Madaxweyne Siilaanyo: Hogaamiye Qadiyadii Somaliland Gaadhsiiyay Heer Caalami
Suryo Oodan Meeshii Surdhub ah Suul hadaad galiso Qunyar baa sidaha loo baxshaa laanta lama saydho (Abwaan Raage Ugaas) Waxay ahayd 18 kii Bisha May ee sanadkii 1991kii markii ay dadweynaha reer Somaliland go’aansadeen inay Madaxbanaanidoodii dib ula soo noqdaan ka dib markii ay ku hungoobeen Midnimo ku sheegtii burburka horseeday ee ay xorriyadoodii…
