Dowladda Soomaaliya Oo Hay’adda WFP Uga Digtay Inay Gargaarka ku soo Beegto Xilliga ay Beeruhu soo Go’ayaan

    London,5Jan,2015(QJ/SDN)- Dowladda  Soomaaliya ayaa ku eedaysay dhawaan hay’adda beeraha iyo cunnada adduunka ee WFP inay Gaar-gaarka kusoo beegto xilliga uu dalaggu u soo go’ayo beeralayda Soomaaliyeed. Wasiir ku xigeenka Beeraha Soomaaliya, Cabdicasiis Saalax Carmaan oo maanta VOA-da siiyay wareysi isagoo ku sugan London ayaa sheegay in tallaabooyinka hay’adda WFP ay niyad-jab ku tahay beeraleyda Soomaaliya….

    Read More

      Dowladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Nin Baakistaani Ah Oo Mad-habta Shiicada Faafinaayay DAAWO

      Hargeysa,5Jan,2016(QJ/SDN)-Taliyaha Laanta Socdaalka Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf (Canbaro), ayaa ka hadlay nin Baakistaani ah oo gudaha dalka Somaliland ku faafinaayay Madhabta shiicada oo ciidamada Laanta Socdaalku gacanta kusoo dhigeen. Taliye Canbaro ayaa sheegay in ninkani uu ahaa nin ganacsade ah isla markaana ay baadhitaanno ku hayaan ciidamada Somaliland. ‘’Waxaan idinka jaahil saarayaa nin iiraana…

      Read More

        Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ka Hadlay Warar Ku Saabsan In Xukumaddu Magacaabayso

        Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):-Aqoon yahan Cabdirashiid Xasan Mataan, musharax xigeenkii iska casilay xisbiga Ucid ayaa sheegay inay jirto xodxodasho soo noqnoqotay oo xukumaddu ku doonayso inay xil u dhiibto, kadib markii maalmihii u dambeeyay warbaahinta qaarkeed qortay in xukumaddu xil u dhiibayso Cabdirashiid, balse arrintaasi ayuu iska diiday.   Cabdirashiid Xasan Mataan oo bartiisa Facebook…

        Read More

          Magaalada Burco oo Maanta Lagu qabtay Xaflad ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolkaasi Iyo Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DAAWO

          Burco 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Togdheer Maxamed Aadan Qabo ayaa si rasmi ah Xilkii Gobolkaasi Maanta ugala wareegay Gudoomiyihii Hore ee Gobolkaas haatana ah Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye. Xaflada Xilwareejinta Waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiinta Heer Gobol,Kuwa Degmada Burco,Madax dhaqamed Iyo Marti Sharaf kale. https://www.youtube.com/watch?v=kuMcBGQOVpY…

          Read More

            “Dawladda Miyaanay Ceeb Ku Ahayn, Waxaanu Ku Heshiinay In Warqad Lagu Soo Qoro Oo Madaxweynuhu Saxeexo” Xisbiga WADDANI DAAWO

            Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Soo baxayay Warar Sheegaya in Madaxtooyadda Somaliland ay dabada ka riixayso Sidii aanay Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uga qabsoomi lahayn Gobolka Buuhoodle oo ah Degmo Doorasho oo hoos tagta Gobolka Togdheer. Sadexda Xisbi Qaran,Komiishanka Doorashooyinka Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan ku qaatay Todobaadkii Tegay Qasriga Madaxtooyada ayaa…

            Read More

              Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Fiisaha ay Joojisay Safaarada Itoobiya ee Hargaysa

              Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse), ayaa ka hadlay Fiisaha Itoobiya, ee ay joojisay Saraafadda Itoobiya ee dalka ka furan, waxaanu sheegay in arrinta Fiisaha hakisay ay tahay arin safaaradda u gaar ah. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse),…

              Read More

                Ururka Midowga Yurub Waxay Taageerayaan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Somaliland

                Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Midowga Yurub ayaa sheegay inay taageerayaan diiwaangelinta cod bixiyayaasha Somaliland ee badhtamaha bishan ka bilaabmaysa gobalka Togdheer. Ergayga Midowga Yurub danjire Michele CervoneDurso, ayaa qoraal kooban oo uu geliyay bartiisa twitterka, wuxuu ku sheegay inay Midowga Yurub ka go’antahay inay taageeraan diiwaangelintan, “Midowga Yurub wax aka go’an inay taageero siiyaan diiwaangelinta cod…

                Read More

                  Wefti Ka Socday Xisbiga WADDANI oo Isagu Jiray Mas’uuliyiin iyo Madax Ka Socotay Laamaha Dibadda ee Xisbiga WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera+SAWIRO

                  Hargeysa05.Jan 2016 (SDN/QJ):-  Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin sar sare oo ka socday dalka Mareykanka oo ugu horeeyo guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobalka Menisota Md.Cabdiraxmaan Aadan Daahir, Axmed Nuur Qodax iyo Habboon Faarax, ayaa maanta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey…

                  Read More

                    “Miisaanka Ay Ku Leedahay Madaxweynaha Iyo Marwada Qaranka Ayaa Noogu Wacan In Aanu Miisaankaa Soo Saaro” Wasiir Abgaal

