Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya oo markii u horeysay beri ka furmaya meel ka baxsan London iyo faahfaahin ku saabsan qaabka uu u dhacayo

    Hargeysa 19, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiyo toban xubnood ah oo Somaliland iyo dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya u saareen wejiga koowaad ee wadahadalkooda ku saabsan waxa uu noqonayo xidhiidhkooda mustaqbalka. Wada-hadalku waxa uu subaxnimada beri ka furmayaa meel duleedka u ah magaalada London ee dalka Ingiriiska, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka…

    Read More

      XALLINTA KHILAAFKA

      Nolosha aadanuhu waxay soo martay marxalado kala duwan oo leh duruufo kala geddisan. Waxaa mar walba aadanuhu uu ku hawlanaa sidii uu uga bedbaadi lahaa waxyeellada dabeecadda, uuna u haqabtiri lahaa baahiyihiisa kala duwan. Dadku waxay leeyihiin baahiyo, dhaqanno, caqiidooyin, iwm kala nooc ah. Tanina waxay keenaysaa in dadku u kala fakaro, una kala dhaqmo…

      Read More

        FIDNOOYINKA KA SOO BAXA ALBAABADA MADAXDA WAY KA KHATAR BADAN YIHIIN FIDNOOYINKA KALE

        XASUUSO IN ALLE DANBI DHAAF BADAN YAHAY MAR WALBA JECEL YAHAYNA KUWA TOOBAD KEENKA BADAN ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH DHAMAANTEED .INTAASI KA DIB DHamaantiinba waad salaaman tihiin wariyayaasha iyo akhristayaashuba Soomaalidu waxay tiraa arrin deg deg u baahan lagama daaho .waxaan leeyahay waxii dhacyba dhaca alle ayuunbaana xaal og Dawladu maskaxdeeda iyo siyaasadeeda iyo…

        Read More

          Guddiga Somaliland u metelaya wejiga hore ee wada-hadalada Soomaaliya oo beri dalka ka dhoofaya, yaase ka qaybgalaya wejiga labaad?

          Hargeysa 16, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Somaliland u metelaya wada-hadalada Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inay Axadda beri ka dhoofaan dalka, si ay uga qayb-galaan wada-hadalada labada dhinac. Wada-hadalkan oo ah kii u horeeyay noociisa ee 21 sannadood ay isku-hor fadhiistaan Somaliland iyo Somalia, waxa sida la qorsheeyay uu 21-ka bishan aynu ku jiro ee June…

          Read More

            Sustainable Peace: Why Somaliland Matters

            Like in wars between states and other organized groups, civil wars and other protracted domestic conflicts are seldom caused by a single factor. Over time, even those that prove to be the exception to the rule eventually evolve into a much more complex conflict- hence the entity known as Somaliland. A Brief History Only five…

            Read More

              Israacii Somaliland iyo Somalia ma sharci ayuu ku fadhiyay mise sharci-darro?

              Malintii Somaliland heshay madaxbanaanida 26 June 1960, malintii ku xigtay ee 27 June, golihii  xeerdajinta (Parliament)Somaliland waxay saxeexeen xeerkii israaca labada qaybood “ Union of Somaliland and Somalia law ”, oo noqonlahaa aasaaskii israac sharci iyo midnimo siyaasadeed, haddii dhinaca kale ee Somalia saxeexi lahaa. Hase ahaatee  taaasi ma dhicin oo dhiggii Somalia ma saxeexin….

              Read More

                Gaboose Xukun Ka Fog

                Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxa cajib ah nin siyaasi ismood ah oo ka so bixi kari waayay xil wasiirnimo ba raaba kursiga ugu saaraya ee dalka kaas oo ah madaxnimada !?,dalku miyuu xamili kara nin kolba xil ka cararaya oo mawadiniinta is qab qabanaya mar walba kaas miyuu ku haboon yahay madaxweynimo!? ma nin hanti…

                Read More

                  Jidka isku-xidha Hargeysa iyo Sallaxlay oo dhismaheeda la bilaabay iyo xaddiga lacagta lagu gudoomay madashii wanqasha wadada (Daawo)

                  Hargeysa 14, June 2012 (Qurbejoog.com)- Jidka xidhiidhiya caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo degmada Sallaxley oo 63 Km dhinaca Koonfureed kaga beegan, ayaa maanta si rasmi ah loo bilaabay, si laami cusub looga bineeyo. Munaasibad loo sameeyay bilaabista dhismaha wadadaas oo lagu qabtay meel dhawr Km dhinaca Koonfurta ka xigta madaarka Hargeysa, waxa ka qaybgalay Maayarka…

