Xulka Argentina oo Rigoorayaal Minciinsadey & Holland oo Samirkii Looga Bartey Ku Qanacdey(Germany vs Argentina Finals World Cup 2014) By Jaahuur.
Brazil-09-June-2014 (SDN) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula jahaysaneynaa xagaa iyo magaalada baayac mushtariga caanka ku ah ee Sao Paulo waxaana isku arkay oo foodda isla galey xulka Argentina iyo Netherland (World Cup Semi Finals 2014). Ciyaartan oo ka dhacdey (Arena Connthians) ayaa ahayd ciyaar aad u xiisaa baadan waxaana ka soo qeybgaley dadweyne iyo taageerayaal…
