Dibed-bax Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Dhacay Ottawa Canada DAAWO
Ottowa,3Jan,2016(QJ/SDN)-Dadweynaha reer Jabuuti ee ku nool dalka Canada gaar magaalada Ottowa ayaa iskugu soo baxay Dibad-bax ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan xukunka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Dibed-baxan ayaa waxa soo qaban-qaabiyay Xubnaha mucaaridka dalka jabuuti ee dalkaasi Canada degan. Dibed-baxan oo ahaa mid ay boqolaal qof oo reer jabuuti ah isku soo baxeen ayaa…
