Hooyo Reer Djibouti Ah Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Tacadiyada Xukuumadda Madaxweyne Geelle DAAWO

    Ottowa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Madaxweyne Geelle ayaa waxay wajahaysaa kacdoonno ka dhan ah, kuwaas oo kaga imanayaa shacabkeeda, iyadoonna inta badan dadka mucaaridka ah ee dalka jabuuti Xabsiyada dalkaasi loo taxaabo. Haddaba, mudaaniinta reer Jabuuti ee kasoo horjeeda xukunka madaxweyne Geelle ayaa waxay dibedaha ka dhigeen bannaan-baxyo lagaga soo horjeedo xukunka Geelle. Si kastab, waxaanu halkan idiinku soo…

    Read More

    Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Masuulkii Ugu Mansabka Sarreeyay Somaliland Oo Seexda Laascaanood

    Hargeysa,4jan,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyay safarro kala duwan ku gaala bixinayay Goboladda Bariga Somaliland ayaa Habeenkii Xalay u hoyday Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood . Waxaana uu Gudoomiyuhu noqday Masuulkii ugu horeeyay ee xil intaa leeg hayya ee u badheedha u hoyashada Gobolka Sool oo madaxda Somaliland ka…

    Read More

      Wasiir Cukuse oo Xilalkii u Kala Wareejiyey Maareeye ku Xigeenkii Hore ee Telefishanka Qaranka iyo Maareeyaha Cusub Mar kalena Ku Celiyey In la Simayo Shaqaalaha DAAWO

      Hargeysa, 04 January, 2016 (SDN/QJ): – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Md C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayeen Mas’uuliyiinta kale ee wasaarada ayaa  xilkii u kala wareejiyey Maareeye ku xigeenkii hore ee Tv ga qaranka iyo Maareeye ku xigeenka cusub.

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo Si Kooban uga hadashay Werwer Shacabku ka qabo halis ka dhalan karta Haan weyn oo Xeebaha Sanaag ku soo caaridday

        Hargeysa 04 January, 2016 (SDN/QJ): –  Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay ogaadeen muhiimadda loo isticmaalo Haan weyn oo ku soo caaridday Xeebaha Gobolka Sanaag, inkastoo weli socoto baadhitaankeedu. Wararka Haantan weyn oo ku soo caaridday Xeebaha Magaalada Xarshow ee goboblka Sanaag oo loo maleeyey inay tahay kuwa sunta hadhaagga…

        Read More

          Derbiga ka soo horjeeda Xabsiga dhexe ee Hargeysa oo lagu qoray Farriin Madaxwaynaha lagaga codsaday inuu Cafis u fidiyo Maxaabiista

          Hargeysa, 4 January, 2016-(SDN/QJ) – Derbiga ka soo horjeeda Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu qorey Farriin si toos ah loogu dirayo Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Farriintan oo lagu qorey Gidaarka ka soo horjeeda Jeelka ee Laamida uga tallowsan dhanka Koonfureed, waxa Madaxweynaha lagaga codsaday inuu Cafis u fidiyo Maxaabiista. Qoraalka…

          Read More

            Guddiyada Xaafadaha Magaalada Burco Oo Dhaliilay Qaabka Uu Komishanka Doorashooyinku U Wado Diiwaangelinta Codbixinta DAAWO

            Burco,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guddiyada xaafada magaalada burco ayaa si adag uga soo horjeestay qaabka ay komishanka doorashooyinka Somaliland u dhigeen diiwaangelinta dalka ka dhici doonta 16ka bishan aynu ku jirno. Iyagoona ku tilmaamay afduun. Sidoo kale gudiyadan waxay sheegeen in aanay xilligan ku haboonayn gobolka Togdheer in laga bilaabo Diiwaangalin maadaama xilli abaar ah lagu jiro oo gobolka…

            Read More

              Dawlada Maraykanku Waxay dhagaystaa Hadalada Isgaadhsiinta uu u adeegsado Raysal Wasaaraha Israa’iil

              Washington 04 January, 2016 (SDN/QJ):  Wargeyska Caanka ah ee Wall Street Journal oo ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa fashiliyey in dowladda Maraykanku ay si sir ah u dhegeysato talefannada raysalwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, taas oo burinaysa go’aan uu hore u soo saaray madaxweyne Barack Obama oo dhigayey in sirdoonka Maraykanku joojiyo dhegeysiga hoggaamiyeyaasha dowladaha saaxiibka…

              Read More

                Hoggaamiyaal Xilal Horay Uga soo qabtay Dawlada Somalia Oo Lagu Casuumay Deegaanka Puntland,

                Garowe, 04 January, 2016 (SDN/QJ): Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed, Cali Maxamed Geed iyo siyaasiyiin caan ah ayaa maanta kasoo degay gagida diyaaradaha magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Masuuliyiintan ayaa socdaalkooda salka ku hayaa ka qayb galka munaasibadda lagu furayo garoonka diyaaradaha Bosaso, iyo xaflada uu ku dagaal degayo madaxwayne Cabdiweli Cali…

                Read More

                  Biyo la’aan ka taagan Deegaanka Seemade ee gobolka Mudug Iyo Dhawaqa Qaylo dhaameed {DHAGAYSO}

                  Garowe, 04 January, 2016 (SDN/QJ): –Deegaanka Seemadde oo hoos taga degmada jariiban ee gobolka Mudug waxaa xiligan ka taagan biyo la’aan saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyada deegaankaasi. Maxamed Xirsi Faarax gudoomiyaha deegaanka Saamadde ayaa sheegay inay horay abaaro uga jireen deegaankaasi oo xoolo badan ay ku sugnaayeen kuwaas oo caws kaliya ka daaqa agagaarka…

