Madaxweyne Siilaanyo Muddo Kooban Ayay Kaga Duween Jidka: Faallo: Maxamed-rashiid Muxumed Faarax
MadaxweynahaSomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxaa uu soo qaaday jid dheer oohawl badan si uu ku soo gaadho kursiga ugu sareeya dalka. Waxaa loo arkayay ooololihiisa lafdhabar u ahaa in uu raadinayo taariikh wanaagsan oo uu kugabagabeeyo halgankii uu u soo maray dalka waxaana loo hibeeyay taageero badanoo uu ku kasbadday magaca uu ku lahaa…
