Madaxweyne Siilaanyo Hogaamiye Gacan Yare yaashiisu ay Shahaado Qiimayn ah Ku Maamuusaan Iyo Dhaawaca ay ku keentay Milgaha Dawladnimo
Hargaysa 02.Jan 2016 (SDN/QJ):- Muddooyinkii u dambeeyey waxaa saaxadda siyaasadeed ee Somaliland ku soo kordhay shahaado sharaf qiimeyn ah oo ay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo guddoonsiinayaan qaar ka mid ah golihiisa xukuumaddu. Shahaado sharafyadaas waxa u dambaysay mid Madaxweynaha qaranka Axmed Maxamed Siilaanyo lagu guddoonsiiyay furitaankii dhismaha wasaaradda arrimaha gudaha loo dhisay oo lagu sheegay inay…