                    Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa ammaanay bulshada Reer Saaxil, sidoo kalena sheegay in badhasaabka Awdal Mudane Ramaax oo uu ku tilmaamay nin fudud inay isfahamsiiyeen bulshada reer Awdal. Hadal kaftan badan oo uu ka jeediyay munaasibad badhasaabka cusub ee Saaxil oo dhalasho ahaan gobolka Awdal ka soo jeeda iyo…

                    Read More

                      Musharaxa Golaha Baarlamaanka Dr.Maxamed Xassan Finnad Oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge Ee Magaalada Hargeysa SAWIRRO

                      Hargeysa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Munaasibad ballaadhan oo ay kasoo qayb-galeen Aqoonyahanka iyo dhalinyarada Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ayaa caawa lagu qabtay Hotel Baane ee magaalada Hargeysa, taas oo ay ujeedadeedu ahayd in dhalinyarada iyo Bulshada Degmooyinkaas lagu dhiiri galiyo Qaadashada Kaadhka Codbixinta iyo Ka Muwaadinkaba. Kulanka Munaasibadan oo uu soo qaban-qaabiyay Murashaxa Golaha Baarlamaanka Somaliland Aqoonyahan/Dr.Maxamed Xassan…

                      Read More

                        Xildhibaan Reer Jabuuti Oo Shaaciyay In Uu Yahay Murashax U Taagan Xilka Madaxtinnimo Ee Dalka Jabuuti “Waxaan is-leeyahay Is-bedel ayaad keeni kareysaa waxna waad u qaban-kareysaa haddii umadda reer Jabuuti….” Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan

                        Jabuuti,5Jan,2015(QJ/SDN)- Prof Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan oo ka mida Golaha Deegaanka Jabuuti ayaa shaaciyay inuu u tartami doono xilka Madaxweyanimada Jamhuuriyadda Jabuuti, isaga oo ah Murrashax Madax-banaan, isla markaana waxa uu ka codsaday shacabweynaha reer Jabuuti inay taageeraan.  

                        Read More

                          Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo La Kulmay Guuleed Aadan Cabdi, Oo Ah Wiil Yar Oo Reer Buuhoodle Ah Oo Ilaahay Hibo Hal-Abuurnimo Siiyay SAWIRRO

                          Garowe,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guuleed Aadan Cabdi waa wiil da’yar  oo jira 13-sanno oo dhigta fasalka saddexaad ee dugsiga, waxa uu ku dhashay Degmada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn halkaas oo uu wax-barashadiisa kasii wato. Guuleed waxaa uu Madaxweynaha, Madaxweyne ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka hortooda kusoo bandhigay gawaadhi, iyo Diyaarado uu isagu iktiraacay oo maskaxdiisa ka keenay, Gawaadhid ayaa…

                          Read More

                            Xubno Horey U Shaaciyay Inay Iska-Casileen Guddiga WADADA-CAD Ee Hargeysa-Sallaxley Oo Guddiga Ka Aqbalay Inay Ka Noqdaan Is-casilaadda

                            Hargeysa,4Jan,2015(QJ/SDN)-Kullan casho-sharaf ahaa oo Caawa ka dhacay Hotelka ROYAL ee Magaaladda Hargaysa,ayaa waxa iskugu yimid Guddiga Dhismaha Wadada cad ee Isku xidha Magaalooyinka Hargaysa-Sallaxley iyo deegaanka Ina-Guuxa ee Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Dalka Ethopia. Kullanka,ayaa waxa lagu shaacinayay Xubno  Guddida ka tirsanaa ooh ore u shaaciyay inay Iska casileebn Xubin-nimaddii Guddiga,taas oo ay Hogaanka…

                            Read More

                              Suudaan Oo Ku Biirtay Dowladaha Xidhiidhka U Jaray Maamulka Shiicada Ee Iiran Iyadoona Eriday Safiirkii Iiraan U Fadhiyay Khartoum

                              Khartuum,4Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxtooyada  Suudaan ayaa ku dhawaaqday Maanta oo Isniin ah in  safiirka Iiraan ee Khartoum la eryey ka dib  weerarkii lagu qaaday safaaradda Sucuudiga iyo qunsuliyadda ku lahaayeen Iraan ee Tehran iyo Mashhad. Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka difaaca Saudi Careebiya Amiir Mohammed bin Salman bin Abdul Aziz ayaa maanta telefoon ka helay Wasiiru Dawlaha …

                              Read More

                                Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo La Kulmay Raysal-Wasaarayaashii Dalka Soomaaliya Soo Maray SAWIRRO

                                Garoowe,4Jan,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali  oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 04-Jan-16 qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Labo wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Ra’iisul-wasaarihii hore ee  Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geeddi iyo Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed….

                                Read More

                                  Sucuudiga Oo Xidhiidhka U Jaray Dalka Iiraan Isagoona Safiirkii u Fadhiyay Dalkaasi Kala Soo Baxay DAAWO

                                  Riyadh,4Jan,2015(QJ/SDN)-Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa xidhiidhkii dublamaasiyadeed u goysay dalka Iran, dublamaasiyiintii safaaradooda Riyadh u fadhiyayna amar ku siiyay inay dalkooda si dhakhso ah uga baxaan. Wasiirka arrimaha dibada Sucuudi Arabia Cadil Jubayr, ayaa warbaahinta dalkiisu u sheegay, in dawladiisu xidhiidhkii dublamaasiyadeed u jartay dalka Iran, dublamaasiyiintoodina amar lagu siiyay inay dalka Sucuudiga ka baxaan, waxa…

                                  Read More