DHAQANKA &HAB NOLOLEEDKA SOOMAALIDA QURBAHA DA’YARTA IYO QOOYSASKA
Magac Allaah ayaan ku bilaabayaa mahad oo idil eebe ayay u sognaatay naxariis iyo nabad galiyo rasuulka SWC kor kiisa ha ahaato intaa ka dib. Assalaamu Calaykum Waxaan ugu horeen salaamayaa umada somaliyeed meelkasta oo ayku suganyihiin guddo iyo dibadba .Waxaan jeclaystay in aan diirada saaro dhambaal in badan igu waregaysanayay kaa soo aan jeclaystay…
