Arsenal oo Arshivan U Furdaamisey Zenit St Petersburg Ama’ahaan.
London Feb-28-2011-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xiddigii reer Raashiya Anderey Arshavin oo Arsenal u musaafurisey amaa’ahaan kooxdiisii hore ee Zenit St Petersburg Alaaba laacibiinta ku soo biira kooxaha waaweyn ee cariga Ingiriiska ama haka yimaadeyn Afrika,Asia,latiin Ameerika,iyo Yurub ayaa waxaad arkeysa markiiba qaar la qabsada iyo kuwa ku ciyaar guura. Laacibkan Andrey Arshavin ayaa…
