ABU-DARDAA R.C. SAAXIBIL RASUULLULAHAA S.A.W. IYO QUDBADIISII XIKMADA IYO CAJIIBKA BADNAYD

    DHAMAAN MAHAD ILAAHAY BAA ISKA LEH INTAASI KA DIB Waad salaamantihiin dhamaantiin wariyayaasha iyo akhristayaashaba Waxaa muhiin ah inaynu meel kastoo aynu joognaba iyo xili kastoo aynu joognaba inaynu mar walba taariikhda asxaabta rasuulka s.a.w. ay dhexdeena ku dhex noolaato hadal hayntoodu waayo waa xiddigo efaya iimaanka muuminkana siyaadiya wadadooyinka janadana kugu ridaya waana saaxiibo…

    Read More

    Poland Iyo Ukraine oo Nasiib U Yeeshey In Lagu Qabto Koobka UEFA 2012.

    Uefa-June-2-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu todobaadkan ku soo qaadaneynaa horyaalka kubadda cagta ee yurub oo si rasmi ah uga bilaamidoona wadamada Poland iyo Ukraine June 8-da ilaa Julay 1-da oo la soo gabagabeynayo haddi eebbe ka raali noqdo. Akhyaartay waa markii ugu horeysey ee koobkan horyaalada Yurub lagu kala qabto labadan waddan ee Poland iyo Ukraine,waxaana…

    Read More

      Will Istanbul Conference engender a common vision for Somalia?

      The succor of Turkish government to the people of Somalia has caused different reactions. First, it has uplifted the hope and spirit of the Somali people afflicted by the combination of civil war, famine, brutal rule of Al-Shabab, the abuses of corrupted Transitional Federal Government (TFG) and the dividing and disempowering policies of the international community. Second, it has irritated the regional power –Ethiopia for potential break-up of its uncontested dominance on Somalia. And third, it hasheightened the suspicion of United States of America and Europe on Turkey’s intention towards…

      Read More

        Siraha Qarsoon ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Wejiga Dhabta ah ee Wasiir Cabdicasiis Samaale! Qaybta 3aad: Qalinka Akhristaha

        Qaybta Saddexaad: Qalinka Akhristaha Soo jeedin:- Waxaan u soo jeedinayana dhamaan culimada , aqoonyahanada , madaxada dalka ee kale duwan inay arrintaa wax ka qabtaan  oo wax walba loo maro sifihii sharciga ahaa, dadku waxay leeyhiin hay’adii shaqaalahii dawladda ayaan jirinba oo qabsanayn shaqadeedii iyo hanta dhawrkii guudba yuu la xisaabtami ma cidaan ahaynba shaqaale…

        Read More

          Siraha Qarsoon ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Wejiga Dhabta ah ee Wasiir Cabdicasiis Samaale! qaybtii 2aad

          Sidoo kalena MR. Khadar INDHALEEB oo  hayb wadaagaan isla markaan abtii u ah wasiirka wasaaradda maaliyadda looga dhigay gunoo lacag dhan 1,500$ sidoo kalena la siiyo markasta oo uu baxo SAFAR DHAGAREEDKIISA UJEEDEYSAN habeen dhaxyo  iyo mushaharkiisii iyo waliba gunadiisaba, shaqaalaha cashuuraha beriga’\kastamka  kala bedela oo qaar isaga u shaqeeyana  siday ku odhanayaan dadka xogogaalka…

          Read More

            Siraha Qarsoon ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Wejiga Dhabta ah ee Wasiir Cabdicasiis Samaale!

            Waxaan baadhis iyo daba-gal ku sameeyey si mutadawcnimo ah habka shaqo socodsiinta iyo nimaadka shaqo ee wasaaradda maaliyadda oo ah wasaaradda ugu muhiimsan jamhuuriyadda Somaliland, taas oo hagaajinteeda iyo hagaajin la’aanteedu ay saamayn xoog ah ku leedahay  dalka oo dhan, in kasta oo aan si xeel-dheer isugu dayay in aan la kulmo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda…

            Read More

              Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)

              Qormadii: 7aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale     cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar xataa dhaqanka macawis-xidhashada wuu lahaa. Waxaan garanayaa ama arkayba isaga oo Hargeysa jooga oo suuqa macawis ku tallaabsanaya, koodhna xidhan oo weliba kombiyuutarkiina degta ku sita. Waxaan garanayaa maalin uu intaa xidhnaa oo ay xaaskiisa Aamina wada socdeen oo ay agabkan hadyadaha…

              Read More

                BOQORKII BULOODAY! – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

                Sida sheekooyinkeena dhaqanku tilmaamaan, habardugaagag boqorkooda waa libaaxa. Libaaxa waxa loo boqray wuxu leeyahay tilmaamu u gaar ah oo uu kaga mudnaaday habar dugaaga intiisa kale, sida awood, geesinmo, garasho, iyo dulqaad. Waa tilmaamaha hogaanka wanaagsan ee aan dad iyo duunyadu ku kala baydhin. In kasta oo uu awood badan leeyahay, boqorka habardugaagu waa noole….

