The Pain of the Ogaden Somali People

    “Every night, they took all of us girls to [interrogations]. They would separate us and beat us. The second time they took me, they raped me… All three of the men raped me, consecutively”. Human Rights Watch (HRW) report in Collective Punishment, along with 15 other female students, this innocent 17 year-old Ogaden  girl, was…

    Read More

      Wariye Amal Kayse oo la gudoonsiyey Bilad Sharaf Hablaha Qaranka Somaliyeed oo ku mutaysatay Baraamijka Doorka Haweenka

      London 22March13(SDN)Wariye Amal Kayse oo la gudoonsiyey Bilad Sharaf Hablaha Qaranka Somaliyeed oo ku mutaysatay Baraamijka Doorka Haweenka xafladan oo ahayd mid sanadkiiba  mar la qabto lana gudoonsiyo shahadooyin sharaf ayaa waxa ka soo qayb galaya dadwayne aad u tiro badan oo ku dhaqan dalkan uk waxana khadka telefoonka   kala qayb galay Duqa caasimada…

      Read More

        Faallo:Maxaa Keenay Wakhtigan Inuu Guddoomiyaha Kulmiye Miciin-Sado Shir-Beeleed? Halkay-Se Iska Shabahaan Shirarkan Iyo Is-Bahaysiyadii La Eeday Ee Ba-Hooyinka U Qaybiyey Beesha Galbeedka Iyo Waqooyiga Hargeysa?

        Qofkasta oo wax ka yaqaana taariikhda ay bulshaddani soo mareen marka ugu horaysa ee uu maqlo magaca Shir-beeleed, waxa markaaba Maskaxdiisa ku soo dhacaya ama uu qaadanayaa dareen aan fiicnayn, isla markaana waxa uu xasuusanayaa Cahdi ay dadkani la noolaayeen dhibaatooyin, tabashooyin dhexdooda ah iyo godobo siyaasadeed, waxaanu qofkaasi qirayaa hadii Shir-beeleed meesha soo galo…

        Read More

          Barnaamij cusub oo habeenka khamiista ka bixi doona universal tv 6:00 ilaa 7:00 fiidnimo oo la magac baxay iiwad sheekada waxa idiin daadihinaysa Fananada Nimco Degan iyo Maxamed Saxaaf Dawasho wacan

          London 21March13(SDN)Barnaamijka II Wad Sheekada ayaa ah barnaamij cusub oo ay si wada jir ah u daadihin doonaan saxafiga da’da yar ee Maxamed Siciid Asahaaf iyo fanaanada Nimca Degan. Barnaamijkaan ayaa ah mid si gaar ahaaneed looga soo shaqeeyay oo ay gacan ka geysteen maamulka iyo shaqaalaha Universal TV iyo weliba farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Amin…

          Read More

            Soomaaliya: Siyaasadda Geeska Afrika ee Maanta

            Guud ahaan dalalka dunidu waxay leeyihiin dan ee ma leh saaxiib, asii ay danta daleed qeexayso in dalku uu yagleelo saaxiibbo badan oo joogto ah oo danaha lagu gabraarto. Siyaasaddu na waa wixii suurogal ah oo kula gudboon, ma aha wixii aad lexejeclo u qabto ee waa wixii had iyo goor dantu ku jirto, ayada…

            Read More

              Hambalyo Meher Cabdi casiis Ismaacil Cabdi Xasan Rakuub iyo Hibaaq Xasan Nuur

              Anagoo kala ah Aabo Ismaciil cabdi Xasan Rakuub,Hooyo Hibo Xasan Faarax ,Ishraax Ismacil cabdi,Fadxiya Ismaciil Cabdi,Fahima Ismacil Cabdi,cabdikariim Ismaciil Cabdi,Cabdiqadir Ismacil Cabdi,Yasmiin Ismaciil cabdi ,Samsam Ismacil Cabdi,Nimco Ismacil Cabdi,Cabdilaahi Ismacil Cabdi,Cabdirsaaq Ismaciil Cabdi, waxay Hambalyo Meher u Dirayaan ,Cabdi Casiis Ismaciil cabdi iyo Hibaaq Xasan Nuur oo Meherkoodu ka dhacay Hargaysa. reerki lagu waro ala…

              Read More

                Hal-doorka Deegaanka: Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) Qaybta 1aad. Inbox x

                Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare waxa ay ka mid tahay haweenka Somaliland ee guusha ka gaadhay horumarinta naftooda iyo dalkooda, iyada oo ka mid Guddigii u horreeyay ee Doorashooyinka Somaliland ayaan bartay. Waagaas waxa ay ahayd haweenayda keliya eek u jirta guddigaas. Hadda oo aasaaska Komishanka laga joogo ugu yaraan 11 sanno ma ay dhicin…

                Read More

                  Mashruucii Baanka Aduunkee Somaliland Wuxuu La Mid Noqdey; BARNAAMIJKII QIIMEE QOFKAAGA!!

                  Munaasibad maalintay taariikhdu ahayd 11/3/2013 ka qabsoontay hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa lagu shaaciyay 56 ruux oo lagu sheegay ganacsadayaal oola yidhi waxay ku guulaysteen lacagihii deeqaha yaryar ee mashruucii baanka aduunku ku maalgalinayay ganacsatada Somaliland. Mashruucan oo soo bilaabmay bishii 11 aad ee dabayaaqadii sanadkii 2012 isla markaana lacag qadarkeeda lagu sheegay…

                  Read More