“Waxaanu Aaminsanahay in Dagaalka Kisimaanyo ay ka danbeeyeen Dawlada Federaalka Somalia, Punt landna Waxay ka Fiirsanaysaa Wada Shaqaynta ay la leedahay” M.weyne Xigeenka Punt land {DHAGAYSO}

    Garoowe 09.June (SDN) Madaxweyne ku Xigeenka Punt land C.samad Cali Shire ayaa dawlada Federaalka Somalia ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sh.Maxamud waxa uu ku eedeeyay inay ka danbeeyeen dagaaladii dhawrkii Cisho ee u  danbeeyay ka Socday Magaalo Xeebeedka Kisimaanyo . Madaxweyne ku Xigeenka Punt land waxa uu ku dooday in dawlada federaalka Somalia ay tahay…

    Read More

      Heesta Cabdaw beri samaadkii +abwaankii, jilaagii iyo majaajileystihii caanka ahaa ee Maxamed Cumar Huryo (AHUN)+qisada dhabta ah laga sameyey nala dheeho+codki khadra daahir

      (KampalaSDN) Iyaga iyo Allahoode, waxay yidhaahdeen Nin dhalinyaro ah ayaa xilliyadii 1980-dii waxa uu ka hawlgali jiray mid ka mid ah laamihii  dawladda ee xilliyadaas oo ahayd waaxda duulimaadyada cirka iyo hawada. Waxay soo wariyeen in xilli xilliyadaas ka mid ah ay inankaas dhalinyarada is barteen gabadh. Waxanay gabadhaas oo ay in muddo ah sheeko…

      Read More

        Nimankan wax la isu saar Anigana SAHAL wax la ii saar

        Iyagaa isu muuqda, way kala irdhoobeen, Bayr bay kala qaadeen. Jubbaland iyagaa ku hirdamaya (Midi waa Dibigii Spaanishka midina waa Calalkii Cassaa) Khasaara la hubey guul u haystaan. Loolankoodu wuxuu ina dhaxalsiiyey qas iyo jaha wareer siyaasadeed iyo mid bulsho.War intaan Kamaandhe la ina weydiin ama se Gibir la inaga qaadin dajiya amuuraha, idinku wada…

        Read More

          Warqad Furan oo ku socota Madaxwaynaha Somalia Mudane Hassan Sheekh Mahmoud

          Tan iyo intii somalia ka baxday ku meel gaadhkii dhanka dibada balse gudaha ay sideedii tahay waxa soo kordhay Geeska Africana ka soo ifbaxay siyaasado Isdiidan oo sida lawada dareemaayo dhaqdhaqaajiyay madaxdii Dawladaha Geeska Africa iyo kuwii dunidaba,waxaana Gabood uwada noqotay Xarunta dalka Ethiopia oon is idhi malaha waa Xaramkii Africa oo madaxda Qaarada iyo…

          Read More

            Dawlad Mas’uul ah oo Dadka Matasha; By Ahmed Arwo

            Waxaan la kulmay akhyaar wax badan ka akhrisatay maqaaladii aan qoray sanado horteed oo tilmaamaya hab-maamul wanaagga iyo horumarka bulsho oo iga dalbay inaan dib u milicsado nuxurkoodii. Waxay ila noqotay inaan codsigaas oo marar badan iyo meelo kala duwan leygu weydiiyey aan dib u cusboonaysiiyo si ay u noqdaan wacyigelin iyo tilmaam bulsho oo…

            Read More

              Armuu Kordhistaa?; Cumar Seerbiya

              Waxay ahayd  arooryo hore wali suuqa Hargeysa dad badani uma soo kalahin, waxaanad arkaysa dad kooban oo iyagu si teel-teel ah suuqa u maraaya kuwaasi oo u kala socda dawno maal-meed kala duwan. Noloshaada maalin kasta waxaad la kulmaysaa mahadho cajiib ah, taasi oo iskugu jirta  farxad, murugo layaab iyo ama kaag, hase ahaatee waxaad…

              Read More

                Taliyaha Booliska oo daboolka ka qaaday inay hayaan Dad Xidhiidh la leh argagixisada {DHAGAYSO}

                Hargaysa Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Cadeeyay in hawl galo ay Ciidamada Boolisku habeenadii u danbeeyay ay ka fuliyeen magaalooyin ka tirsan Somaliland ay Gacanta ku dhigeen Shakhsiyaad ay ku tuhunsan yihiin inay Xidhiidh la Leeyihiin Kooxaha Argagixisada. Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland waxa uu Sidaas ku sheegay mar uu maanta…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay hadal ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia iyo Tahriibta {DHAGAYSO}

                  Berbera 08.June (SDN)  Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Dalka dib ugu soo labtay ka dib  markii uu socdaal  ku soo maray  Dalka maraykanka,Isagoo  jaaliyadda Somaliland kagala qayb galay xuskii munaasabadda 18-ka May ee sanadguurada 22-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideeda. Sidoo Kale Socdaalkiisa ayaan ka Madhnayn…

                  Read More

                    Laba Siyaasi oo Isku haya Hogaaminta Xisbiga Kulmiye oo Isku maalin ku soo laabtay dalka {DAAWO}

                    Berbera 08.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.Casiis Maxamed Samaale ayaa dalka dib ugu Soo laabtay kadib markii uu Soo dhamaystay Socdaal Shaqo oo uu ku joogay Wadanka Ingiriiska. Wasiir Samaale oo uu Loolan Xoogan oo kala Riixashada Hogaaminta Xisbiga Kulmiye ka dhexeeyo Gudoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi ayaa labadooduba isku maalin ay dalka…

                    Read More

                      Afhayeenka Madaxtooyada oo ka waramay qodobadii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti ka socday Yemen ay ka wada hadleen {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 08.June (SDN) Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixyay Kulan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Yeman oo iskugu jiray Ganacsato iyo xubno ka mid xukuumadda dalka Yeman. Afhayeenka Madaxtooyadu Waxa uu Sheegay in Weftigani Ujeedada Socdaalkoodu ay la Xidhiidho u…

                      Read More

                        Banaanbax balaadhan ayaa waxaa uu ka Dhacey safarada South Africa ku Leedahay Magalada London .

                        London 8Jun13 (SDN) Banaanbax  balaadhan oo si aad iyo aad ah loo soo abaabuley ayaa waxaa uu ka dhacey safarada south Africa ku leedahay badhtamaha magalada London ee cariga ingriiska,banaanbaxan oo ay ka soo wada qeybgaleen dadweynaha  afka somaliga ku hadasha sida (Djibouti,Somaliland ,Kililka Shanaad ee Ethiopai iyo Somaliya,dadweynaha ka soo qetbgaley banaanbaxa ayaa waxaay…

                        Read More

                          Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne oo Tababar loo Soo Gabo Gabeeyay {DAAWO}

                          Oodweyne 07.June (SDN) Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne ayaa Maanta  loo soo gabo gabeeyay  aqoon isweydaarsi ay ku qaadanayeen Tayaynta iyo Hogaaminta Maamulka. Aqoon Isweydaarsigan oo Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Oodweyne u Socday Mudo Laba Iyo Toban Cisho ah ayaa Waxaa Maalgalisay Hay’ada UN HABITAT Waxaana Si Wada Jir ah u Fulinayay Machadka Tababarka…

                          Read More