Qodobo laga soo saaray Shir Beeleed Ka Socday Deegaanka Garbo Ee Degmada Yufle Ee Gobolka Sanaag {DHAGAYSO}

    Ceerigaabo 12.June (SDN)  Kulan balaadhan ay soo qabanqaabiyeen, waayeelka, aqoonyahanka iyo   dhalinyarada beesha degaanka degmada Yufle ayaa maanta lagu soo gebagebayay  tuulada Garbo ee koonfurta degmada Ceerigaabo, kulankaas oo lagaga hadlayay hawlaha horumarka bulshada, ilaalinta degaanka  iyo adkaynta  nabadgelyada ayaa waxa munaasibadii xidhitaanka kasoo qayb galay boqoro, salaadiin, cuqaal, aqoonyahan, dhalinyaro iyo martisharaf aad u…

    Read More

      Fadeexadii ugu Xumeed ee Abid soo Marta Xafiiska Wakiilka Somaliland ee UK iyo Ururka SSUK oo Dul Hogeneysa

      Fadeexadii ugu Xumeed ee Abid soo Marta Xafiiska Wakiilka Somaliland ee UK  iyo Ururka  SSUK  oo Dul  Hogeneysa.                      Waxaanu helney nuqul ka mid ah nuquladii ay isku direyeen wakiilka Somaliland ee uk mudane cali adan cawaale iyo Gudidii abaabuleysey xafladii 18/may/13  iyagoo daaha saraya kharashkii soo xarodey iyo inta la hayo., iyaga oo aan…

      Read More

        Faafin ku saabsan dhaqaalihi ka soo baxey xafladii 18 May oo bil ku dhawaad la joogo oo aan la heyn ilaa hada Iyo Emailadii ay is waydarsadeen Ssuk iyo Wakilka Somaliland oo la soo bandhigay

        London 12Jun13(SDN)  Anooga ah gudigii diyaarisay, abaabushay, isla markaana lahayd fikirkii xafladii 18 may 2013 ee lagu qabtay magaalada London. Waxaanu doonaynaa inaan ka haldalno arin yaab iyo ama kaag nagu noqotay. Gudidayadu waxaanu ahayn dhalinyaro wax ku baratay kuuna soo kortay dalka Ingiriiska habase ahaatee og halka ay leeyihiin inay tahay Somaliland. Waxaanu jeclaysanay…

        Read More

          Toos u {DHAGAYSO} Ciyaarta Xulalka Gobolada Gebilay Vs Sool,iyo Awdal oo Guratay Dhibcihii Togdheer

          Hargaysa 12.June (SDN) Xulalka Gobolada Gebilay iyo Sool oo ku Wada Jira Group-ka C ayaa Maanta Wada Yeelanaya Tartanka Is reeb Reebka Gobolada Somaliland . Xulka Gobolka Awdal ayaa Gurtay Dhibcihii Xulkii Xabsiga loo taxaabay ee Gobolka Togdheer, Halkan ka Dhagayso Tebinta Tooska ah iyo Codka Faseexa ah ee Idiinka Imanaya Garoonka Hargaysa Stadium iyadoo…

          Read More

            “Dhoodaan tusaaluu ahaa dhaqan ku jeeraaye” Gabay Baroor diiq ah Abwaan Yuusuf Shaacir

            Hargaysa 12.June (SDN) Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille (Yuusuf-Shaacir) oo ka mida Suugaanyahanada sida weyn looga tix-galiyo gayiga Somalida ayaa tiriyey Gabay cusub oo uu ugu baroor-diiqayo Abwaankii caanka ahaa ee C/laahi Macalin Axmed (Dhoodaan) oo 26/04/2013 ku geeriyooday magaalada Harar ee dalka Itoobiya. Gabaygan baroor-diiqda ah ayuu Abwaan Yuusuf-Shaacir ku iftiiminayaa kaalintii qiimayha badnayd ee…

            Read More

              RRU Police Unit Terrorising Civilian Homes In Hargeisa

              The citizens of Hargeisa had been witnessing this year the constant terror-operations of RRU which is a clear violation of human rights as well as the pure negligence of not respecting citizen´s civic rights by breaking into civilians homes and destroying all the goods in it by undertaking operations which always ends with no results,…

              Read More

                Beesha Ciidagale Wayne Oo Noqday Beeshii Ugu Horeysay Ee Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Xulka Kubadda Cagta Ee Gobolka Awdal Balan Qaday Hadii Xulka Badiyo Diyarad ku Galbin Donaan Hargaysa ilaa Borama (Sawiro)

                Hargaysa 12Jun13 (SDN) Hadhimo sharafeed loo sameeyay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka  AWDAL, Hadhimo sharafeedkaas oo ay soo qaban-qaabiyeen Gudiga Beesha Ciidagale , taas oo ka qabsoontay Star Hotel  ee magaalada Hargeisa. Waxa kasoo qaybgalay gudiga Beesha Ciidagale, Lataliyaha madaxwaynaha ee arimaha doorashooyinka iyo gudiga golaha deegaanka ee gobolka awdal. Munaasibadaas hadhimo sharafeedka ah oo…

