GARSOOR QAYBTA I aad
In badan ayaan ka hadlay dhaqamada laga dhaxlay gaaladii gumaysiga ahayd ee loogu talada galay in Islaamnimada lagu dumiyo. Garsoorku waa qodobka ugu muhimsan oo haddii laga tago garsoorka Alle ay tahay gaalnimo cad. Haddii aan soo qaato aayaddan hoos ku qoran gaar ahaan odhaahda الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ wuxuu macnaheedu noqonayaa الْعَزِيزُoo ah midka aanay wax…