                Read More

                  Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi, laywerkii qarankoo bakhaar ka xamaalaya

                  Walee nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Magaalada Ottawa ee caasimada Canada waaxa degen nin la yidhaahdo Rashiid AwNur Hirsi oo mirqaan awadeed isku magaacabay madaxweynaha Awdal State. Ninkaasi iyo kooxda wehelinaya waxaa loo yaqaan Qurbomeer State. Hadaba Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi waxaa u sheegtaa Qaryaqaan laakin runta naxdinta leh waxaa weeyaan ninkani wax taclin…

                  Read More

                  Xiddiga Reer Kiiniya oo Ku Guuleystey Ottawa Marathon.

                  Ottawa-May-28-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa Ottawa Marathon oo lagu kala baxay waxaana ku guuleystey xiddiga reer Kiiniya Laban Moiben. Saaxiibayaal shaki kuma jiro Oradada dhexe iyo kuwa dhaadheer iney Afrika ku caantahay siiba bariga Afrika (EAST AFRIKA) haddaba qaaradaha aduunka ayaa sannad walba lagu qabtaa taas oo loogu magacdaro magaalooyinka lagu qabto. Shalay ayaa…

                  Read More

                    GORFEYN: XUSKA MAALINTA XORRIYADDA

                    Si waafi ah ugama fekerno sababaha aynnu fal kasta u samaynno, mana halaanbaynno saamaynta arrin kasta oo dadnimadeenna iyo ummadnimadeenna lama-huraan u ah. Taasi waxay keentay inaynnu ku noolaanno, kuna naalloonno nolol sabbaynaysa oo aan lahayn halbeeg laga qiyaaso gedgeddoonka tagtadeeda iyo timaaddadeeda. Si taas la mid ah, sababtaas ayaynnu u garan la’nahay halka aynnu…

                    Read More

                      Maxaad ka ogtahay ajandeyaasha shirka Turkiga ee Soomaaliya, cida ka qaybgalaysa iyo shaqsiyaadka loo xulay inay ka khudbadeeyaan? Halkan ka akhri oo ka bogo

                      Istanbul 27, May 2012 (Qurbejoog.com)- Sida lagu wado 31-bishan May oo maalmo koobani ka hadhsan yihiin waxa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmaya shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya. Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay in guddi afar wasiir ahi uga qaybgali doonto wejiga hore ee shirkaas, iyadoo shirkani uu daba socdo shirkii dhinacyada Soomaalida ee 23…

                      Read More

                        Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)

                        Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka) Qormadii: 4aad ilaa 6aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale “Gurigaagu waa sharaf,       Goonyahaagu waa nuur, Gogoshaadu waa nabad, Guushana dalkayska leh, Dalka geesigiisiyo, Galladdana adaa mudan.”   Maansadii Galaal ee Hadraawi,   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale     cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 4aad Waxa kale oo uu…

                        Read More

                          WAXA MADAXWEYNE MIISKAAGA SAARAN MOOSHIN MAR HORE KU SOO MARAY W/Q: Cabdilaahi Gadhle

                            Aniga oo ah muwaadin reer Somaliland magaciisuna yahay  Cabdilaahi Cismaan Cabdi  (Cabdilaahi Gadhle) waxaan maanta oo taarikhdu tahay 27/05/2012 aan doorbiday inaan dib u xasuusto dhacda dhawayd oo ku saabsanayd dhiirigelinta ganacsatada dalka maalgashata iyo sidii da, yarta wadanka shaqooyin loogu abuuri lahaa. Waxaan odhan karaa madaxweynaha  jamuuriyada Somaliland, waa shakhsi  diyaar u ah…

                          Read More

                            Xuska 27 MAY SNM maalintii ay dalka ku soo ruqaansatey

                            Ascw, Nagala soo qaybgal munaasabad lagu xusayo SNM maalinta Axada ee 27 May 2012, oo ah Sanadguuradii 24aad, laguna qaban doono xaafada Shepherd Bush ee magaalada London.  Waxay munaasabadu Socondoontaa  6:00 ilaa iyo 10:00 habeenimo. Goobta xaflada lagu qabanayana waa:   Egyptian House 95 Bloemfontein Road, London W12 7DA   Adan Ismail Guduumiyaha ururka Vision…

                            Read More

                              JAHAADKU AMA WAA GEERI AMA WAA GUUL

                              Waxaan in badan ka hadlay in Shabaabtu aanay ahayn mujaahidiin waayo waxay khilaafsan yihiin xeerka, shuruudda iyo sharciga jahaadka. Mujaahid ma aha derejo uu dadku bixiyo ee Alle oo keliya ayaa bixiya. Ruuxii isaga oo dan gaar ah ku fushanaya dad aan diinta aqoon badan u lahayn ku adeegsada mujaahidiin ayaad tihiin, wuxuu la mid…

                              Read More

                                HAMBALYO DHALASHO WACAN

                                1.     Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2.     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar 4.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi) 5.     Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi 6.     Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL…

                                Read More