                  Read More

                    “Waxaan Dalka u imid inaan Bulshada la wadaago dhibta Tahriibka, Waayo? Qurbaha Anagaa Xog ogaal u ah…” Deeqa M. Soomajeeste

                    Hargeysa, 04 January, 2016 (SDN/QJ): – Deeqa Maxamed Soomajeeste oo ka mid ah Aqoonyahannada Da’da yar ee Somaliland, ayaa soo gaadhay Magaalada Hargeysa si ay u bilowday Wacyi-gelin ay doonayso inay kaga qayb-qaadato yareynta Tahtiibka. Deeqa oo ah Gabadh Qoraaya, ayaa sheegtay inay ka xun tahay in dhallinyarada oo ah Xooggii Somaliland ay si Macno daro…

                    Read More

                      Weftigii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool SAWIRRO {DHAGEYSO}

                      Laascaanood,3Jan,2015(QJ/SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ee Socdaalka Nabadda Iyo Mideenta Somaliland ayaa Gaadhay Gobolka Sool . Waftiga oo sii Maray Deegaanka Wadaama-go ayaa waxaa uu halkaasi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Waftigiisu kala Kulmeen Soo Dhaween iyadoo Bulshadu ay ku dhawaaqayeen Ereyo Taageero loogu muujinayo Gudoomiyaha Iyo Waftigiisa…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Xilalkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada Iyo Taliyeyaasha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Iyo Xubno uu u Magacaabay

                        Hargaysa 03.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada Iyo Taliyeyaashii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Waxaanu Sidoo kale Magacaabay Xubnihii Bedeli lahaa Mas’uuliyiintaas. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Aadan Cige “Xuseen Dayr” ayaa u dhignaa Sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed…

                        Read More

                          Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Xubno Uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Xilalka Hore Uga Qaaday iyo Shaki ka taagan Heshiiskii ay ku dhawaaqeen

                          Hargaysa 03. January, 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Qoraal uu Maanta ka soo saaray Xafiiskii Magaalada Hargaysa Waxa uu Ku Magacaabay Mas’uuliyiin kala duwan Kuwaas oo uu Hore Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xil ka qaadis ugu Sameeyay. Murashax Jamaal ayaa u Magacaabay; Marwo Saamiya Cumar Xaaji Muuse, La Taliyaha Arimaha…

                          Read More

                            Golaha Wakiiladda oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2016 Iyo Go’aamo Gole oo la raaciyey DAAWO

                            Hargaysa 03. January, 2016 (SDN/QJ):-Mudanayaasha golaha wakiilada JSL ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey odoroska miisanayida dawlada ee  2016. Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Xildhibaanada ka Hor akhriyey Go’aamo uu Golaha Wakiiladdu raaciyey…

                            Read More

                              Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland Oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Gaas Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geeridiisa

                              Garoowe,3Jan,2015(QJ/SDN)-Allaha u naxariistee waxaa magaalada Gaalkacyo saaka ku geeriyooday wasiiru Dowlihii wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdullaahi Jaamac Cali kaas oo maalmahan ku xanuunsanaayay xarunta gobolka Mudug. Geeridda wasiirka ayaa laga shaaciyay shirka isla xisaabtan ee kasocda magaalada Garowe, waxaana Madaxweynaha Puntland sheegay inuu geeriyooday Cabdullaahi Jaamac isagoo tacsi u diray dhammaan ehelkii iyo shacabka Puntland ee…

                              Read More

                              Ugaas Caan Ka Ahaa Koonfurka Soomaaliya Oo Geeriyooday iyo Madaxda Dowladda Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geeridiisa

                              Muqdisho,3Dec,2015(QJ/SDN)-Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku geeriyooday Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Xawaadle. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Ugaaska oo ka qeyb galayay shir saaka kasocday Magaalada Baladweyne si lama filaan ah uu xanuun ugu soo booday, waxaana Ugaaska loola cararay…

                              Read More

                                Odayga Somaliland Xaaji CabdiWaraabe Oo Dalka Imaaraatka loogu Qaaday Shaybaadh iyo Dardaaran Uu Jeediyay DAAWO

                                Hargeysa,3Jan,2015(QJ/SDN)-Subaxnimadii hore ee Saaka waxa Madaarka Diyaaradaha ee Egal International Airport ka dhoofay Ambassador Baashe Cawil Cumar oo uu wehelinaayo Oday Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe) oo Xaalad Caafimaad Safiirku u qaaday. Safarkan ayey ujeedadiisu ahayd Xaalad caafimaad oo Xaaji Cabdikariim loogu qaaday dalka Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynuhu warqad caafimaad uga dalbay Imaaraadka Carabta…

                                Read More

                                  ‘’Diiwaan Galinta Codbixiyayaashu Waxay Dalka Ka Bilaabmaysaa 16/01/2016.‘’ Madaxweynaha Somaliland

                                  Hargeysa,3Jan,2015(QJ/SDN)-Digreeto kasoo baxday aqalka madaxtooyada Somaliland ayaa lagu muddooyay xilliga ay dalka ka bilaabmayso diiwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka dalka ka dhici doona 2017ka. Haddaba, warsafaxaafeedka kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa waxa uu u dhigna sidan; WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/DEC/249-3756 /012016 ku mudeeyey wakhtiga Diiwaangelinta…

                                  Read More