Xukuumada Somaliland oo Shir ay ka Qeybgalkiisa ka Diiday Britain ka Ogolaatay Dahabshiil iyo Astaantii Qaran oo jeebabka lagu gurtay

    Nairobi 31,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa todobaadkan ka qeybgashay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo abaabulkeeda ay gacan ku laheyd shirkada Dahabshiil. Somaliland ayaa hore u diiday ka qeybgalka shirarka u gaarka ah Soomaaliya balse Doorkan uga qeybgashay danaha shirka ay ka leheyd shirkada Dahabshiil. Dawladaha reer Galbeedka khaasatan Britain ayay Somaliland hore ugu kala tageen ka…

    Read More

      Final Communiqué reloaded By Hashi Yassin Osman

      Preamble The final communiqué has created opposing reactions and interpretations among the various sectors of the Somalis. This is apparent from the verbal kick- and slap based debates known as “Fadhi-ku-dirir”, that are held in the Somali arenas (coffee and teashops), as well as the chat forums (Paltalk and facebook).   Below is the deciphered and…

      Read More

      Xiddiga Reer Brazil Neymar oo Barcelona u Saxeexay 5-Sanno Inuu u Ciyaaro (By Jaahuur)

      Brazil-May-29-2o-13-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku tarwaaxineynaa xagaa iyo cararigaa Brazil. Saaxiibayaal xiddiga da’yar ee reer barazil una ciyaara naadiga faca weyn ee Santos (NEYMAR) ayaa Fc Barcelona waxay dul dhigtey 20,malyan oo lacagta Ingiriiska ah (bound) wuxuuna qalinka ku duugey heshiisna kula galey inuu u ciyaaro shan sanno 5-years. Haddaba laacibkan 21 jirka ah ayaa…

      Read More

        HAMBALYO DHALASHO :Wariye C/xakiim Maxamuud C/raxmaan Cadaani iyo Marwadiisa Marwo Muuna Yuusuf Maxamed oo Gabadhi ugu Dhaltay London

        Dhamaan Hawlwadeenada qurbejoog.com  iyo Saxafiyiinta ka Hawlgala Uk waxay Hambalyo Dhalasho u Dirayaan  Wariye C/xakiim Maxamuud C/raxmaan Cadaani iyo Marwadiisa Marwo Muuna Yuusuf Maxamed oo Gabadhi ugu Dhaltay London gabadhaas oo loo bixiyey Hana waxaanu lenahay soo barbaar tii dalkeeda iyo dadkeeda anfaca ale ha ka yeelo

        Read More

          Maamulka Caasimada Hargaysa oo Jawaab adag ka bixiyay Xayiraadii uu Wasiir Xaabsade {DHAGAYSO} ku soo rogay dhulka danta Guud

          Hargaysa 29.May (SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Caasimada C.casiis Maxamud Caga weyne ayaa maanta Jawaab Kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud ee uu Ku Joojiyay dhul dan Guud ah oo dawlada hoose Maalintii doraad Siisay dad barakacayaal ah oo Ku nool Xaafada Maxamed Mooge ….

          Read More

            Gudoomiyaha Ururka dhalinyarad SANYO ee Uk oo la kulan la qatay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Maaliyada

            london 29May13(SDN) Gudoomiyaha dhalinyarada SONYO Mudane Ismaciil Saalax Yasiin  iyo xubnaha ururka ayaa waxay kulan la qateen madaxwayne ku xigeenka Somaliland kana wada hadleen Doorka dhalinyarada Somaliland ee qurbejooga sidii ay uga qayb qatan lahayeen waxtarka iyo horumarka somaliland, Gudoomiyaha ayaa war bixin ka siyey Madaxwayne ku xigeenka dhalinta reer Somaliland ee UK ee ku…

            Read More

              Ogaysiis: dhammaan beesha Ciidagale shirweynihii barkhadle oo ku qabsoomi doona London.

              Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa beesha Ciidagale in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii BARKHADLE oo ay beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska. Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesh guuda ahaan, hadday noqoto qurbaha gaar ahaan dalka Ingiriiska, Somaliland ,kilika shanaad ee ismaamulka deegaanka Somalida. Waxaana lagu gorfayn doona shirkaas sidii ay beeshu…

              Read More

                Khudbadihii Xuska 22 Guurada ka Soo Wareegtay Markii Itoobiya dhinac isaga riday Heeryadii Mingiste {DHAGAYSO}

                Hargaysa 29.May (SDN) Waxaa laga Joogaa Mudo ku Siman 22 Sannadood Markii Shucuubta reer Itoobiya ay qori caaradii Xukunka kaga Rideen Keli taliyihii Mingiste Xayle Maryam oo Sannad kastaba la qabto 28 bisha May ayaa Habeenkii Xalay Munaasibad Si weyn loo bilay oo lagu maamuusayo Xoriyada Itoobiyada Cusub waxaa lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada…

                Read More

                  Sanad Guurada 10aad ee Aasaaska Telefishanka HCTV oo Hargaysa lagu Qabtay {SAWIRO}

                  Hargaysa 29.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay Weheliyaan Shirgudoonka Labada Gole ee Baarlamanka,Madaxda Xisbiyada Qaranka,Siyaasiyiin,Aqoon yahano, Madax dhaqameedyo iyo Marti Sharaf kale ayaa maanta ka qayb galay Xus loo sameeyay Sannad Guurada 10aad ee Ka soo Wareegtay Markii la Aasaasay Television-ka  HORN CABLE TV,Taas oo Maanta lagu qabtay Huteel…

                  Read More

                    Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo ka qeybgalay shir looga hadlayay Ganacsiga iyo Fadeexada ka dhalatay wasiirka oo iska saaray Calanka Somaliland mudadii Shirku Socday(SAWIRO)

                    Kenya 29May13 (SDN) Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka qayb galayey shir looga hadlayey ganacsiga Somaliya ayaa waxa murugo ku noqatay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Nairobi in wasiirku uu biladii Calanka  Somaliland iska saray iyada oo madaxdii Soomaaliya ay u suran yihiin calankoodii. Wasiirka waxa Shirka kala qeyb galay  Safiirka…

                    Read More

                      WAXAANU CANBAAREYNAYNAA MADAXWEYNAHA DAWLAD DEGAANKA KILILKA SHANAAD

                      Hadaanu nahay gudidda beesha ciidagale ee UK waxaanu si aad uculus u canbaareynaynaa Madaxweynaha Ina ilay oo colaad kawada degaamada beelaha ciidagale iyo ogaadeen. kaasoo doonaya inuu beesha ciidagale ka riixo degaankii AWAARE iyo YOOCAALE ee ay weligood deganaayeen, abaabulayana inuu dhiso tuulooyin cusub oo ah badhtamaha degaanka ciidagale dejinayana beeshiisa. Waxaanu ugu baaqaynaa inay beeshu heegan iyo…

                      Read More

                        DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Ka qayb galay Shir ay ka soo qayb galeen Somalia iyo Kenya

                        Nayrobi 28.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar oo ku Sugan Magaalada Nayrobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa Maanta ka qayb galay Shir loo qabtay Wadamada Somalia,Somaliland iyo Dalka Kenya . Wasiirka Arrimaha Dibada oo Shalay ka duulay Madaarka Magaalada Berbera ayaa Ujeedada Socdaalkiisa Kenya ku Sheegay inuu Kulan kula…

                        Read More

                          DAAWO:Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland”Madaxweynaha Soomaaliya isaga ayay ceeb ku aheyd in uu jebiyo qodobadii heshiiskii Ankara,Somalilandna Caadif ka weyn

                          London May 28,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo haatan booqanaya dalka Britain ayaa ka waramaya debaaldegii Somaliland ee Caalamka iyo arimo ku saabsan qadiyada Somaliland. Khaasatan waxa Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa si gaara uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya,iyo hadalo ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya dhawaan.  

                          Read More