|

Warbixinta Gudoomiyaha Gudida Xakamaynta AIDS-ku ka Jeediyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

Hargaysa 23.June (SDN) Gudmiyahay Gudiga fulinta Xakamaynta  xanuunka Aydhiska Maxamed Daahir  Khayre ayaa Maanta Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka siiyay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Heerka Fiditaanka Xanuunkan ee Somaliland,   hawl qabadka  Commession-ka   AIDS-ka.

Gudoomiyuhu waxa uu Tilmaamay in Komiishankoodan uu  Gudoomiye ka yahay madaxweynaha Somaliland isla markaana ay Xubno ka  yihiin Lix wasaaradood, waxaana uu tilmaamay inay lagama maar-maan tahay in Golaha wakiiladu  uu la socdo  xaaladda xanuunkani halka  ay marayso ,maadaama ay shacabka ka wakiil yihiin, cudurkanina uu yahay mid shacabka  asiibaya.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/HIV-AIDS.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed