DHALEECAYN BAA LAGU XIDHAY B/MADOW SIILAANYO IYO FAYSALBA WAA KUWII DHALEECAYNAYEY MDXDA SHALAY YAA XIDHAY QODOBKA 68YAA KU QAADAY?

    (Dhaleeco kastoo laguu soo jeediyana ha u qaadan cadaawad) DHAMAAN MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH DHamaantiin waad salaaman tihiin akhyaarta sharafta badan iyo wariyayaasha heegan ee wararka qumaatiga u warinayaba Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ceebtaaday kow ogtahay kun looma sheego xusbigana talada dalka hayaa maalinba tuu la yimaadaa tii kale ka daran Shalay waxaan goob…

    Read More

      Hargeysa: Shirkadda TELESOM oo adeegyo wax-ku-ool ah ku soo bandhigtay Carwada Labaad ee Somaliland (Akhri oo DHEGEYSO)

      Hargeysa 8, July 2012 (SDN)- Shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa adeegyo wax-ku-ool ah oo aad loogu riyaaqay ku soo bandhigtay Carwada Ganacsiga Somaliland oo shalay ka furantay Hargeysa. Madaxa qaybga Ganacsiga ee shirkadda Telesom Mr. Cabdiwahaab Maax oo hadal ka jeediyay furitaankii Carwaddaas, waxa uu bulshada reer Somaliland ugu bushaareeyay…

      Read More

        Garsoore Cismaan Ibraahim Daahir:Buurmadoow waa lagu waayay denbiyadii lagu soo oogay,balse maxkamada ayaa denbi kale ku heshay(DHEGEYSO)

        Hargeysa July 08,2012(SDN)-Maxkamda Gobolka Maroodijeexx ee Hargeysa ayaa maanta xadhig sanada ku riday Boqor Cismaan Buurmadoow oo sida Garsoore Cismaan Ibaraahin Daahir uu noo sheegay lau waayay laba denbi oo xeer ilaalintu ku soo rogtay. Garsoore Cismaan waxa uu Tafatiraha Guud ee Wararka Somalidiasporanews.com u sheegay in maxkamadu kolkii ay daawatay cajalado muuqaala dhegeysatayna denbiyadii…

        Read More

          Crossbones, By Nuruddin Farah

          Crossbones, Somali writer Nuruddin Farah’s latest novel, opens with a mistake. “Young Thing” – a recruit to the military wing of the Union of Islamic Courts in control of Mogadishu – becomes lost on his mission to establish a safe house. He enters the wrong building and as a result both the occupier, a man…

          Read More

            IN MADAXNIMO LA SHEEGTO MA BANNAAN TAHAY?

            Ugu horrayn waxaa loo baahan yahay in iyada oo lagu hal qabsanayo kitaabka Quraanka iyo sunnadii rasuulka scw, in si cilmiyeysan looga hadlo waxa ay tahay madax noqoshadu. Madaxdu waxay la kala baxaan derejooyin kala duwan. Waxaa jira boqor, garaad, madaxweyne, taliye ciidan iyo madax kale oo hay’ado kala duwan kala xukuma. Haddaba waxaa loo…

            Read More

              Duqa Magaalada Ceerigaabo:Sul. Maxamed Sul.Cabdiqaadir Shirka Daallo Wuu Iman Karaa,In Garxajis Meydh ku Shirayana Goaamada Daallo ayay ku xidhan tahay

              Ceerigaabo July 07 2012(SDN)-Waxa magaalada Ceerigaabo duleedkeeda Buurta Daallo ka socdey mudo todobaada Shir weyne ay isugu yimaadeen Beelweynta Siciid Gadhxajis(Habar Yonis). Shirka oo marxalado kala duwan soo maray ayaa haatan si habsami ah uga socda Buurta Daallo,waxaana lagu wadaa in dhawaan la gudo galo qodabadii shirka loo qabtay. Hadaba si aanu Shirka iyo xaalada…

              Read More

                MA JIRAA QODOB SHARCIYA OO XAKAMAYNAYA AWOODDA DAWLADA HOOSE IYO GOLIHII HORE EE DEGAANKA XILLIGA KALA GUURKA?

                WAXAA KA BILAABMAY MASALIHII CASIMADA HARGYASA SAYLAD WAYN OO LAMIDA TII XOOLAHA HARGAYSA ,OO LAGU KALA GADANAYO DANTII GUUD EE LAGA JARAY BEERAHA ,WAXAANA KA SOCOTA (IGA GAD IYO KAA GADI MAAYO)   Anigoo ka mid dadka ku dhaqan casimada hargaysa daneeyana horumarka dalkayga iyo dadkayga, lana dagaalama qabyaalada iyo musuqmaasuqa, magacayguna yahay Cabdilaahi cismaan…

                Read More

                  Madaxa Bandhiga Caalemiga ah ee Buugaagta iyo Magtabada Wareegta ee Somaliland Jaamac M Jaamac oo noo waramay(DHEGEYSO)

                  Hargeysa July 05,2012(SDN)-Madaxa Bandhiga Caalemiga ah ee Buugaagta Hargeysa iyo magtabada Wareegta Aqoonyahanka Qoraaga weyna ah Jaamac Muse Jaamac oo shebekeddan Wareysi siiyay ayaa nooga xog waramay  hawlaha baaxada leh ee ay Somaliland ka wadaan. Wariyahayaga mGaalada Hargeysa Siciid Maxamed Siciid Yare oo aqoon yahanka Hargeysa kula kulmay ayaa wareysi uu layeeshay aanu halkan idiinku…

                  Read More

                    Qoraaga Jaamac Muuse Jaamac oo Qurbejoog.com uga waramay ujeedada ay ka leeyihiin Bandhiga Maktabada Wareegta iyo Buugaagta Geediga ah oo ka socota magaalooyinka Somaliland

                    Hargeysa 5, July 2012 (Qurbejoog.com)- Qoraaga Jaamac Muuse Jaamac oo horkacaya Bandhiga Maktabada Wareegta oo todobaadkan dalka ka socotay, ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedooyinka ay ka leeyihiin bandhigaas. Jaamac Muuse Jaamac oo horkacaya hawshaas oo maalmihii ugu dambeeyay lagu qabtay magaalooyinka Boorama, Sheekh iyo Burco, waxa waraysi la yeeshay weriye Siciid Maxamed Askar oo ka…

                    Read More

                      Cali gurayow wisiirka madaxtooyadu wuxuu sugay guushii xisbigiisa halka aad adigu ka doorbiday inaad qadaadiic yar ka qaadato riyaale!!!!

                      Waxaan salaamayaa warbaahinta sida fiican warka noogu kala tabisa ee aanaan la’aanteed la heleen wararka aad baa u mahdsan tihiin.Intaasi kadib waxaan jeclaystay in aan dhawr eray ka idhaahdo hadalo deel qaaf ah oo afhayeenka udub halkan uga soo jeediyey wisiirka madaxtooyada iyo wisiirada kaleba kuwaasi oo xambaarsanaay yasid iyo aflagaado aan geedna loogu soo…

                      Read More

                      Tababarihii Xulka Netherlands Pert Van Maqrwijk oo Iscasiley.

                      Amsterdam-Netherlands-July-04-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa Tababarihi xulka qaranka ee Netherlands Pert Van Marwijk oo iscasiley markii koobkii qaaradda Yurub 2012 loo awood sheegtey. Saaxiibayaal sababaha keeney inuu iscasilo Pert Van Marwijk markii xulkiisii Netherlands daaqadda ay ka baxeen wareegii kowaad Round-1 una awood sheegteen Germany,Portugal iyo Denmark(Group of Death). Pert Van Marwijk oo ay…

                      Read More

                        Phony Constitution crafted through UN rigged process

                        On June 22, 2012theSomali Roadmap(the process for ending the Transition) Signatories (SRS)-(the gang of six)[1]signed documents prepared by the Office of the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS). The documents, available in this link Documents signed in Nairobi Kenya on June 22, 2012, are (1)Somali Transitional Government Decree(Decree), (2)protocol establishing Somali National Constituent Assembly(NCA),…

                        Read More

                          Quluub Wada Jirtaa Qaniya Sheekhow !

                          Tan iyo markii ay dawlada uu gadhwadeenka ka yahay Xisiga kulmiye ay talada dalka la wareegtay muddo laga joogo labo sanno oo kaamila, waxay xukuumadu xooga saartay siddii ay talada wax uga siin lahayd labada xisbi ee mucaaridka. Waa nidaam cusub oo aan hore loogu arag labadii maamul ee ka horeeyay dalwada maanta jirta. Dawladii…

                          Read More

                            The Four Somali-American Janjaweed

                              The Four Somali-American Janjaweed By. Dr. Farah Ahmed Jama, Email: farahj60@gmail.com Peace and stability in Somalia and the East Africa region are being undermined by a group of people based in the United States of America whose assets, safety, and family are firmly protected by the US government. Fully aware of this protection these…

                            Read More

                              Amoud University Needs Infusion Of New Blood

                              Credit goes those who conceived the idea to establish a university for Awdal Region in 1991. Soon, the people of Awdal Region welcomed the idea and insights and the dedication that came from the two young men who then lived Riyadh, Saudi Arabia became reality. It is unfortunate, however, their names never be mentioned at…

                              Read More

                                Jaamacadii Camuud oo ay Hadhaysay Maamul xumo, Qabyaalad iyo Cadaalad daro Aabe uu ka yahay Gudoomiye Saleemaan Guuleed

                                Intiinii akhrisatay maqaalkii hore ee aynu kaga hadlaynay arrimaha jaamacada Camuud ragaadiyay ee waydda ka dhigay oo aynu ka iftiiminay sawir guud. Maqaalkana waxaynu kaga hadli doonaa qaar ka mida dhacdooyinka ugu waaweyn ee Camuud ka dhigay jaamacada ugu liidata jaamacadaha ka jira jamhuuriyadan Somaliland. Dhacdooyinkaa foosha xuni waxay soo bilaabmeen sannadkii 2002 oo ah…

                                Read More