Baraamijka Arimaha Bulshada gabadh Yar oo 12 sano jir ah oo qortay buug Af-Ingiriisi ah kana hadlaya nolosha da’yarta ku nool dalka Ingiriiska

    London 20March 13 waxa baraajikan soo diyaariyie Wariye Cabdi Xaafid Maxmuud isaga oo u waramaya qurbejoog.com ayaa waxa u yir Waxaa mahad leh Illaahay Subxaana Watacaalaah. Intaa kadib waxaan u mahad celinayaa qoyska Nuur C/llaahi Cismaan iyo xaaskiisa Mulki Cali iyo weliba gabadhooda Zeynab Nuur C/llaahi oo ah gabar 12 sano jir ah oo qortay…

    Read More

      Gollaha Guurtida Somaliland oo fursad Qaaliya siiyay Dhalinyarada dalka iyo Xildhibaankii ugu da’ada yaaraa oo hawlgalaya

      Hargeysa Mar 19,2013(SDN)-Xildhibaanka ugu da’da yar Golaha Gurtidda Somaliland Xildhibaan Siciid Maxamed Cismaan { Libaaxo } ayaa loo dhariyay Golaha Gurtidda Somaliland 28-Feb-2013. Xildhibaanka ayaa Abihii Marxuum Maxamed Cismaan{Libaaxo} wax uu ka mid ahaa rukanadii uu Gollaahaasi ku taagnaa intii la aasaasayba. Xildhibankan oo ka mid noqon doona Golaha Gurtidda ayaa noqonaya xildhibankii ugu da’da…

      Read More

        Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? Qormadii: 1aad Boobe Yuusuf Ducaale

        “Duqii Maarkoos waa kaa, Waddadii dayacan koray, Jidka aaran-dubatadu, Ku danbeyso weeyaan, Dawga weeye loo maro, Sannadaha dul-saarka ah, Iyo nolosha daalka ah,   Dawga weeye loo maro, Duni aan tilmaannayn, Duuggeedu male yahay, Qof ku daaya mooyee, Qof ku doonayaa jirin.”   Maansadii Isa-sudhan ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale…

        Read More

        Uefa Cup oo 8-Naadi Iskugu Soo Xoomeen Quarter Finalka Iyo Isku Aadkooda (By Jaahuur).

        Uefa-Cup-Mar-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceyna xagaa iyo Uefa Cup iyo iyada la iskugu soo xoomey Quarter Finalka. Koobkan loogu  magacdarey Uefa Cup ayaa sannad walba uga socda qaaradda Yurub,aalaaba waxaa ku kulama Naadiyaal miisaan weyn ku leh koonkan ilaahay abuurtey. Haddaba koobkan oo aad u xiiseeyaan dadweyne badan oo qaaradaha ka yimid iyo dabcan…

        Read More

          Hambalyo Meherka Agaasime Guud Xasan Cabdi Madar iyo marwadiisa Xamda Maxamed Xasan

          Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale Wasiirka w/Dhalinyarta, Cayaaraha iyo Dalxiiska, Cali Siciid Raygal wasiirka W/kaluumaysiga JSL, Cabdilaahi Jaamac cismaan (Geeljire) Agaasimaha Guud ee W/Kaluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul Taliyaha Ciidanka…

          Read More

            QOFKII AF-LAGAADEEYA XUKUMADA WAXAA U YAAL SHARCI ADAG, LAAKIIN KA DIINTA CAAYA WAXBA LAGAMA SOO QAADIN!!!!

            Xukumada uu hogaamiyo Axmed Maxamed siilaanyo ayaa baryahan danbe sidaynu wada ogsoonahay ku mashquulsanayd cabudhinta saxafada madaxa banaan oo aan wali hore uga dhicin xukuumadii ka horeeyay inay ku talaabsada arimahaa sidaas oo kale ah iyo wax u dhawtoona, iska daaye ,wali may hore u dhicin tirada suxufiyiinta ay xidhay  tiro leg intii ay talada…

            Read More

              Hambalyo Meher Laba Qoys: Jaamac Muuse Jaamac iyo Ayaan Maxamuud Cashuur,Saleebaan Ibraahin Xaashi iyo Wasiira Cabdi Xuseen

              Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Xuseen Daahir (Plaza), Khadar Maxamed Faarax, Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), C/Raxmaan Cismaan Cumar, C/Qaadir Aadan Carab, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Siicid Ibraahin Dool (Gurey), C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji), Maxamed Aw Cali Cartan (Hal-deeq), Axmed Aw Geeddi (Dheeraad), Khaalid Jaamac Qodax, Mustafe Maxamed Khayre, Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase), Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed (Dool),…

              Read More

                Gudoomiye Xasan Cise:Inaanu Maxkamad dibedda ka furano Xukuumadaa nagu khasabtay(DHEGEYSO)

                Hargeysa Mar 17,2013(SDN)-Gudoomiyaha Ururkii Xaqsoor ee ku haray tartankii ururada siyaasada Somaliland Md Xasan Ciise ayaa manata  shir jaraaid oo uu Hargeysa ku qabtay uga hadlay wadahadal u socda ururkoodii iyo xukuumada Somaliland. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu ka hadlay dacwado ay ka furteen maxkamado dalka dibediisa ku yaal ka dib kolkii ay cadaalad dalka…

                Read More

                  Fanaanka Cabdi Jamac Qabojiye iyo Ikraan Caraale oo soo saray hees lagu amaanayo Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxmuud iyo Jaliyada Somaliland ee Uk oo Baaq ka soo sartay

                  London 17March 13(SDN) Fanaanka Cabdi Jamac Qaboojiye oo looga bartay Heesaha wadaniga Somaliland iyo Amaanta Madaxwaynaha Somaliland aya mar kaliya waxa lagu arkay isaga oo hees cusub u soo saray Madaxwaynaha Dawlada Fedralka Somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud taas oo asxaabtiisa ka yaabisay fariina u diray madaxda somaliland in go aan laga qaato fanaanka ….

                  Read More

                    Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga oo ka hadlayA Doonyo lagu haystay Jabuuti oo la soo daayay(DHEGEYSO)

                    Hargaysa 16.March (SDN) Wasiirka Wasarada Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cisman Geeljire ayaa Maanta Cadeeyay in Dawlada Jabuuti aya Sii Deysay Saddex Doonyod oo ka mid ahaa Shan Doonyod oo Ciidamada Xeebaha ee   Dalkaasi ay gacanta ku hayeen. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/W.KALUUMAYSI.mp3″]

                    Read More

                      RAAD KULUULIDA XUKUUMADA SIILAANYO WAXA KASIIDARAN HABQANKA IYO KALA SOCODKA XUKUUMADIISA

                      Tan iyo intii uu xilka lawareegey madax weyne axmed siilaanyo dalka waxaad ku arkeysaa arimo cusub oo lagu jah wareerinaayo shacabka masaakiinta ah ee codkooda siiyey madaxweyne siilaanyo taas oo u muuqata kala fogaanshaha dadka reer somaliland oo qeybi uheysato inay sax sanyiin xukuumadu kuwa kalena mucaaridku. Hadaba mucaaridku waxaan qabaa inay wax toosinayaan balse…

                      Read More

                        Baaq Canbaarayn Xadhiga ” Boqor Raabi” Waxa Diraaya Qaar Kamida Dhalinta Malaysia “Aadista Xamar Uma Aragno Jariimad” Maxa Lisanka Lo Siiyay Shirkadaha Diyaradaha Ee Taga. Hadi Ay Xaaran Tahay Tagisteedu.!

                        Ujeedo Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi. Qaar Ka Mida Dhalinyarada Wadanka Malaysia Ku Sugan Ee Wax Ku Baratay. Iyo Kuwo Hadda WaxBarashadu U Socotoba.Waxay Diraayaan  Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi.Ugu Horayn Dhamaan Dadka Magacyadoodu Hoos Ku Qoran Yihiin Waxay Cambaaraynaynaa Xadhiga Boqor Raabi Yussuf Cabdilaahi Kaasoo Mudo Dhawr Week Ahba Ku Xidhan Magaalada Hargeisa. Hadaba Hadii Aanu Nahay Dhalinyarada Magacyadoodu…

                        Read More