                  Read More

                    CPJ calls on Somaliland president to end press crackdown

                    June 13, 2012 President Ahmed Mohamoud Silyano Office of the President Hargeisa, Somaliland (transmitted via email) Dear President Ahmed Mohamoud Silyano, We are writing to express our alarm over deteriorating conditions for independent journalists in Somaliland. The Committee to Protect Journalists has monitored 58 cases of journalist detentions by authorities since the beginning of the…

                    Read More

                      Waxa Shaleyto Subax lagu waaberiistay war ku saabsan in toogasho gaadmo ah loogu gaystay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa

                      Waxa Shaleyto Subax lagu waaberiistay war ku saabsan in toogasho gaadmo ah loogu  gaystay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Hargeysa C/rashiid Maxamed Duraan, ka dib markii isagoo masaajidka ka soo baxaya lala beegsaday Toogashadaasi. Waxa ay hadaba is waydiin tu tahay Ayaa ka danbeeya yaa Toogtay maxay ku timi maxay ku danbeyn : Inkastoo qofka toogtay uu…

                      Read More

                        SSUK oo Xaflad 26 june ku saabsan soo qabanqaabisay iyo London

                        Ascw, Waxaan dhamaan marwooyin iyo mudanayaal idin ogaysiinaynaa oo aanu idinku soo dhawaynaynaa munaasabada 26ka June, 2012 oo lagu qaban doono: London Marriott Hotel Kensington 147 Cromwell Road, Kensington · London, SW5 0TH England   Xafladan oo aqoonyahan, madax dhaqameed, dhalinyaro, rag iyo dumar iskugu iman doonaan ayaa lagu xusi doonaa maalintan qiimaha iyo qaayaha…

                        Read More

                          Ururka Waddani Waa Xoriyatal Qawl By Mukhtar Cilmi‏

                          Fikirka Ururka Waddani salkeesu wuxu yahay in loo adeego danta guud ee shacabka iyo in shacabka Somaliland ay lahadaan awood dowladnimo, waddankana laga hirgeliyo nidaam dimuqraadeyeed sida doorashhoyin madaxbanaan oo u dhacdo si caddaalad ah. Fikirka Ururka Waddani wuxuu taagersan yahay oo hirgalin doona mamuul dawlad iyo shacab is rumeysan oo ka dhexayso wada tashi…

                          Read More

                          Los Angles Kings oo Ku Guuleystey Stanley Cup

                          Los-Angles-June-12-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku liishaameynaa Kooxda kubadda hokida Hockey ee Los Angles King oo xaley ku guuleystey koobka loogu magac darey Stanley Cup. Akhyaartay kooxdan L-A-King ayaa 44-tan sanno  oo koobkani jirey eyna il saarin waana markii ugu horeysey taariikhda ay ku guuleystaan koobkan Stanley Cup. Haddaba mucjisadii ka yaabisey bahweynta ciyaaraha jecel…

                          Read More

                            QARANIMADA IYO MADAXBANAANIDA SOMALILAND WAA MUQADAS AAN QURBA MEER STATE IYO GUDO MEER STATE AYNA CIDNA WAXBA U DHIMI KARIN

                            Qaranimadda Somaliland ee 21labaatan jirsatay waxay ka dhalatay iraadada shacbiga dalka ku abtirsada oo dhan jiritaankiisuna waa muqadas aanay koox qurbo meer ah  iyo ashkhaas meelo kale looga gacan haadinayaa haba yaraatee aanay waxba yeeli Karin. Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo nabaddu qiime sare iyo ahmiyad weyn u leedahay,…

                            Read More

                              Xukun Qarqoosh, W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

                              Xukumada la yaabka leh ee loo tiriyo Amiir Qarqoosh waa taan qarkood hore idiinku soo gudbiyay. Waxa kale oo ka mid ahaa kuwan hoos ku qoran. Nin dambiile ah ayaa Qarqoosh ku xukumay dil delelaad ah. Markii loo diyaariyay halkii lagu deldelayay, ayaa askarti soo kaxaysay dabeedna waa la saaray. Xadhigii lagu deldelayay markii la…

                              Read More

                                SHIRKII ISTAMBUUL QAYBT 3AAD IYO QAYBTA 4AAD

                                Waxaan weli ku jiraa qodobadii ka soo baxay shirkii Istambuul loogu qabtay Soomalida farqadiisa Siyaasadda. Sida aad garan kartaan siyaasadu waa tabta iyo xeesha ay tahay in la adeegsado si lagu gaado yoolka loo socdo. Marka qodobada Siyaasadda waxaa laga dheehan karaa siyaasadda ay beesha caalamka doonayso in ay Soomaaliya uga gaadho danta ay ka…

                                Read More