Hambalyo Dhalasho:Aabe Cabdirizaq Ismail Geedi iyo Hooyo Istaahil Xasan Xuseen oo inan Mareykanka ugu dgashay

    Minneapolis Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Dhamaan bahda somalidiasporanews.com waxa ay hanbalyo halkan uga dirayaan Aabo Cabdirizaq Ismaciil Geedi iyo Hooyo Istaahil Xasan Xuseen oo inan ugu dhashay dalka Mareykanka. Inanka oo loobixiyay Ismaciil looguna magacdaray awoowgii allaha u naxariistee ayaan eebe uga baryeynaa in uu ka dhigo mid dadkiisa,diintiisa iyo dalkiisaba anfaca aamiin. Bahda Qurbejoog.com waxa ay Qoyska…

    Read More

      Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Somaliland wacad baa u yaal- waa hadba waxay kala soo guryo noqoto Shirka London

      Waxa shacbiga Reer Somaliland beryahanba dhex mirayneysay dood adag oo la xidhiidha ka qeybgalka shirka Somalia ee dhowaan London ka dhici doona iyo dhib amma dheef wuxuu Somaliland u leeyahay. Waxay haatan dooddaasu isugu biyo shubatay in xukuumadda loo ansixiyey codsigii ka qeybgalka shirkaas. Waxa weliba loogu daray in laga horqaaday caqabaddii sharci ee ku …

      Read More

        Ma Dhabaa in labada Aqal Baarlamaan ee Somaliland ay dabarkii ka fureen xukuumada?(Dhegeyso)

        Hargeysa Feb 06,2012(qurbejoog.com)-Labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa Dabarkii ka hortaagnaa xukuumada iyo shaqsiyaadka reer Somaliland ka qeybgalka Shirarka Soomaalida goaan aqlebiyada wax uga bedelay. Goaanka ayaa kolka aad u fiirsato waxa uu u qoran yahay si dhab ahaantii aan ka turjumeny rabitaankii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ahaa ka qeybgalka shir walba nooca uu doono…

        Read More

          Reer hargeysoow Xaqa maxaad U Huwinaysan Dulimarkhaatiyada

          Sheikh maxamud geele ilaahay buu idinka ashtakeeyey waar hooy xaqa raaca. Xaqaiyo baadilka waligood dagaal baa ka dhexeeyey xaqa ayuun baana guuleysta  Adduun iyo aakhiraba  xaqa oo la raaco waxaa laga helaa  barwaaqo .sharaf.cadaalad. sinaan .iyo inay qofka ka maydho  damaca shaqsiga ee foosha xun leh,iyo hawooyinka khayaaliga ah ,iyo danaysiga gaarka ah ,waxaana xaqu…

          Read More

            The pirate nobody wants

            Abdulahi Ahmed Guelleh, 36, was freed on 30 November 2011. Just before midnight the warders at La Santé prison in Paris, where he had been locked up for several months, threw him out. He was frightened, and did not want to leave. He knows very little about France, even though he has spent more than three…

            Read More

              Sheekh Saciid Cali Axmed oo Talooyin wax ku oola u jeediyay Soomaalida colaaduhu madax mareen ee Qurbaha ku nool(DHEGEYSO)

              Ottawa Feb 03,2012(qurbejoog.com)-Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa dhawaan talooyin wax ku oola u jeediyay Soomaalida Qurbaha ku nool ee la kala safan dhinacyada Siyaasada ee degaanada Soomaalida. Sheekhu waxa uu xusuusinayaa Shacabka Qurbaha ku nool waxa Diintu ay ka qabto colaadaha Noocana iyo saameynta ay bulshada qurbejooga ku leeyihiin colaadaha. HALAKAN GUJI SI AAD UGA…

              Read More

                SCDO POSITION PAPER- LONDON SOMALIA CONFERENCE

                We the members of Somaliland Community Development Organization of Metro Toronto do appreciate and commend our President’s wise decision to give his people the opportunity to have a say on formulating a sound response to the invitation of the government of Great Britain to our government to participate the upcoming London conference on Somalia. The…

                Read More

                  Muxuu yahay jaahwareerka haatan ka taagan Somaliland?

                  waxaan salamayaa dhamaan saxaafada  S/land  gudo iyo dibadba ka halw  gasho  waxaal leeyahay waad ku mahad santihiin sida hufan ee aad ugu shaqeyneysaan dadka iyo dalkaba  alla hadin ka amaan mariyee runtiina u samr cidkastoo idinkula kacda gaf sida a raafkii ay Xukuumada hada haysa taladu idinku sameysay wakhti dhawaa ee la soo dhaafey hadii…

                  Read More

                    Somalia – nomad girl(video)

                    Fatima grows up somewhere in the vast steppe of Somalia. The drought in 2011 and Al Shabab’s attacks and pressure caused many nomads to flee their homes and walk for days and weeks through the empty land to arrive at a refugee camp in Mogadishu, Kenya or Ethiopia. Fatima loses almost everything. With only her…

                    Read More

                      Help Somalia fight roots of piracy

                      The U.S. Navy Seals’ dramatic rescue of Poul Hagen Thisted and Jessica Buchanan early Wednesday ended the hostages’ three-month ordeal in Somalia. But why was it left to the United States to conduct this operation in a country thousands of miles away? The short answer is that the United States has the military and intelligence…

                      Read More

                        A reply to an open letter sent to PM David Cameroon and Mark Bowden(UNDP) on Somaliland aid accountability

                        I was surprised to read a letter published on Widhwidh Online and Allgedo Online on 23rd January 2012 and sent to David Cameron, British Prime Minister and Mark Bowden, UNDP Resident Representative for Somalia by a Gentleman who called himself only Farah-Kolley (najmaf@live.com.) Re: Somaliland Aid Accountability.   Mr Farah-Kolley started the opening two paragraphs of his letter with courteous words of gratitude to donor nations for…

                        Read More

                          Six Elements for Success of Somali Conference in UK

                          1. Complete abandonment of the failed formula of 4.5. No tribal representation of any kind. If Somalis should have learned one thing from the last 20 years it should be this: You cannot build a nation with tribes. You can only create havoc, rivalry, mutual annihilation. 2. There is a distinct possibility that this conference…

                          Read More