Gobalka Geeska Afrika: Warbixin Gaaban; W/Q: Ambassador Qaybe
Maxamed Siyaad Barre intuu Madaxwaynaha ahaa markuu cadhoodo wuxuu ku khud badayn jiray dal waan ka tagayaa. dawlad se kama tagi doono. Somalia waxay noqotay dawlada keliya ee taariikhda casriga burburtay oo gobalo u kala googooday (Failed State). Waqtigii Siyaad Barre hadalkaa odhan jiray labaatan sano ayaa laga joogaa. Somaliland iyo dawlad gobaleedyo, sida Putland…
