Ogeysiis Mudaaharaad looga soo horjeedona xasuuqa lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee South Africa oo ka dhici doona wadama hoose.

    Ogeysiis Mudaaharaad looga soo horjeedo xasuuqa lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee South Africa oo ka dhici doona wadama hoose ku xusan..Fadlan kasoo qaybgal. Qofkasta oo Soomaali ah waa ku waajib inuu ka qayb qaato isu soo baxa balaadhan ee looga soo horjeedo Dawlada South Afrika iyo dhibaatada ay ku hayso dadka Soomaalida ah. # UK…

    Read More

      Doorka Dhalinyaradu ku leedahay Bulshada, By Suleiman Bashir Omar

      Dhalinyaranimadu wa xiliga ugu wanagsan ee qofka bini’admiga ah soo mara, waqtigaa qofku wuxuu kulansadaa fursado uusan markale heleynin. dhalinyaranimada ayaa lagu tilmaama in ay tahay  xiliga qofku uu haysto fursada ugu qaalisan ee noloshiisa, waa tan koowaade in uu yahay xiliga uu ugu caafimaad badan yahay, uguna caqli iyo cudud wanagsan yahay haystana waqti ku filan,…

      Read More

        Ogaysiis: Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund oo kafurmayaa North America

        Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund oo kafurmayaa North America Waxaa Dhamaan Qurbojoogta reer Somaliland ee degan Cariga North America la’ogeysiinayaa in kazoo qaybgalaan Wajigii Labaad  (Phase 2) ee Somaliland Business Fund (SBF).  Mashruucan oo dhiirigalinayaa in lamaalgashado  dalka Somaliland, Waxaa bixiniya World Bank,  waxaana fulinaysa   Haayadda Layidhaa Landell Mills.  Mashruucan ayaa faa’iido badan u leh Dalka Somaliland taas…

        Read More

          Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera oo Si Weyn loogu soo dhaweeyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar,Muxuu Socdaalkiisa ku Sheegay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 02.June (SDN)  Shirgudoonka Golaha Wakiilada,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Madax dhaqameedyo iyo dadweyne Tiro badan ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay Madaarada Magaalooyinka Berbera iyo Hargaysa Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland. Aqoonyahanka ayaa markii uu    diyaarada ka soo degay uu ku dhunkaday Dhulkiisa Hooyo ee uu mudada dheer…

          Read More

            DAAWO Madashii Galabta ee Furitaanka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland & Garoonka Hargeysa Stadium

            Hargaysa 02.June (SDN) Tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland ayaa galabta ka furmay garoonka Hargeysa Stadium ee magaaladda Hargeysa, waxaana ciyaartii u horeysay oo aad u xiiso badan lagu furay Gobolka Maroodijeex ee difaacanaya horyaalnimadda ciyaaraha gobolka iyo xulka gobolka Saraar. Xafladii furitaanka tartankan waxa kale oo ka soo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Xubno ka tirsan…

            Read More

              Khudbadii Furitaanka Tartanka Ciyaaraha Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Ciyaaraha {DHAGAYSO}

              Hargaysa 02.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta si ramsi ah uga furay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay ka qayb qaadanayaan markii u horeysay 13-ka gobol ee Somaliland ka kooban tahay. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo hadal kooban ka jeediyay munaasibaddan…

              Read More

                Xidhiidhka ka dhexeeya Farxadda iyo Shaqada?

                Maalmuhu maaha qaar taagan, saacadduna maaha mid joogsanaysa, waxa taas tusaale u ah cadceedda socota ee inta ay subixii soo baxdo casarkii dhacaysa. Miyaad aragtay maalin ay cadceeddu joogsatay oo ay socodkii daysay? Ma se aragtay maalin ay waqtigeedii ka dib dhacday? Su’aalahaasi waxa ay hordhac u yihiin farriin aan jeclaaday in aan kuu soo…

                Read More

                  Nimco Ibrahim Wacays oo ka Mida Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk oo waraysi gaara siisay qurbejoog: xisbiga ucid runtii rajo fiican baan ka qabaa wadankayga mustaqbalka waa laga yaabaa in aan Isku soo sharaxo Madaxwayne

                  London 02Jun13 (SDN) Nimco Ibraahin Wacay oo waraysi gaara sii say shabakada qurbejoog.com ayaa waxay  sheegtay sida ay u aragto Xisbiga Ucid oo hada u muuqda xisbiga kaliya ee Mucaaradka ee ka jira Somaliland waxay tiri Waxaan u arkaa in uu yahay mid wax ku oola oo xisbiga ucidna  runtii rajo fiican baan ka qabaa…

