|

Tababare Van Gaal Muxuu Ku Soo Kordhin Doonaa Man United? (By Jaahuur)

images (6)London-31-May-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa tababaraha reer Holland Van Gaal oo loo magacaabey tababaraha cusub ee Man United halka uu ku dhamaado koobka kubadda cagta ee aduunka.

62-ba jirkan Van Gaal oo koobab badan ku soo guuleystey intii uu soo tababarayey naadiyada kala ah Bayern Munich,Barcelona iyo Ajax,wuxuuna badali doonaa David Moye oo bishii April aynu soo dhaafney xilka la qaadey,waxaana ku-xigeen u noqon doona Giggs.

Naadigan Man United ayaa sumacad fiican ku lahaa aduunka 26-kii sanno ee uu la joogey Alax Fegurso

Haddaba tageerayaasha reer Man Unted ayaa ilaa iyo ka dagi la’ kaalinta xun aay ka galeen horyaalkii hadda dhamaaadey ee aay ku guuleysatey Man City.

Bal aaynu aragno Van Gaal wuxuu ku soo kor dhiyo Man United.

W/ qorey Jaahuur

SDN

jjaahuur@hotmail.com

 

Comments are closed