                Read More

                  Ma Xishoode lagama Xishoodo

                  Xishoodku waa qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah Diinteena Suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee Muuminiinta; Diinteenuna in badan bay ka hadashay Xishoodka iyo sida qofka Muslimka ah loogaga baahan yahay. Iyadoo sidaas loo og-yahay ayaa hadana dhinaca kalena waxaa jira Qof isagoo ka faa’iidaysanaya Xishoodka Qofka kale isku daya AMA u soo…

                  Read More

                    In Ciyaaryahannada Togdheer Qaadacaan Tartanka, Waxa ku Ceebaysan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

                    Sidaan wada ognahay waxa wadanka beryahanba ka socday ciyaaraha gobalada Somaliland oo Hargeisa ka socda, kuwaas oo si toos ah Adduunka oo dhan looga daawanayo shaashadaha TV-yada. Ciyaarahan  oo loogu talo galay inay dadku isku dhexgalaan iyadoo laysku laab xaadhanyahay isla markaana dhiirigalin looga dhigo dhalinyarada isla markaana kor loogu qaado tayada sportiska dalka meeshana…

                    Read More

                      Doorka Maanta iyo Soo Ifbixii Dil-Dilaaca Qabyaaladda

                      Salaan kadaib akhriste mawduucan maanta ayanu soo qaadanay oo ah mid aad u baaxada wayn culayskiisana waxaa igu ka lifay oon u soo qaatay dhacdooyin layaab leh oo aan ku arkay dalkeen hooye gaar ahaam Caasimada Hargaysa,sidaa-daraadeed waxaa laga yaabaa inuu dheeraado meelo bada oo dunida guudkeeda ahna waa suurto gal inuu taabto ama inala…

                      Read More

                        Hargaysa Stadium, (maxaa ku dhusay Gabilay) Siyad Bare 12/4/1987 + Qaabiladii madaxweynaha Axmed Siilaanyo

                        Waxaan marka hore salan mugleh hawada usoo marinayaa saxaafada xorta ah ee muujisa ama baahisa dareenada shacabka ee jira , Waxaa furitaankii ciyaara gobolada Somaliland ee 2/6/2013 ka soo qayb galkoodii madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ,Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ay xasuustaydii ay dib u celisay wakhti hada laga joogo 26 sano , oo ku beegan 12/4/1987…

                        Read More

                          Garnaqsigii Xildhibaanada iyo Is Difaacii Wasiirka Ciyaaraha “Xul kala Qaybsan ayaad Tartanka ka qayb galisay” {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 11.June (SDN) Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa maanta warbixin ka siiyay  Gudida Arimaha Bulshada  ee Golaha  wakiilada   tartanka Ciyaaraha Gobolada  ee ka Socda Caasimada Hargaysa,iyagoo isla qaatay in sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadoodii loogu soo Celiyo Xulkii Gobolka Togdheer u Matalayay Ciyaaraha Gobolada. Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaruhu  waxa…

                          Read More

                            Kulan lagaga Hadlayay Aafada Tahriibka oo Jaamacada Hargaysa lagu Qabtay {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 11.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa maanta ka qayb galay Kulan ay soo qaban qaabisay Jaamacada Hargaysa kaas oo dhalinyarada lagaga Wacyigalinayay Khataraha Tahriibta . Kulankan Waxaa lagu soo bandhigay Daraasad ay soo diyaarisay Jaamacadu isla markaana lagaga hadlayo heerka uu gaadhsiisan yahay Tahriibku iyo Siyaabaha…

                            Read More

                              Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID oo ka hadlay Safarka Prof Axmed I Samatar

                              Kampala June 11,2013(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga UCID Md Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa kolkii u horeysay ka hadlay safarka uu Prof Axmed Ismaciil Samatar ku joogo Somaliland. Musharaxa Madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga UCID ayaa qoraal uu arrinkan ka soo saaray uga hadlay safarka isla markaana talooyin u jeediyay Prof Axmed iyo Xukuumada Somaliland ee soo…

                              Read More

                                Xukuumada Siilaanyo oo Noqotey Xukuumad Hadh-Dacaar ah oo ay hadhsadaan-Shaqsiyaad Koobani

                                Xogta iyo Xaqiiqda Maanta Somaliland ka jirta!!! Xukuumada  Siilaanyo may-noqon Xukuumad ay Mahadiyaan Shacabkii reer Somaliland ee Codkooda ku soo doortey, May noqon xukuumad ku dhisan Cadaalad  Sinaan,Xaq-soor iyo Haykal Dawladnimo, May noqon xukuumad run sheeg ah oo isku xidha Beelaha walaalaha ah ee wada dega S/Land, May noqon Xukuumada leh Qorshayaal cad-cad oo Qaran…

                                Read More

                                  Fashilaada SAHAL & Faqashta Cusub

                                  Sahal waa Magac ka kooban Xarfo lasoo gaabshay lagana soo dhegay midwalibana u taaganyahay Xarafka u horeeya ee Beelaha Qawmiyad ka mid ah Qabiilada soomalida waxaanay hada jirtaa In mudaa. Waa Jabhad ay isku bahaysteen intii aan Dad,Diin iyo Dal toona dan kalahayn isla markaana looba aaneeyo intii Qaranimada soomali xididada u siibtay isla markaanay…

                                  Read More