SAMO-TALIS: Dareen-celinta Aqoonyahan Maxamed Siciid Gees ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qaybta 13aad
Professor Maxamed Siciid Gees, Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland waxa uu ka mid yahay hal-doorka aan wax ka weydiiyay shakhsiyadda, aqoonta iyo xidhiidhka ka dhexeeya Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe). Isaga oo Aqoonyahanku ii qaabilay si maamuus leh waxa uu dareenkiisa ku cabbiray sidan: Xaaji C/Kariin Xuseen oo Xaaji Cabdi-Waraabe…
