Ambassador Cabdillaahi Cabdi Guhaad, ayaa daboolka si rasmi ah uga qaaday in uu gebi ahaanba iska casilay xilkii wakiilnimo ee uu Somaliland uga ahaa dalka Uganda
(KampalaSDN) . Ambassador, Cabdillaahi Cabdi Guhaad, oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu xusaayay munaasibadda 22-guuradda ka soo wareegtay 18-ka May oo Kampala ka lagu qabtay ,hadabo ambassador abdi laahi abdi guhad oo mar uu khudbad ka jeediyey xafladai 18 may sanad guuradi 22 aad waxa si rasmiya uu shaciyey inu isla cawa…
