Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo u Jawaabay Guddoomiye ku-xigeenka UCID(DHEGEYSO)

    Hargeysa Mar 14,2013(SDN)-Afhayeenka Maddaxtooyada oo jawaab ka bixiyay Dhaliil uu Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Ucid Cali Guray u soo jeediyay Hogaaminta Madaxweynaha kuna tilmaamay Shakhsi aan Weligii Go’aan Qaadasho lahayn waxaa kale oo uu ka warbixinayay socdaalka Madaxweynaha iyo arrimo kale. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuxullldhuxull.mp3″]

    Read More

      Barnaamij ku Saabsan Dufcadii labaad ee Ciidamada RRU oo tababar loo soo xidhay(DHEGEYSO)

      Hargeysa Mar 13,2013(SDN)-Waxa maanta tabar loo soo xidhay dufcad labaad oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland ee loo yaqaano RRUda. Ciidamadan oo u tababaran si gaara isla markaana loogu talo galay xakameynta shaqaaqadaha ayaa xafladii qalin jabintooda waxa khudbado ka jeediyay masuuliyiin doora oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka isla markaana ah ku simaha madaxweynaha Md…

      Read More

      Fc Barcelona oo 4-0 Ku Hurguftey Ac Milan (UEFA) By Jaahuur.

      Camp Nou-Barcelona-Mar-12-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Spain oo ay galabta ku kulmeen Barcelona iyo Ac Milan ciyaartan oo ka tirsaney koobka Yurub (UEFA). Ciyaartan oo runtii aad iyo aad loo wada sugaayey ayaa garoonka Kamp Nou Stadium waxaa ku soo xoomey dadweyne aan la soo koobi kareyn 80,000-kun kor u dhaafey iyo…

      Read More

        Hambalyo Meher Abdiqaadir Nuur Kooshin iyo Muna Yusuf Ali oo ka dhacay Hargaysa

          Anaga ooo kala Ah Farduus Cige Hassan ,NimcoMahamuud Qubqac. Caasha Yuusuf Cali, Khadra Salebaan Xasan{Halgan} Saamiya Mahamed Abdi[Kabatole],Shaadiya C/laahi Ciise, Kaltuun Cumar Cali, Amaal Cali Hassan, Samsam Cawad Cige; Sahra Cali Madoobe, Nimco C/qaadir Hassan, Amran Hassan Xaashi, Ifraax Baruud, Farduus Ahmed, Suleekha C/laahi, Rooda Maxamuud, Yasmiin Ahmed Dubad, Magda Carab hirad, Kowsar Cali…

        Read More

          Khudbadihii Madaxweyne Kuxigeenka iyo Wasiirka Qorsheynta Somaliland ee kulankii ay la yeesheen Masuuliyiin ka socota Banka Aduunka(DHEGEYSO)

          Hargeysa Mar 12,2013(SDN)-Madaxweyne ku xigeenka JSL MD ahna ku simaha Madaxweynaha JSL C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay munaasabad uu Baanka adduunku  deeq dhaqaale ku siinayay Qaar ka mid ah ganacsatada. Munaasabadaasi oo ay sidoo kale ka qayb galeen wasiirada Qorshaynta Qaranka,Xanaanada Xoolaha,Ganacsiga iyo Beeraha waxaana Madashaasi lagaga dhawaaqay in adduun lacageed…

          Read More

            Baaq Ururka Somaliland United Forum

                       Baaq Ururka Somaliland United Forum   Ururku wuxu ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee wada dagan Gobalka salel in Khilaafka iyo Dhibaatada ka dhax-ogantay/ dhexdhacday Maal mahan la so dhaafay in ay Nabad iyo Isafgarad ku so Afjaraan. Xukumadana ugu baaqaynaa in shacabka Gobalka Salel tusaan Hogaan Wanaag, Xilkasnimo iyo Xilgudasho…

            Read More

              Hambalyo Meher:Cabdiqadir Nuur Kooshin iyo Muna Yusuf Cali oo maherkoodu ka dhacay Hargaysa