                  Read More

                    Ciyaaraha gobollada ,Car waa maantaba qoladii ay ceebtu raacdo

                    Ciyaartoyda gobolada Somaliland ee ka qayb galaaya tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland oo la filaayo inay ka furmaan Magaaladda Hargaysa 2/6/2013, ayaa  ku soo jeeda Caasimadda Somaliland, iyadoo qorshuhu yahay inay ugu danbayn ku soo xeroodaan Magaaladda Hargaysa 31/5/2013. Haddaba waa kuwan sharciyadii Kubadu ee ka faiidayso; Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo…

                    Read More

                      “Waxaanu u Tagnay Jaaliyad midaysan oo meel u wada Jeeda” M.Weyne Ku Xigeenka Somaliland {DAAWASHO}

                      Berbera 01.June (SDN) Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii isaga iyo wefti uu Hoggaaminayay oo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska kala qeyb galay sanad guuradii 22-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland. Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan…

                      Read More

                        Wasiirka arrimaha debada Somaliland haddii uu wax kale arki waayay ma wuxuu arki waayay calanka Somalia ee shirka sudhan ,Ibraahin Mahdi Buubaa {DHAGAYSO

                        Hargaysa 01,June (SDN) Afhayeenka  Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Sheegay inay Ayaan daro tahay inuu Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland  loo igmaday inuu  ku andacoodo inuu ka qayb galay shir ay soo abaabushay Hay’ad fadhigeedu yahay UAE, oo uu dabo fadhiisto wufuudii gobolada iyo calankii Somalia, isagoo u muuqday gobol ka…

                        Read More

                          Isku aadka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Beri ka furmaya Caasimada Hargaysa Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 01.June (SDN) Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee JSL ayaa maanta soo saartay Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Sida Rasmiga ah Beri uga furmaya Caasimada dalka ee Hargaysa . Isku aadka Gobolada ayaa loo qaybiyay Sadex Group Waxaana la Aaminsan yahay Group C uu yahay Group-ka geerida ,Maadaama ay ku  Wada Jiraan Xulalka…

                          Read More

                          Tababarihii Hokida New York Rangers oo Daaqadda Laga Tuurey Maxaase Lagu Qoonsadey? By Jaahuur.

                          New York-June-01-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku beegsaneynaa xagaa iyo New York State oo tababarihii New York Rangers John Tortorella oo shaqadii laga caydhiyey muxuuse kasbadey? Akhyaartay carigan waqooyiga Ameerika ayaa aad waxaa looga xiiseeyaa ciyaaraha  Hokida ama Hockey,Nba,America iyo qaar kale oo farabadan. Haddaba aalaaba kooxahaasi haddii ay ku guuleysanwaayaan horyaalada markaa u socda…

                          Read More

                            Xoghayaha Siyaasadda iyo Hirgalinta Baraamijyada ee Xisbiga UCID Mudane Abokor M. Ismaciil oo ku tilmaamay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland inuu ku kacay khiyaamo qaran.Daawo Video

                            London 1Jun13(SDN)  Xoghayaha Siyaasadda iyo Hirgalinta Baarimijyada Xisbiga UCID oo  waraysi dhinacyo badan siyeyey  Saxafada ayaa  Canbarayn kulul oo dhinacyo badan  taabanaaya  kaga hadlay arimo ku saabsan Somaliland iyo Xisbiga UCID.Waxa uuna dhaliil dusha uga tuuray wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo uu ku tilmaamay in uu ku kacay khiyaamo qaran.

                            Read More

                              Xoghayaha Arrimaha Dibeda ee UCID:Waxa Nasiib Daro ah in Wasiirka Arrimaha Dibeddu kala Garan Waayay Danaha Qaranka iyo kuwa Dahabshiil

                              Minneapolis May 30,2013(SDN)-Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee UCID ayaa hadal saxaafada loogu talo galay oo uu ka soo saaray shir Soomaaliya loogu qabtay Nairobi oo Somalilandna ay ka qeyb gashay. Xoghayaha arrimaha dibedda iyo xiriirka Caalemiga ah ee UCID oo qoraalkan ku sexeexnaa ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida xukuumada Somaliland ugu tumaneyso qadiyada…

                              Read More