir Maxamed Cai.Fuad Cumar yare Xuseen Maxamed Libaxo.Xusen Cumar yare.Khadar Axmed Caras.Maxmud Cusmaan Timacade .Mustafe Idiris. Cabdi Cumar Bare waxay tacsi u dirayaan Ismacil Saalax Yaasiin  iyo ahaladii iyo qarabadjiisii geridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadii Marxumad Ruun Muuse Warfaa oo saaka ku geeriyootay magaalada Hargaysa ilaahay waxaan…

                  Read More

                    LAACA ARAGTEE LAAGA MA OGTAHEY (Sideebay Somaliland uga badbaadi kartaa Duufaanada Siyaasadeed ee inagu soo foolle? Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe

                    BAD WAXA MARA BARIGA WAX JIRIYO BUURO DABADOODA IN BOGLIYO IN BAABACO DHIGTIYO BAALKA LAGU DUULO BUSHIMO NOOL ALLAHA QUUDIYOW BOQORKAYOW HEEDHE Murtidii Abwaan (Cabdi Iidaan) Alle naxariistii jano haka waraabiyee Hiirdanka wabiga Niilka hoosaasinta dowladaa Carabta hiilka siyaasadeysan ee Boqortooyada Sucuudiga iyo hurgufka ay rabaan reer Galbeedku halka loo danleeyey ma ciideydeena Hooyaa. Waxa…

                    Read More

                      Mudane Abdirashiid Hassan Mataan musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid Waa Halyay ku dayasho mudan !

                      (KamapalaSDN) Maqaalkaygan oo aad u kooban waxaan kaga hadlayaa shakhsiyada Mudane Abdirishiid Hasan Mataan oo ah Musharaxa madaxwayne kuxigeenka Xisbiga UCID, Waxaa jirtay maqaal uu qoray Mudane Abdirashiid Hassan 11/06/13 isaga oo la dardaarmaya fariina hawada u marinaya Dawlada, Prof Samatar iyo shacabka S/land. Dardaarankii qiimaha badnaa ayay dadka qaarkii dhibsadeen iyaga oo hadalo aad…

                      Read More

                        Marxuun Xildhibaan Axmed Weyne iyo Doorkiisii Hal abuurnimo ee Qarsoonaa {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 15.June (SDN) Ilaahay Naxariistiisa Janno ha Ugu Deeqee Waxaa Maanta lagu aasay Xabaalaha Xeedho Marxuun Xildhibaan Marxuum Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) oo ka tirsanaa golaha wakiilada Somaliland, oo habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa. Marxuunku waxa uu ka mid ahaa halgamayaashii Ururkii SNM, Gees kale hadii laga eego waxa uu ahaa Suugaan…

                        Read More