              Anagoo kala ah Caasha Yusuf cali iyo Saygeeda, Cabiraxmaan Yusuf Cusmaan (Dayr) Ibraahin Yusuf Cali iyo xaskiisa Malyuun Axmed Maax,Naasir Cabdi Cigse ,Foosiya Yusuf Cali iyo Caruurteeda, Amran Yusuf Cali iyo Caruurteeda,Axmed Yusuf Cali ,ilmo Cabdiraxman Yusuf ,Ilhaan Axmed Cabdilahi,Fatxi Cabdiraxman Yusuf, Filsan CabdiraxmaanYusuf, ,Fosiya Cabdiraxman Yusuf,Fahmi Cabdiraxman Yusuf,Cabdi Xirsi iyo Caruurtiisa ,Ismaciil Xirsi Diiriye,…

              Read More

                Cabdi Muxumed Jaamac oo ka mida Qurbajooga reer Somaliland ee sida weyn isugu taxalujiya aqoonsi u helida Somaliland oo nooga waramay marxaladihii laga soo maray aqoonsi doonka iyo waxa hortaagan(DHEGEYSO)

                London Mar 11,2013(SDN)-Cabdi Muxumed Jaamac waxa uu mudo dheer ku noolaa Qurbaha waxaanu juhdi saaid ah geliyay sidii mar uun looga miro dhalin lahaa aqoonsi ay Somaliland ka hesho beesha caalamka. Wareysi aanu Cabdi Muxumad oo la yeelanay khabiirkan ayaanu ku eegeynaa caqabadihii iyo marxaladihii kal gedisnaa ee ay Somaliland soomartay mudadii ay jirtay iyo…

                Read More

                  Baaq ay soo sareen Gudida beesha ciidagale ee uk iyo Europe waxaanu canbaareeynaynaa dilkii waxshinimo ee loo gaystay gacansad Cabdi Xasan Haybe oo lagu dilay Lascanood

                  London 10March13 Baaq ay soo sareen gudiga beesha ciidagale ee uk iyo Europe waxaanu canbaareeynaynaa dilkii waxshinimo ee loo gaystay ganacsade Cabdi Xasan Haybe oo lagu dilay  meel u dhaw laascanood taas oo ay dilkaasi geysteen dablay hubaysan oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante khasatan Baharsame . waxaanu ugu baqaynaa madax dhaqameedka waxgaradka aqoonyahanka culimaa…

                  Read More

                    Celebrating death and the destruction Event in Hargeisa by Some members of Ucid Party ( DAGAALKEE SOKEEYE)

                    Recently in Hargeisa, few members of  UCID party have celebrated for an event in the past that caused the death of hundreds of Somalilanders, the destruction of the hundreds of millions worth properties and inflicted thousands Somalilander refugees in many major cities in Somaliland.   They named the event as SNM disarmament campaign, but actually most…

                    Read More

                      Hal-doorka Nabadda: Suldaan Maxamed Suldaan Faarax W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) Qaybta 3aad

                      Ingiriisku waxa uu sameeyay urur loo yaqaannay SYL oo ka koobnaa 13 nin, oo idilkood geeriyooday, waxaanu ku yidhi “SYL-eey walaalo ayaad tihiin, ee Soomaalida midnimadeeda raacdeeya”, rag badan ayaa diiday oo ka soo horjeestay in wada shaqayn lala yeesho SYL, raggaas oo ay ka mid ahaayeen Suldaan Cabdiraxmaan, Xaaji Cali Yoonis, Qaadi Ibraahin, iyagoo…

                      Read More

                        Siilaanyo Malahu Waabu Dhegaystay Tusaallaha UCID Ee Arimaha Dibadda

                        In badanba kamaynaan maqal xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland inay waddan tegayaan oo ay arrimaha ictiraafka kala hadlayaan, oo wax walba waxay isku soo koobeen uun in laga hadlo Shirka Soomaaliya. Laakiin maanta markuu madaxweynahu ka hadlaayey garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ka yidhi; “maanta Turkiga ayaanu u soconaa si aanu arrimaha icriraafka uga wadda hadalno!” Runtii aad baan warkaasi…

                        Read More

                          Hal-doorka Nabadda: Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) Qormada 2aad.

                          Maadaama oo uu Suldaan Maxamed ahaa wiilka ugu weyn carruurta Suldaan Faarax, waxa ay noqotay in loo caleemo-saaro kaalinta uu aabbihii ka baxay. Waxa lagu soo qaaday diyaarad gaar ah oo Ingiriisku lahaa, waxaana la keenay Berbera oo markii kowaad lagu caleemo-saaray. Waxa uu Suldaan Maxamed yimi Hargeysa, halkaas oo loogu qabtay munaasibad caleemo-saar oo…

                          Read More