Gudiga Olombikada Caalamka (IOC) oo Ganaaxdey Xiriirka Olombikada Hindiya (IOA).Maxayse Ku Suustey.
New-Delhi-Dec-5-2120-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa gudiga caalamka Olombikada(International Olympic Committee) oo ka joojisey ama ganaaxdey xiriirka Olombiyada India(Indian Olympic Association). Haddaba gudiga caalamka olombikadu(IOC) qodobka ay u cuskadeen in laga joojiyo Indiyaa ciyaaraha olombikada waxay tahay musuqmaasuq hadheeyey madaxdooda iyo iyaga oo soo dhameystiriwaayey shuruudihii laga rabey ay kaga qeybgali lahaayeen ciyaaraha Olombikada….
